[quote="Sakhraan"]Huush_Xabajo boy.............this is what Idoors think about the Huuno Huush
Ha go'doonto Gudabiirsidii Ganafka jeexnayde
Ha la guurto gaajiyo baryiyo gelelefkeediiye
Dameerkii Gafuurrada caddaa Geela yuu didinne
Meeshay gabbood moodayaan haw gurguriyeene
Goonyaha Ilaahay halkay garan ha aadeene
Gob baa lala dersaa waa wixii gaday abaalkiiye
______________________________________________
Gabayga waa funy walle
War kaba shaagle maxaa sidaa loogu caayey
