Page 4 of 4
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sat May 17, 2008 4:31 am
by Qumanyoo
[quote="Enlightened~Sista"]dhulku kula go'a ilaah baan kuubaryeey

[/quote]
iimaanka lagaa qaad ..
ay'ad yahay..
dhulku kula goc..
the one that gets me after a night out - 'MEESHAAD KA TIMI KU NOQO'

Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sat May 17, 2008 6:26 am
by nivea_xx
Gosh some mean mothers u lot have

.
my mum just says-- Dont do it again
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sat May 17, 2008 7:34 am
by Hyperactive
my mother doesn't speak somali
but my father qof ku hasid nimadisa ka yaabo
he said : wa amhaar.lol
and if he's upset at you he may call you amhaar wahid.lol
i didn't know what he meant
until i visited there
walle dad ka cruel maba arag.
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sun May 18, 2008 12:51 am
by Caasha-Ukun
Asalaamu caleykum waraxmatullaahi tacaalaa wabarakaatuhu!
My mom often says when angry...
Her favourite one....
1. awlaad ma tihid, caasi yahay aan korsanaayo!
2. war ma maqashid miyaa gabar yahay gowsaha buuran
3. yaa islaam ah oo gabadhaan iga qabto
4. hooy joog aan ku iri, yaanan madaxa kaaga istaagine
5. malagaadaa galay maanta, kaw aan kaaga siinaa
6. saan isku dhaan saqajaamad yahay, lugaha dhaa-dheer
7. dayuus qaab daran
8. adigoo kale intee la geeyaa, hooyooy
9. wejigeyga ka tag naftaasaa ii gashee
10. bal eeg seey tiraah, laga yaabay gabadhaan
Macasalaama.
Caasha-Ukun.
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sun May 18, 2008 7:17 am
by Enlightened~Sista
caasha ..damn lol...May Allah guide Somali parents amiin!!
ala way iyo tolaayeey!!
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sun May 18, 2008 7:22 am
by gobdoon
Markay xanaaqsantahay hooyo janadii fardowsa alaha kawarabiye waxay oran jirtay qofkasa caqiba lagasugaya/naf laga sugaya.
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sun May 18, 2008 8:10 am
by mi$$-fri$$ky
Ugariyahan wrote:Mother: BISINKA IYO BURDAHA
Uncle: NACAL ABUUG, KALAB YAHOW
I like these ones, what do they mean?
You guys got any phrases your mothers use to use on you when you were younger?
SHAKSHUKO IYO NASHUUDO AND HIMARAD
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sun May 18, 2008 12:35 pm
by gedo_gurl
Dhulka kula go'yey.
Warran Jinni kugu dhacyey
Lixda lixaad Alle kaa qaad
Nag naqo najisadyehey.
...and other favourites.
Re: Somali phrases your mom used!
Posted: Sun May 18, 2008 12:42 pm
by Enlightened~Sista
gobdoon wrote:Markay xanaaqsantahay hooyo janadii fardowsa alaha kawarabiye waxay oran jirtay qofkasa caqiba lagasugaya/naf laga sugaya.
amiin ..ilaahay aunaxaariisto hooyada