Page 4 of 4
Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?
Posted: Fri May 16, 2008 2:51 am
by Xaaji_Xundjuf
The_Emperior5 wrote:war cagaga dhiigoo yanaan ku dhiibiin eeh
anigu waxaan ka baqaya ina akhira na xabashigu ku ciilo
Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?
Posted: Fri May 16, 2008 3:01 am
by Voltage
Xaaji xundjuj sowdigii yiri Emperior baan ahay, maxaad magaca iigu soo kala badalan sida nin ku garanayan, ilaahow caqliga haynaga qaadin
adigu un waxaad ka hari la'dahay "etiopiayaanka un danahooda bay qabsanayaan"...alle macbuudki war sowdigu madaxaaga maahan waxay danahooda ku kor qabsanayan? war yaa Muslim ah, waligay maarag nin gurigiisa loogu soo dhacay oo yiri "tuuga dantiisa ayuu qabsanayaa"....oo bal yuu ku kor qabsanayaan aan su'aalnee
Borama ilaa Kismaayo, xabash xun oo gaaban oo minja xun oo Aydis qabo oo injir kusoo koray oo lagu seexin jiray SOmali bogeyman ayaa caawa ku helaya hadaadan seexan baa maamulo saa adigu afka meel walbaad aragtid niic niic ka haysaa...war xiniinya iska baar inaad leedahay iyo in kale, Somali gumooday, Koonfur iyo Waqooyi, Bari iyo Galbeed, gun baan noqonay
i don't care if xabashka i jecelyahay ama i necebyahay, I could give Fukk...anigaa neceb, me anaa neceb meel alle meeshaan ku arko isaga iyo aydiskiisa iyo waxa la halmaalo gaantaal ayaan la beegayaa anigoo kitaabka kariimka iyo saliga rasuulka gacan ku haya..qori aka ah iyo calanka buluugana mida kale ku hayo

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?
Posted: Fri May 16, 2008 7:15 am
by The_Emperior5
yaa ku yidhi xabashigu markastaba ba wagaal yaa ku yidhi xabashiga ayaa cadowga insaanka aah ya ku yidhi Erirtrean xabashi aah iyo Ethiopiaan ba la kala jeclaada Xaji xundjuf wax baanu isku nahay isku miiid laakin ma nihiin
tuug iyo waxaa haad sheegeysiid baan garan layahay halkuu uu soo dhacay
Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?
Posted: Fri May 16, 2008 11:48 am
by Voltage
Emperior waa gartaa waayo WAX MAGARATO bilaa caqli ah baa tahay. SOmaliland baa layriyaahdaa baa tiri, xabashigana waxuu ku yiri ii hoos gal puntland anigaa kaa taakulaynayo ee dekedaas berbera aan xirto..maangaab baa tahay mana kula yaabayo
no one cares about the ethiopian PEOPLE, i am talking about the minority group in power who dadkiisa etoopiyaanka cadaadiyo and is now in my country killing my people, that is why i care wax magaratayahay
Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?
Posted: Fri May 16, 2008 11:52 am
by ms.nalia
Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?
Posted: Fri May 16, 2008 12:27 pm
by Ugariyahan
Abdi_Som is an Ethiopian, and if you didn't see it already then you're slow.

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?
Posted: Sun May 18, 2008 3:14 am
by LiquidHYDROGEN
Say something that is of actual value ama STFU.