Page 4 of 4
Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 2:38 pm
by HELWAA
The_Emperior5 wrote:HELWAA wrote:Shankaroon_614 wrote:lol I know u want him back more then I do
Sowwy boo
Gedo is happy married man walaal....may allah bless his marriage....indeed the girl he married is lucky because she could never find a better man with taqwah and xishood.

Adiga horta hee dhe ma waxay ummadu samayaaan uun baad ka war haysa u remind me of our Jaariyad back in mogadisho her name was cibaadu buraale , Maanta kii mustafa maan arkin uu tu yar baan arkay issagu xaafada siinay marayee uu la socday tallow may is guursanaya , tallow aniga goorma la ii guursanaya , tabtaas baad ku socota Akhiro na ma waxaad odhan doonta Gedo boy baa fiicna na camalka ka waran maye hebbel baa fiicna , ilahay ka aqbalii mayoo hebbel baa fiicna anna ifka intan joogay isagaan ishayda madow ku haye
Oo adiga maxaa ka galay cida aan doono ka hadlee....mise waad hinaastey sidi dumarka

Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 2:40 pm
by The_Emperior5
maye anigu dad ii ag jooga babaan ka hinaasiin , aadna computer ba baad sheegaysa
yawma all diin marka la joogu uun ha odhan hebell mee, adigu mudh iyo gacan aah hebbel baan ifki ku jeclaa siida naagaha somalida , aakhiro baad marka jooogta
Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 2:49 pm
by HELWAA
EMPSIL
Wax ma ku sheega huuno...mesha maxaa jacyel keenay .....How can you fall inlove with someone you exchanged a few words in a forum....Gedo boy wuxu ahaa inan akhlaaq diin iyo edeb leh ...i respected him like my brother.
Marka nacas yaho...dumar sheekaysaniya waliga ha so dhex galin...

Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 2:53 pm
by The_Emperior5
maha maanta uu kaliya dad baddaan ayaad shuqoladda ka sheekaysa suaal baan ku waydiye ma jaariyad baad ahaan jiirtay jaariyadah aayaa arimaha qoiysaska ku khafiifa , anagu kumaanu odhan akhlaaq iyo diintiisa nooga waran wuxu yahay baa isaga isu ah
cayduuna reebbeen caydu waxba ma tarto tammar darroo moyaane
Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 2:57 pm
by Mr. Yungnfresh
Basra- wrote:I will ban Basra, she is not good for my health.

was that ur stomach talking

Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 2:59 pm
by HELWAA
The_Emperior5 wrote:maha maanta uu kaliya dad baddaan ayaad shuqoladda ka sheekaysa suaal baan ku waydiye ma jaariyad baad ahaan jiirtay jaariyadah aayaa arimaha qoiysaska ku khafiifa , anagu kumaanu odhan akhlaaq iyo diintiisa nooga waran wuxu yahay baa isaga isu ah
cayduuna reebbeen caydu waxba ma tarto tammar darroo moyaane

Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 3:00 pm
by The_Emperior5
helwa odaygii wuxu ka ga tagay adiga kniinkii qooqa ama kniinkii kacsiga ayaad uu diiday
dee ma wax huu tagiin baa
Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 3:20 pm
by Sakhraan
30 something members...............I would do them a favor.
Buuryo qab boys........First ha jabsadaan buuryada.
Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 3:36 pm
by GENERAL_SNM
I would ban myself...am better then this place.
Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 6:24 pm
by QansaGabeyle
u remind me of our Jaariyad back in mogadisho her name was cibaadu buraale
hahaha

Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Thu Apr 24, 2008 6:28 pm
by FAH1223
Nabeela wrote:Advo, maxad Helwaa ka rabta u ku dabo dhigay.lol
Shank, GG, got married huuno, probably his new wife made him quit Somalinet.
HELWAA wrote:
Gedo is happy married man walaal....may allah bless his marriage....indeed the girl he married is lucky because she could never find a better man with taqwah and xishood.

I had no idea he had so many admires, yarka qadar bu aha, I guess lol
He is gonna invite me to dinner at his place

Re: Which Member Would You Ban From Somalinet?
Posted: Fri Apr 25, 2008 2:27 pm
by PINK_BUNNY
Sadaam_Mariixmaan wrote:All Gumeeys and all the somali men hatin Xalimos like Helwaa and Pinky

Don't ever mention "xalimo" and my nick in the same sentence
The freaks that I wanted banned have been banned: The homo's !! I really don't care whose banned or not....But 4 those useless individuals whose posts I dread, I simply add them 2 my foe list so I won't have 2 be exposed 2 their stupidness!!
