Lobbying for SL in the UK

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Lobbying for SL in the UK

Post by SahanGalbeed »

:lol: :lol: , mayee bal arrintan ID card-ku ha inoo dambeysee , ha kala gartaan dhallinyartani , in wixii siyaasad na ay fikrado kala gadisan uun tahay, dadkaagu se waa muqadis.
Ninkii Isaaq ee SL jiritaankeega diidan na , halkaaga ka dhac , berito marka la isu yimaada na , ana Isaaqa u fadhiyay ayuu odhan doona , haddi SL la aqoonsado na , dee waa la iga itaal batay oo gurigayagi baan ku laabmaya weeye xaalku :lol:
yasmin
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1326
Joined: Tue May 08, 2001 7:00 pm
Location: dhulka illahay

Re: Lobbying for SL in the UK

Post by yasmin »

Aaliyah walee qof nool baad tahay ha uu joojin dadkan :kiss: :rose: :somaliland:
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Lobbying for SL in the UK

Post by xidigow »

The_Emperior5 wrote:lugu ma baahna becaus wad maskax xuntiihin la idin ma baahna anigu walahi hadaan joogii laha Somaliland oo madaxda ku jiiray walahi uu bilahay wacada allah waliga aan marray waan idinka sarii laha xuduudka Ethiopia iyo somaliland baan kugu daadiin laha Policku wa aniga tallayaha ciidanku aniga mayorka hargeysa wa aniga Wasiirku arimaha gudaha wa aniga
go back to fukin cadaadlay istpudh Ghudhu
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Come on :down: :down: :down: you can do better than that..Ma adaaba si fiican u qaylinaya? ma sidaasaa wadaniyadaadu> war I cant hear you. Adeer dee Qayli aan ku maqalnee...ku aaway saaxiib
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Lobbying for SL in the UK

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote::lol: :lol: , mayee bal arrintan ID card-ku ha inoo dambeysee , ha kala gartaan dhallinyartani , in wixii siyaasad na ay fikrado kala gadisan uun tahay, dadkaagu se waa muqadis.
Ninkii Isaaq ee SL jiritaankeega diidan na , halkaaga ka dhac , berito marka la isu yimaada na , ana Isaaqa u fadhiyay ayuu odhan doona , haddi SL la aqoonsado na , dee waa la iga itaal batay oo gurigayagi baan ku laabmaya weeye xaalku :lol:
:up:
:lol: :lol: :lol: :lol:


people believe runtii hadaad eegtid that aqoonsi for somaliland will change anything anigu i dont believ that if somaliland is recognized still walanweyn way ka xun yihin inad jirtiid
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”