The_Emperior5 wrote:HELWAA wrote:Shankaroon_614 wrote:lol I know u want him back more then I do![]()
Sowwy boo
Gedo is happy married man walaal....may allah bless his marriage....indeed the girl he married is lucky because she could never find a better man with taqwah and xishood.
Adiga horta hee dhe ma waxay ummadu samayaaan uun baad ka war haysa u remind me of our Jaariyad back in mogadisho her name was cibaadu buraale , Maanta kii mustafa maan arkin uu tu yar baan arkay issagu xaafada siinay marayee uu la socday tallow may is guursanaya , tallow aniga goorma la ii guursanaya , tabtaas baad ku socota Akhiro na ma waxaad odhan doonta Gedo boy baa fiicna na camalka ka waran maye hebbel baa fiicna , ilahay ka aqbalii mayoo hebbel baa fiicna anna ifka intan joogay isagaan ishayda madow ku haye
Oo adiga maxaa ka galay cida aan doono ka hadlee....mise waad hinaastey sidi dumarka
