Page 4 of 4

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Sat Feb 02, 2008 11:07 am
by Hyperactive
lol this topic is funny and some how is very true that somalida wahba isima ogala
even if some one call lalaand
mid ba kugu qabsan.
wa wahey nogu haystan ogaden name.
hadee ordo badala international documents ama naga amusa.lol

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Mon Jun 23, 2008 11:27 am
by DR-YALAXOOW
waa IDIOT qofkii yiraahda kalmada(somalia) waa af talyaani. waxaan ka maqley idiot la yiraahdo faysal waraabe. caqli laawaha finland qaxootiga ku ah,ayaa maalin ka maqley magaca soomaali waxaa soo alifey talyaani+ingriis.

waqtigiii gumeysiga SOOMALIYA waxay kala aheeyd

koonfur(ITALIAN-SOMALILAND
NORTH=BRITISH-SOMALILAND
JABOUTI(FRENCH-SOMALILAND
SOMALI GALBED(ETHIOPIAN-SOMALILAND


LAAKIIN magaca somali(a) waxay ka timid ETNIC group la yiraahdo SOMALI OO AH DAD JIREY boqolaal sano before italian and english

xarafka(a) EE LA socda(somali) waa SHID ama adkeyn.SOOMALI(A) mana aha(a) xaraf talyaani ah sida uu ingriis u yahay(LAND) SABABTOO AH land waa kalmad af ingriis micnaheedu yahay DHUL.

LAAKIIN SOOMALI=ETNIC GROUP and(a) waa shid ama adkeyn haba yaraateena kalmad ka timid TALYAANI FUTO CADE MAAHA.

SOOMALI(A)
SAUD ARABI(A)
GAMBI(A)
ETHIOPI(A)

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Mon Jun 23, 2008 12:32 pm
by Somaliweyn Commando
DR-YALAXOOW wrote:waa IDIOT qofkii yiraahda kalmada(somalia) waa af talyaani.

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Mon Jun 23, 2008 3:43 pm
by The_Emperior5
its funny when shirb says Somalia waxay dhalatay 1960

in 1960 it was called the Somali republic no somaliya


Xplaya is right its somaal not even somali

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Mon Jun 23, 2008 5:10 pm
by Megatron
Interesting thread. (For once! :lol: )

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Mon Jun 23, 2008 6:47 pm
by Padishah
Interesting, but pointless.

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Mon Jun 23, 2008 7:01 pm
by Awe
Padishah,

Welcome back ina adeer. :up:

Re: Is Somalia an Italian Word?

Posted: Mon Jun 23, 2008 7:08 pm
by Basra-
Somaliland is NOT an old name. It came when the british colonized the waqooyi. However, it is interesting what Voltage said about Land of Somalis. IA!! Leave to Voltage to satisfy somali history question. :up: :lol: :lol: :lol: