
Quule, wallahi ina adeer waa i aad joojisid beel dhan aad caayeesid hal shaqsi daraadiis. Shankaroon has never said anything about reer dalal and she is probably the closest person, other than you, to reer dalal here. Dhibka haysta dad badan oo halkaan iyo meelal badan ku qoro ayaa adigana ku haysto waayo waxaad iska dhaadhicise in uu qof kasta neceb yahay beesha aa ka dhalatay. Anigu waxaan kuu sheegayaa in ay taas run aheen oo dadku inta joogo qaraabo wadayihiin one way or another. Ka fikir waxaan ku leeyahay adigoon ka xanaaqin.