Cawarow, walaal,
Waxaan qabaa feker ka duwan kaaga...
Xabashiyi asxaan Somaali uma hayso, umana hayn, umana hayn doonto...

eriod
Laakiin waxa aan diidanahay kuwan iska dhigaya dad Xabashi diid ah oo u dagalaamaya Xabashi nacayb... That is not true, waxay ku dagaalamayn xukun iyo kursi doon...Xabashi oo aan iman waddanka ayey duulaan ahaayeen, iyakoo sheeganaya Wadaaddo raba inay diinta wax ku xukumaan, deedna waay beddesheen magacii oo waxay yidhaahdeen 'Waxaanu nahay kacdoonka la dagaalanka Xabashada, ama Xorreynta dalka"
Su'aashu waxaa weeye, yaa baasee keeney Xabashada? Sow adiga maaha.. Sow umaad diidin inay TFG caga dhiagto? Sow umaad diidin inay dhamaysato wakhtigii loo qabtay? Sow maahayn TFG meel ay ku dhamaayeen Somali oo dhami?
Sow TFG nafteeda meel la gasho ma waayin? Jowhar u guur, Baydhaba u guur? Ma Tigrey baa inala joogey? Markii bombada loo dhigayey ma Tigrey baa inala joogtey?
Haddii aad neceb tahay, qabiilka uu madaxweynuhu kasoo jiido, maad iska sugtid oo Vote-ka dambe dooratid ka aad qabiilkiisa rabto?
I hate to talk about this topic and I have tried for a long time not to talk about it, simply because Somaalidu way neceb tahay runta...
The Xabashi and the so called ICU are both killing Somalis.....
Qabiil qaran noqon maayo, sheego magac kasta oo aad rabtid...That is the bottom line...