Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by LiQaaye_TDH »

Huh.. who was talking to You Kido? If you think New York belongs to Garxajis then FINE :mrgreen:
Cisse Westlake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3763
Joined: Sun Mar 30, 2008 5:06 pm

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Cisse Westlake »

kaliil wrote:Nin caqli leh baan kuu malayn jiray oo waan ku xushmayn jiray berigii hore laakiin inaad qashin tahay oo wax caqliya lahayn baan ogaaday.Ragga bahbahlayaasha ah u xilqariyaanu islahayn laakiin hadda kadib waa inaa runta la idiin sheego.Habar Awal oo idin aqoon baa libaaxyo isaga dhigtaan oo halkanaan ku xaaray iyo niic la mid ah uga sheekaysaan :lol:
saaxib the ciise muuse know habar jeclo very well, after all we live with both habar yunis and habar jeclo in burco and in berbera. it is the sacad muuse that dont know them well. the low blows are always coming from kids that say they are from habar jeclo. cali gaab and wadaniweyn in particulary. it is as if they have to prove the powers of their clan on the internet. and those 2 repeat the same low blows at every chance they get :down: that is not gobnimo.
Reer Burao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 909
Joined: Tue Jan 22, 2008 8:34 pm
Location: Burco-desparado, running wild throw Warbaye, Sanyare, finaly Gashamo. Before I move onto Duruqsi

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Reer Burao »

Cisse Westlake:

1. This LiQaaye guy is full of bullshyt this is the guy claimed Burco is only inhabited by Haber Jeclo. He has so much hate for Haber Awal, Issa musa, Ciidegale, and especially Haber Younis. I dont know why... HY this and that. Waa LiQaaye take HY big nob out of ur month.

2. When cleary, Issa Musa sibaa Maxamed Issa, Abduallh Arb (Arab) outnumber Haber Jeclo in Burco.

3. Forget about the HY in Burco which is claery the majority .
Reer Burao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 909
Joined: Tue Jan 22, 2008 8:34 pm
Location: Burco-desparado, running wild throw Warbaye, Sanyare, finaly Gashamo. Before I move onto Duruqsi

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Reer Burao »

[quote="LiQaaye_TDH"]
1952 Habar Jeclo Markey xoog kula Wareegtay Caasimada Gobolka Togdheer Burco, Maxa iiga Dambeeyay????
[quote]

1. :lol: :lol: lol that the funnist claims I ever heard from HJ bah-xabashy guy.

2. You talk about Cimraan which Reer Hussain outmuber 5 times. Waa the biggest HJ clan Reer Dahiir sibaa Reer Yusuf got masscred in 1 day. Thats the Maxamed Aboker you talk about, sibaa the Reer Dahiir sibaa Reer Yusuf the largest HJ clan.

3. 27 Maxamed Aboker and Reer Yusuf Dahiir (HJ) got there throats cut including your best poet ever (Maxamed Fadel) lol :cry:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

4. Dont talk about 1952 ever again because HJ and Maxamed Aboker goat massacred. :lol:
----------------------------------------------------------------------------------------

Dagaaladii sokeeye ee HY iyo HJ dhexmaray badhtamihii qarnigii aynu soo dhaafnay ayaa rag badani ka gabyeen iyadoo mid waliba dhinaca saarayo tolkiis. Maalintii Qallalis ee 27-ka nin ee HJ ee Maxamed Cali Fadal iyo inaadeerkii Ciise Tuur la dilay ayaa HY u ku tidhi nimankii aad maroodiga ku sheegtay ee HJ waataa la jebiyey ee hadalkaagii la soo noqo. Yawle wuxu markaa yidhi,
1.Muslin iyo kufriba idinka oo ugu miciin liita
2.Ma maroodi baan Habar Jeclooy idinku maaweeshey
3.Ma mooyaan idiin tumay gun waa loo mashxaradaaye
4.Ma maraykan baa idin qabsaday ayda miranaayey
Cisse Westlake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3763
Joined: Sun Mar 30, 2008 5:06 pm

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Cisse Westlake »

cuqdad is not good for anyone

let the past rest :up: dont dwell on it
Reer Burao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 909
Joined: Tue Jan 22, 2008 8:34 pm
Location: Burco-desparado, running wild throw Warbaye, Sanyare, finaly Gashamo. Before I move onto Duruqsi

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Reer Burao »

Cisse Westlake wrote:cuqdad is not good for anyone

let the past rest :up: dont dwell on it

You right cuqdad is not good. :down:

Issaq :up: :somaliland: :up:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by kaliil »

Liqaaye,

ama calaacal ama taariikh aanad lahayn samayso haddaad doonto laakiin kolleyba afar Habar Xabuusheed is urursaday waxba anaga nalama aha.Idinkaa HY cabsidaad ka qabtaan daraadeed markaad aragtaan dhawr nin oo HY ah oo meel isugu tegey ayaad wareertaan oo shaki idin galaa.Anagu inaad jirtaan iyo inkaleba ma anagaa kala ogba, illeen waxba nalama tihiine.HJ Somaliland Caynaba meel aan ahayn kama degaan,anaguna somaliland magaalo aanaan ka degen maba jirto,Itoobiyana 3 gobol baan ka degaa markaasaad rabtaa inaad ila doodo ama dhul iigu faanto adoo bariga Burco iyo Caynaba inta u dhaxaysa dhaafin.Ilaahay baa laangaab weliba midgaana kaa dhigaye waxba aniga ha ii calaacalin.Kulmiye kala yaac oo HY baa hadda wadnaha u gashay.ninka ciidanka booliska Hargeysa haysta ee Maxamed Kahin soo eryaday waa HY, Burcona HY baa ku sugaysa oo wakaa ina Kaahin cirka iyo dhulka meel uu ka dhacay la la`yay Siraanyona sidaasoo kalaa loo geli intaasuu beryahan iskaba aamusayba markuu arkay inaan loo naxayn.

Riyaale cidda meesha ku haysa ee uu taageerada badan ka helaa waa HY oo Cawil, Siciid Sulub iyo Bulaale iyo wasiirada kale ee HY ayaa meesha ku haya.Intay raggaasi meesha joogaam HJ waa ka xaaraan inay madax ka noqdaan waayo idinku caqli aad wax ku maamushaan malihidiin.maxaydin samayn meesha la idiin diidye?weligiin miyaydin calaacali oo ooyi?Dagaalkii 1995 waxba kama ogide anaga iyo ragga Habar Awal ayaa xukunka isku haysanay markaasuu Maxamed Ibraahim Cigaal footsoldiers idinka dhigtay intuu mooday inaad naf leedihiin isagoo weliba hub iyo dhaqaale idin siinaya laakiin wuu ku khasaaray oo idinka iyo wixii idinsoo raacayba markii magaalada laga saaray ayuu HY intuu ergo u diray la heshiiyay oo weliba rag badan dawladiisii ugu daray.Anoo somaliland oo dhan la dagaalamayay oo weliba waxba la iga qaadiwaayay anay sharaf iyo faan ii tahay, idinkana ceeb bay idinku tahay.

anagu somaliland waardiyaanu ka nahay oo Daaroodka anagaa dhinac walba ka horjoogna.Dhulbahante Sacad Yoonis oo hadda Xudun badh ka degaa horjooga, Warsengelina Muuse Ismaaciil baa ilaaliya, Ogaadeenkana beelaha kale ee Hawdka baa horjooga markaa idinkoo waxmatareyaal ah baad niicda haysaan.Itoobiya hadda uma qaxine 1870 ayaan markii ugu horeysay Ogaadeenka dhul kaga qaaday illaa intaa wixii ka danbeeyeyna waan sii durkayey.Dhul somaliland leeg oo barwaaqo ah baan itoobiya ka degaa oo ogaadeenka ka qaaday halkaad adna weligaa tuulaha Caynaba dhaafin.Habar Awal oo rag ah mooyaane Isaaqa yaryar ee kale anaga waxba nalama aha, HA uun baanu la tartanaa illeen iyagaa rag caqli leh oo siyaasad wax ka yaqaanee.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by The_Emperior5 »

ki liqaaye maanta seefiihii buu uu la ka baxay

anigu suber awal baan ahay waad ii simantiihiin idin soo dhex galli mayoo

imika siiday ku socodt

garxajis2 - 2habarjeclo

let the batlle begin
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol: @Qamandi-BoY iyo Cantrabaqashki lagu Yaqaaney

Marka Ugu Horeeysa Waxaad Ka Hadashay Dhul iyo Tirada Beelweynta Habar Jeclo?

Habar Jeclo Waxey Degta Ka soo Bilow XIIS- Ila iyo BERBERA Xagga Xeebta, Reer Naga Badd Badan Lama Hayo oo Reer Sheikh Isxaaq Ka Dashay Wala Habar Awal wala Isaaq Kale, Wala GYPSI Garxajis... Waxa Uu Dhaxeeya Xiis Ila Berbera 390 miles Xabad Sakaaro ahi Nama Dhex Degto...

Habar Jeclo Waxey Degantahay From Xeebta (BADDA CAS) iLA iyo Ethiopia oo Inay Qo Shakhsi ahi Dhex Degin, Sidiina sidi MIDGAHA Maaha aad Laba Xaafadood ka Degtaan Magaalo Kasta :lol:

Hadda Beesha La Yidhaaho Midgaho Waxey Degta( Kismaayo, Xamar, Baidoa, Galkacyo Bosaaso, Lascanood, Burao, Hargeisa iyo Boorame, waa Somaaliya oo dhan, Haddan waa MINORITY SIDA GARXAJIS

Isma Haystaan Degaankoodo, Hadda Beelweynta Habar jeclo waxey is Haysata from Sanaag ila HAWD, Cidina Ma dhex Degto:

Image
Mapkan Oo Ingriiski Sameeyay 1930 Iyaad sii Fiican uga Arki Karta Dhulka iyo Baaxada Habar Jeclo weyne Ku Fadhiyay waagaas.. Haddana oo La Marayo 2008 You Can picture how much land Grabbing aan sii Sameeyay Since 1930 :mrgreen:

Markaas Chapterkaas waxan ku soo Dhameenaya Intaanad xaar Budhuudhuqa Nago sii Deyn, Wax Cadeyn ah Hadaalkaaga soo Raaci!!!


Haddi Aaan Ka Hadalno Dowlada Jamhuuriyada Somaliland ee UDUB, Inaanad waxba Ku Haysan oo Cabsi iyo Fuleynimo aad uga Baqeysid Habar Jeclo Ugu Jirtid, Iyaan Ku Tusaya...

Shacabka Ugu Badan ee Doortay X.UDUB Waa Garxajis! waayo Waxa Loogu Balan Qaaday Ino Gaajadan Ini Haabsatay ee Ay Garxajis ugu wada Madheen naga saaro, oo Cirka Qamandi Inagaga soo Daayo... Riyaale waxu Garxajis Ugu Balan Qaaday ino Wado uu Sameynayo Marta, Burco-Oodweyne-Hargeisa :lol: (Fanoole Fari Kama Qodna)...
Iska Daa Wado'oo, 2 Hayoodod Kama Shaqeeyan Tuulada Oodweyne, Haayadaha Burco jooga iya loo dira, oo Beeraha uu Qoda...


Riyaale Marku Ka Helay Codki Beesha Reer Miyiga ahe, ee aan aduunka waxba kala socon, iyo Waxu ugu Abaal Guday Qodobadan:

1, Ino Xabsiga Mandeera Ku Rido, Suldaanki Garxajis, Isago Gurigiisi Burco Dhex Hurda :lol: ( Bal Sidee Iya Sidaas Loogu Sameeyn Kara Haddi Garxajis (Burco) Iska Leedahay?

Haddi Suldaan Habar Jeclo ah Lagu Xudhi La BURCO( Hell Would Brake Lose) Thats why Boqor Buur Madow was Arrested in Hargeisa) :mrgreen:

2, Wadadi Oodweyne uu ugu Balanka Qaadey 6 years ago, ino Dafiray oo Yidhi( I never Said That :P )

3, Siyaasadi Somaliland Ka soo Xudhay oo Loo Diiday inay Xisbi Qaran Sameystaan

4, In Dr Gaboose Jeelka La dhigo, oo weliba La yidhi Cidi Uma Tegi Karto

5, Boqor Raabi, Another Garxajis King In Mandeera) Oo la Yidhi Yaa Ku Yidhi Halkan Mar :lol:

6, Aqoonayahan Garxajis ah lagu Xudhay Hargeisa( Bal why is this Happening in Hargeisa if you lot such a Power in Hargeisa? :lol: Waxey Ku Tuseysa inaanad Hargeisa waxba Ka Ahayn)

and List Goes On....

About BURCO and 95/6.. Stay Tuned Qamandi-BOY :mrgreen:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Cali_Gaab »

Sacad Muuse is bigger than the whole of Habar Jeclo :lol: :lol:
That's like saying Alla Magan is bigger than Habar Awal.
Reer Burao, you need to stop constantly trying to prove yourself of what your people are bla bla bla, the more you talk the more sensitive you sound.

I haven't heard Liqaaye mention HY once lately, instead it's always you that starts this shyt and when he replies you come with "You got HY cuqdad".
Reer Burao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 909
Joined: Tue Jan 22, 2008 8:34 pm
Location: Burco-desparado, running wild throw Warbaye, Sanyare, finaly Gashamo. Before I move onto Duruqsi

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Reer Burao »

1. LiQaaye is mad walahi he has lost his mind. lol Sanag ka laha............ :lol: :lol:

Sanaag ila HAWD :lol:

The only HJ in Sanag is those that polish the shoes of Ismail Nuur Haji the Mayor of Ceerigabo and Sanag, he is Musa Ismail (Gadweyne). HJ are minority in sanag, non-existent in Ceerigbo since when did HJ live in Ceerigabo. lol what a crazy world :lol:

Ila Berbera 390 miles Xabad Sakaaro ahi Nama Dhex Degto... :lol:

Xiis to Berbera is a 260 miles not 390 miles empty coastline which is uninhabited with just 1 tuulo in the middle called 'Karin', and is settled by Issa Musa and some minority Udoraxmiin. They are no other tuulo's and south obetween Xiise-Karin is the Goils Mountains.

3. Berbera and Saaxil is Issa Musa (Aden Issa) and Musa Abduallh (HY). If mayor is HY deputy is HA. If Mayor is Ha deputy is HY there is no room for HJ. The only HJ are Musa Aboker economic migrats that Ilamo-Xarbi shipped in from Caynaba

Hawd

1. There are 3 district that Issaq inhabit in Ethophia Killah 5. Harsin the smallest is Sacad Musa but administrated by Ogaadeen (Reer Issaq). 2. The second biggest in Dhagabuur gobal Aware which is Ciidegale, minority Arab and HY in Daror. 3. Is the biggest district 'Gaashamo' which is 90% HY and 10% HJ, Dhulbanate, and Dir and Ogaadeen (Reer Abdulle and Makahill).

The only 2 tuulo HJ live in Hawd is Balidhaye and Balihaiile which is both Reer Dahiir. :lol:


P.s Emperior Ciidgale is that way :arrow:

This is HY against 4 laan-gaab son of Bah-xabushed :twisted:
Last edited by Reer Burao on Thu Apr 17, 2008 2:13 pm, edited 1 time in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by kaliil »

LiQaaye_TDH wrote:
1, Ino Xabsiga Mandeera Ku Rido, Suldaanki Garxajis, Isago Gurigiisi Burco Dhex Hurda :lol: ( Bal Sidee Iya Sidaas Loogu Sameeyn Kara Haddi Garxajis (Burco) Iska Leedahay?

Haddi Suldaan Habar Jeclo ah Lagu Xudhi La BURCO( Hell Would Brake Lose) Thats why Boqor Buur Madow was Arrested in Hargeisa) :mrgreen:

2, Wadadi Oodweyne uu ugu Balanka Qaadey 6 years ago, ino Dafiray oo Yidhi( I never Said That :P )

3, Siyaasadi Somaliland Ka soo Xudhay oo Loo Diiday inay Xisbi Qaran Sameystaan

4, In Dr Gaboose Jeelka La dhigo, oo weliba La yidhi Cidi Uma Tegi Karto

5, Boqor Raabi, Another Garxajis King In Mandeera) Oo la Yidhi Yaa Ku Yidhi Halkan Mar :lol:

6, Aqoonayahan Garxajis ah lagu Xudhay Hargeisa( Bal why is this Happening in Hargeisa if you lot such a Power in Hargeisa? :lol: Waxey Ku Tuseysa inaanad Hargeisa waxba Ka Ahayn)

and List Goes On....

Hunqaacaaye,

Badhnaagood aan caqli lahayn oo wax aanad waxba ka ogayn faraha la gelayaad tahay :lol:.Horta horaan kuugu sheegaye meesha Garxajis iyo Gaashaanbuurta Ilmo Xabuusheed la isma barbar dhigayee HY iyo ilmo Xabuusheed baa laga hadlayaa.Anagu sidiina afar mid oon kala maarmin oo is urursata ma nihine labada reer ee Garxajis midba gooni buu u taaganyahay oo ismaba naqaano illeen ilaahay baa na badiyaye.Habar Yoonis baan qaarkood is aqoonba illeen waa dad deegaamo badan oo Wardheer iyo Dhagaxbuur lagasoo bilaabo illaa Ceerigaabo iyo wixii ka shisheeya dega e.Habar Yoonistaa kala maaranta idinkuna idinkoo afar reer oo yaryar oo Isaaq ah baad is urursateen oo haddana Hy badhkeed gaadhin.Waad ogtahay oo waadigii maalintii dhowayd warka ka akhrisanaayay inay Muuse Ismaaciil Warsengeli Hadaaftimo iyo LaasQoray ku weerarayaan oo jabhad aad u hubaysan samaysteen.Sanaag tuulaha yar ee Xiis mooyaane meel kale kama degtid adigu oo Gadhweyn, sacad Yoonis iyo iyo Muuse Carre baa Sanaag iska leh oo Warsengeligana ilaa bariga sanaag ku haysta,Ceelafweyn iyo Garadag ayay xoogaa yar oo Biciide ah Sacad Yoonis la degaan.

Ragga Habar Yoonis ee la xidhxidhay aad sheegaysay rag kale oo Habar Yoonis ah uun baa xidhay oo cid kale kuma dhacdo inay xidho.Dr.Gaboose iyo ninka suldaan Cismaan la yidhaahdaba Cawil iyo Siciid Sulub oo ay coloobeen baa xidhay waxba ma ogide.Suldaan Cismaan markii hore udub ayuu ku jiray laakiin wuxuu ka baxay markay raggaa ay ilmaadeerka yihiin coloobeen.Yay la dagaalami lahaayeen?ma raggay ilaadeerka yihiin iyo reeraha kale ee HY?caqli bay leeyihiin oo dadkooday u tudheen?Labaduba way isdifaaci karayeen oo weliba Dr.Gaboose 50 nin oo hubaysan baa gurigiisa hor fadhiistay oo rabay inay difaacaan laakiin isagaa dadka ku tudhay oo intuu ragga ka baxsaday Saldhiga booliska Hargeysa tegey,sidaasoo kale bay sameeyen raggii kale Qaran kula jiray.Ha u malayn inaa sida Kulmiye xoog lagusoo qabqabtay iyagoon weliba cid difaacda haysan oo dullaysan :lol: .Maxamed Kaahin iyo kuwii kale ee Kulmiye maxay Burco u tegi waayeen hadday rag yihiin,waata meel ay ka dhaceen la waayay ee darxumadu duurka ku dilayso e?kuma dhacaan oo waxay ogyihiin inaa inaanu anagu Burco ka talino oo dhakhso loo gawrici lahaa.Anagaa gacanta ku hayna ciidanka booliska,ciidanka qaranka,Maxkamada iyo wax walba markaa marwalba waa anag cidii wax soo qabanaysa ama cidii wax xukumaysa ee wax dilaysaa :lol: .Miskiiniin baad tihiin,Xiitaa odayga siiraanyo baan ku dhicin inuu Burco juuq ka yidhaahdo.Teedakale suldaan Cismaan ninka la yidhaahdaa suldaanka HY ma aha ee isagu waa nin berigii dagaaladii sokeeye Cigaal iska doortay oo iska calaamo saartay si HY u kala jebiyo,siyaasad idinka weyn baa meesha laga waday.Suldaanka Habar Yoonis waxaa la yidhaahdaa Maxamed Xirsi Qani oo wuxuu degenyahay Hargeysa.Kan kale boqor raabi ku sheegaysayna waa nin waxba ahayn oo isagoo magac raadinaya boqor iska sheegtay intuu xoogaa lacagaystay, cid boqor u aqoonsan iyo wax uu yahayna ma jiraan.Ciidagale Suldaan Maxamed C/qaadir uun baa metela.

Next time aniga map yar oo inanyar oo isku xaaraa kumbiitarka kusoo sameeyay ha iila imane wax maqluula iila kaalay.Aniga nin shaqaysta oo busy ah baan ahay oo sidaada google iyo wikipedia wakhti aan maantoo dhan ku baadho ma hayo.Dhulkayga waan aqaanaa oo sidaan kuu sheegay Danood iyo Doollo lagasoo bilaabo illaa Ceerigaabo waxa degen waa Garxajis oon cidina dhex ool inyar oo magan ah mooyaane
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by kaliil »

wararka ugu danbeeya ee nasoo gaadhay waxay sheegayaan inuu Maxamed Kaahin isagoo sida dumarka u labistay oo niqaab xidhan Hargeysa ka baxsaday oo sidaa darteed loo garanwaayay markuu controlka dhaafayay :lol:.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by kaliil »

Reer Burao wrote: Hawd

1. There are 3 district that Issaq inhabit in Ethophia Killah 5. Harsin the smallest is Sacad Musa but administrated by Ogaadeen (Reer Issaq). 2. The second biggest in Dhagabuur gobal Aware which is Ciidegale, minority Arab and HY in Daror. 3. Is the biggest district 'Gaashamo' which is 90% HY and 10% HJ, Dhulbanate, and Dir and Ogaadeen (Reer Abdulle and Makahill).

The only 2 tuulo HJ live in Hawd is Balidhaye and Balihaiile which is both Reer Dahiir. :lol:

sxb its 3 provinces, not 3 districts and you also forgot to mention Wardheer province.HY are majority in Danood district in Wardheer province and they share Doollo with Ogadens
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by neocon_2007 »

WTF when did Isaaq live in Maakhir except for Ceerigabo town, Mayit town and Ceelafweyn?
The total Isaaq population is less then 10% of Maakhir and I'm being generous :shock:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Waqooyi Galbeed”