Page 4 of 4

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 7:00 pm
by RebelLion
The-Screw wrote:war ninyahow waligaa ma maqashay the legend of captain save a h.oe horta?


:lol:
War ninyaho ghabdha ka hishood. You're mom, sisters, aunts were women so have some respect instead of calling them h.oe's.

Don't argue with ghabdo, that shit aint ragnimo and just unban ms nalia and others.

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 7:08 pm
by Aerosmith
Kaalaya horta meeshan dadkiinan badanaa qof walbo qabiilkiisa ama reerahiisa waad is wada taqaaniin miyaa waabo ka shakiyee!!! Mindhaa waa local thing oo reero africa wali soo gaarin.

Every other day, taas iyo tan iyo calaacal unbaa meesha lagu hayaa. Why bother hadii qof la ban gareeyo. Run ahaantiina, albeit far fetched dadkii isku kulul by now waxay ila tahay other means ee ku wada hadlaan ayey heestaan. War saan isku dhaamaa oo meesha boosaneero haka dhigina. Admitted meshan siibo odayaasheena like me inay xoogaa addictive noo tahay, wakhti dhumis iyo lugooyona nootaal, taasina ani shakhsi ahaan iikeentay inaan this marax Screw i ban garee ka codsaday uuna diiday, doesn't mean inaad ragow meshan sidi gabdhahii camal u nac nac yeeshaan.

Khaladka dhan waxaabo leh ani umaleenaa ninkan Screw. Ninyahow saan waad ka adkaan jirtee maxaa kugu dhacay, jileec unbaa noqotay oo dadkaan justification ayaad maalin walbo siinee say arinta noqotay ama u dhacday. Sxb be the leader you are and stand firm. Qofkii meeshan anfici weeso asee utaal, I highly doubt monetary wise taasi inay adi ku dhibeeso. Somali ishay kaa arkaan usheedee kugu tuman duqa ee iska jir hana u bixin.

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 7:13 pm
by Nabeela
FAH1223 wrote:Disgusting Saudi :down:

Waar Somali dheh, waa maxay Saudi iyo waxan aad sheegayso. :lol:


RebelLion wrote:
Don't argue with ghabdo, that shit aint ragnimo and just unban ms nalia and others.
Hypocrisy at it's best. Adiga xataa wax isku fal, never mind arguing, waliba waad cayda gabdhaha, remember charity starts at home.

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 7:16 pm
by xidigow
Nabeela wrote:
FAH1223 wrote:Disgusting Saudi :down:

Waar Somali dheh, waa maxay Saudi iyo waxan aad sheegayso. :lol:


RebelLion wrote:
Don't argue with ghabdo, that shit aint ragnimo and just unban ms nalia and others.
Hypocrisy at it's best. Adiga xataa wax isku fal, never mind arguing, waliba waad cayda gabdhaha, remember charity starts at home.
Xusuusta baryahan nagu yar ee hanala yaabin

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 7:20 pm
by RebelLion
Nabeela

First, here this is for you. :rose:

Now how about we let bygones be bygones?

Anyways, I'm just a member, the screw is a moderator he's expected to behave better.

If someone else wrote that you'd be all over him , but why give the screw a pass. Call him on it.

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 7:33 pm
by Nabeela
This is not about giving someone a pass, nin wyen inu gabar la tirsato horta waa ceeb, laakin your hypocrisy stood out big time, anyhow meeshan waxay noqotay meel Gabdhaha lagu caayo, which is truly sad.

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 8:03 pm
by RebelLion
Nabeela wrote:This is not about giving someone a pass, nin wyen inu gabar la tirsato horta waa ceeb, laakin your hypocrisy stood out big time, anyhow meeshan waxay noqotay meel Gabdhaha lagu caayo, which is truly sad.
Okay. Anyways xaal qaado if I offended you before.

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 8:04 pm
by Cali_Gaab
Nabeela, if we can't do that in public then it's only fair we can do so here.

Re: Somali Canadian Girls

Posted: Thu Jul 24, 2008 8:10 pm
by Nabeela
Waad ceebowdeen. :lol: