Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
ina baxar ma qof aad wax weydiiso oo kale ayaad wayday,dadkan iska hadlaya oo leh dil qof kasta aan ka ahayn isaaq.dadkan miyaynan soomaali muslim ah wada ahayn..aniga waxay ila tahay dadkaas masaakiina ah ee ONLF hasyato inay sii daayaan wax dambi ay leeyihiin majrto,sidoo kale dadka onlf ay hayaan hargeysa hasii daayaan oo gaalada tigrey yay u dhiibin.
[quote="malakul mawt"]ina baxar ma qof aad wax weydiiso oo kale ayaad wayday,dadkan iska hadlaya oo leh dil qof kasta aan ka ahayn isaaq.dadkan miyaynan soomaali muslim ah wada ahayn..aniga waxay ila tahay dadkaas masaakiina ah ee ONLF hasyato inay sii daayaan wax dambi ay leeyihiin majrto,sidoo kale dadka onlf ay hayaan hargeysa hasii daayaan oo gaalada tigrey yay u dhiibin.[/quote]
i agree with any man on the rout to peace,but you refered to the hostages that onlf is in control of as innocent and the ogadens that were handed over to the tigree regime as onlf,see where the conflict lies?
is every ogaden a onlf member?if that was the case there would be 8 million fighters at the gates of hargeisa. shouldnt you re arange your aproach to such sensitive supjects as the one at hand,cosidering theres a dark cloud hanging over the heads of both parties witch can spill over at any moment and bring back the days "KABTEYDI YAA ARKAU".i dont think one should attemp to be bious in times of disaster.
[quote="KUN-DILE"]ONLF fools are playing with fire. If these men turn out to be Garxajis men, then they shall regret it with the full wrath of the Garxajis men. Hadaan dhulkaa Cagdheer laga qixin, oo aan sida xoolaha loo xaasuuqin, Garxajis ma nihin.[/quote]
sxb warkan hadday wax ka jiraan waxaan hubaa ragga la qabtay inay 100% Garxajis yihiin weliba HY.Illaa hadda warkan lama xaqiijin laakiin hadday warkan wax ka jiraan waa inay HY shiraan oo laga tashado sidii arrintan wax looga qaban lahaa.ONLF baabuur 60+ ah oo 90% Habar Yoonis leedahay baa Hawdka lagu gubay cid ka hadashay ama cid dadkii hantidooda la gubay wax siisay midna ma jirto.2005 ayay ahayd markaynu dagaalka u diyaargarownay Kadib markay 3 nin afduubeen laakiin shacabka Ogadenka ayaa ina baryay oo yidhi ONLF "nama metesho mana taageerno" ee hanagusoo duulina.Adigu kun_dile haddaad tahay maxaad ku talin lahayd?ma inaynu dagaal galno oo cid walba oo Ogaden ah la laayo mise inaynu ONLF iyo cidii taageerta "target" ka dhigano?
Kaliil Markaad Xidigta[quote="kaliil"][quote="XidigtaJSL"]ONLF is a terrorist organaization. Both Somaliland and Ethiopia need to deal them a blow very soon[/quote]
Hooyadaa somaliland iyo Ethiopia u sheeg naagyow naagu dhalay.Somaliland iyo Ethiopia dadkay kugu direen hakaa celiyaan ama dadka iyaga loo qabsaday hasoo daayaan.[/quote]
Kaliil Maxaad dadka Ugu Qabsaneysa their opinion? ONLF wa Terrorist organisation la iskuma hayo taas, waxi somaliland jooga ee ONLF waa in Madaxa inta Laga guro inta kale ee soo hadhayna Ethiopia iyaad sheegeysaye Guantaamo Bay loo dira....
Guantaamo Bay maha naloqo tahdidi, dad naga sharaf badan ba ko jira. If we're torrerist because we want our right, bring it. Ethiopia is our enemy, o dagal ba naga daheya, qofki la jirana is enemy. Arinto wa as simple as that.
lol Anigu dul ban leyahay la yira ogaden somalina wan ahay. dulkeyga inshallah great islamic of somalia bo ka mid noqon marki la so 3eliyo. Ethiopia wa gumeysi. dul somali bey haysata in lo dayana ma aha.
Somali o idil bey qabyalad ko jirta, ha ahato, somaliland, puntland, jubalan, hamarlan. Arintas wa arin somali o idil heysato on waligen hormar ghareynin. sual ban qaba, kan leh oagen wa ethiopian, ma only ogaden ba ethiopian ah misa somalida o idil mesha dagta?