New list of Ministers

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
xaseey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 694
Joined: Sun Dec 14, 2003 7:00 pm

Re: New list of Ministers

Post by xaseey »

[quote="Voltage"]Xaseey jagaday nasiiyeen run ahaantii waa sharaf dhac lakin maahe dhulbahante baa la siiyey wasiirka dibedda because way u qalmaan ee waxaa weyaan gaaljecel baa la siiyey wasiirka gudaha iyo biimaal la siiyey wasiirka gaashaandhiga

taas baa ku tusayso cadaalad darada meesha ka jirto iyo in awood waxaani lagu dhisin, lakin maxay tani macno leedahay dawlad rasmi ah haday jirto cid walba waxay u qalanto bay heli as for now wax saamayn ee magacaabyadan nagu leedahay inayan jirin and JUBBALAND will continue to exist as our personal backyard[/quote]


sxb waxbaa isku kaa qaldan jagada gaaljecelka heleen waxay ku heleen qeyb hawiye ,,,tana biimaalkana waxay ku helen qeyb DIRTA,,

LAAKIIN DHIBKU WUXUU YAHAY ADINKU WHY AY DAAROODKA IDIIN QADIYEEN ,MA AYDAAN EHEEN ADINKU DAAROOD,,
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: New list of Ministers

Post by kambuli »

Sahan,

Bal xaal qaado walaal...Ismaba odhan Dir baa cay ehe...Walaalow xaal qaado haddii aan gefey..
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: New list of Ministers

Post by Voltage »

Xaseey maxuu gaaljecel ku helay Hawiye? Murusade oo kaa horeeyaba kaana awood roon waxuu helay wa aloo jeedaaye

inaad heshid wasiir iyo inaada helin bay ku xirantahay waxaad qabiilka ka tahay, lakin waxaad HESHID waxay ku xirantahay cidii kusiiso, markii mareexaan la siiyey GAASHAANDHIGA, daroodka kalena hayeen kaluumaysiga iyo tamarta iyo maanta maxaa kala duwan oo aan ahayn waa loo kala magacaabay

badowsanaa kani
User avatar
xaseey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 694
Joined: Sun Dec 14, 2003 7:00 pm

Re: New list of Ministers

Post by xaseey »

unclebin,,sxb jagooyinka harsan waa kuwan,,

1.wasaarada caafimaadka

2. shaqada & shaqaalaha

3. xanaanada xoolaha

4. kalumaysiga & qeeyraada bada
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: New list of Ministers

Post by Murax »

Marexaan has Jubbland, and nobody else does.


To be honest, I could care less if we get on parliment seat, let alone a cabinet spot, lol...



Xassey,


Saaxib, sharaftaa ilaali, oo Dawlad oosin jirin, haa ku dabaalgegin, dhuli yahow, lol....
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: New list of Ministers

Post by SahanGalbeed »

There you go Kambuli , miyaan wax isku diidi karna inagu :-D

Hiraanboy oo miidhan meel aynu ka saarno gaadhiga u ma haynee , inaga ilaali !!
User avatar
xaseey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 694
Joined: Sun Dec 14, 2003 7:00 pm

Re: New list of Ministers

Post by xaseey »

[quote="Voltage"]Xaseey maxuu gaaljecel ku helay Hawiye? Murusade oo kaa horeeyaba kaana awood roon waxuu helay wa aloo jeedaaye

inaad heshid wasiir iyo inaada helin bay ku xirantahay waxaad qabiilka ka tahay, lakin waxaad HESHID waxay ku xirantahay cidii kusiiso, markii mareexaan la siiyey GAASHAANDHIGA, daroodka kalena hayeen kaluumaysiga iyo tamarta iyo maanta maxaa kala duwan oo aan ahayn waa loo kala magacaabay

badowsanaa kani[/quote]


aniga hadii aan ilkoyare ahaan lahaa waa diidi lahaa jagadaasi la idiin siiyey runtii waa sharaf dhac ay idiin geysteen walaalihiin daarood,,


teeda kale arinta ah murusade ayaa idiinka awoodbadnaa sxb hada qabiil qabiil ka awood badan ma jiro wadankii tigree ayaa ka taliyo no more tikniko iyo wixii laysugu faani jiray,,anaga oo dhan sacbooleey ayaa wada nahay...
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: New list of Ministers

Post by Unclebin- »

[quote="xaseey"]unclebin,,sxb jagooyinka harsan waa kuwan,,

1.wasaarada caafimaadka

2. shaqada & shaqaalaha

3. xanaanada xoolaha

4. kalumaysiga & qeeyraada bada[/quote]



Wasaarada Cafiimaadka iyo Xanaanada Xoolaha = Digil Mirifle

Wasarada Kaluumeysiga & Batroolka iyo Qeyraadka bada = Majerteen/Awrtable

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada = Abgaal/mudulood
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: New list of Ministers

Post by The_Emperior5 »

wax isaaq ma ku jiraan
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: New list of Ministers

Post by MJ-Pride »

Marehans jump balka iska ilaaliya. I am here monitoring when one of you guys jump on the hilibka ceeriin and start talking about the TFG
User avatar
xaseey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 694
Joined: Sun Dec 14, 2003 7:00 pm

Re: New list of Ministers

Post by xaseey »

[quote="Murax"]Marexaan has Jubbland, and nobody else does.


To be honest, I could care less if we get on parliment seat, let alone a cabinet spot, lol...



Xassey,


Saaxib, sharaftaa ilaali, oo Dawlad oosin jirin, haa ku dabaalgegin, dhuli yahow, lol....[/quote]


sxb i m not sayin i support the tfg,and i will never support them..

laakiin waxay tahay ayada oo markii horeba waxa meesha yaala ay ahaayee wax aan jirin hadana ha lagaa siiyo tan ugu liidato,taasii xaqiraad mana aqbasheen ninka jagadaas qabtana waan dili lahaa
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: New list of Ministers

Post by Voltage »

[quote="xaseey"]aniga hadii aan ilkoyare ahaan lahaa waa diidi lahaa jagadaasi la idiin siiyey runtii waa sharaf dhac ay idiin geysteen walaalihiin daarood,,
[/quote]

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk War Darood haday isa soo magacaabeen oo Mareexaan laga badiyey Majeerteen baa lasiin lahaa Wasiirka Maaliyada Afbiijo uu usuxul duubtay ee jambalkaan raqiiska ahi dadkaad ka liidatid ula tag..aduunka waxaa ugu daran doqon doqon rabo inuu kaa dhigto

Teeda kale yu waa sharaf dhac is casil kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Sxb markaan wasaarada GAASHAANGHIGA haysanay maxay noo tartay maxayse DAWLADA KUMEEL GAARKA noo ahayd oo samayn nagu lahayd, mindhaa qolohiinaan kale bay waxaani wax idinla tahay

Sharac dhac waxay ii tahay maalintii AFAARAHA JUBBALAND aan cid kale kala tashado
User avatar
xaseey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 694
Joined: Sun Dec 14, 2003 7:00 pm

Re: New list of Ministers

Post by xaseey »

arimaha jubada hoose ,,it is just matter of time ,,ilamaha inaad kusii raagi doontaan
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: New list of Ministers

Post by Murax »

TFG was ran out of Jubboinka in 5 minutes and 10 seconds. Talk to me about Goobwein, Jilib, Beerxaani, Kismaayo. TFG waxna igama galin, lol.....



Anyway I think it is good the weaker clans get the most representation. The Government is supposed to be for them to ensure their rights, so the more powerful, influential should be in the backround.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: New list of Ministers

Post by Murax »

[quote="xaseey"]arimaha jubada hoose ,,it is just matter of time ,,ilamaha inaad kusii raagi doontaan[/quote]


Xassey, hadaad amuusi weyday, walee xabad Talxe baan ku soo diri, Gaaljecel yahow gaajeysan lool...
Last edited by Murax on Fri Jan 04, 2008 4:57 pm, edited 1 time in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”