[quote="DawladSade"][quote="The_Emperior5"]Merexaan u guys are meessed up using ogaden for ur own battles but the thing is if the hawiye join those forces way idiin dhamaadtay and u know it to
ogaden dont act like darood waad oogtahay adigu baaa merexaanku way uu naxariistaan mejeerteenka
laakin ogaden ma naxariisto
our interest is that the tfg must be gone are u with me[/quote]
Emperior sxb wax aad ka warqabtidba majirto, barre hiiraale badanaa waxa kasoo horjeestay waaba mareexaanki waayo mareexaanki dagaalki icu seddex wax baa iskugu darsamay
1. axmaaro inaan necbeyn
2. al itixaad inaan badanaa ahayn (gedo waa hoygi al itixaad sagaashameetadi dhan)
3. inaan afbiijo necbayn
that is why alot of mareexaan refused to fight for barre hiiraale, qaarna (al itixaadka) wayba kasoo horjeesteen..maxaakiimti laftigeeda governerka kismaayo iyo meelahaas, policeka kuli mareexaan bay ahaayeen
marka ha isticmaalin dagaalki icu inaad tiraahdid mareexaan waa laga rayn karaa
dagaali civil war, HAWIYE, CUMAR JEES, RAXANWEYN oo chinese la eg, kuli so maahayn kuwaan ciribtirnay, oo beledweyne xoreyne, gaalkacyo tagnay, ksimaayo ku duulnay, hawiye benaadir isku wada keenay?
maxaad taqaan sxb, wali waxad u baahantahay inaad cilmi dhinacaa iyo somalia sii kororsatid

[/quote]
simpely u guys arent united damn but are u with me is merexaan agains the tfg
ogaden is agains tfg what the fock merexaanku manay mabda lahayn
dagaaladii reaxanweyn caydiid hawiye waxa walaga soo dhamadaay maanta la jooga
maxakiimtii way isku soo beerreen jubooyinkii that today politics
merexaan should stop to folow one man like the dhulbahantes the neeed to have one vision thats when u can achiefe ur goals