Page 4 of 4
Re: What's with the most retarded posts?
Posted: Mon Jul 16, 2007 2:14 pm
by Sir-Luggoyo
So you expect me to feel sorry for you? War balaayay kaa tahaye ama buul ku jir ama bannan jiife, naga dhig qorigan baasee dabka eheed la wareegeysanayso ninyahow
Re: What's with the most retarded posts?
Posted: Mon Jul 16, 2007 2:24 pm
by Ina Baxar
Funny thing wallahi , Sir Luggoyo , weli waan xasuusta. The first day aan soo galay Snet waxan sitay qori AK ah oo Somaliland ku hoos qornayd in my avatar.
The first person who addressed me was you-->" war inaga dhig waxan aad siadato" baad igu tidhi

Re: What's with the most retarded posts?
Posted: Mon Jul 16, 2007 2:31 pm
by kambuli
Sir,
Dee walaal anigu weligeyba COOL baan ahayee, sowtii aad adigu mar keliya uun jibootey?
Iminkana haddii aad coolnimadaadii kusoo noqoneysid you are welcome walaal
