Thank you for the compliment. You shouldn't have..Twisted_Logic wrote:I have never seen a tolerant fanaticFirefly wrote:^ No. You can't be secular and a Muslim. Secular Muslim is an oxymoron.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Thank you for the compliment. You shouldn't have..Twisted_Logic wrote:I have never seen a tolerant fanaticFirefly wrote:^ No. You can't be secular and a Muslim. Secular Muslim is an oxymoron.
I don't know WTF you talking aboutFirefly wrote:Thank you for the compliment. You shouldn't have..Twisted_Logic wrote:I have never seen a tolerant fanaticFirefly wrote:^ No. You can't be secular and a Muslim. Secular Muslim is an oxymoron.
Will you marry Osama Bin Laden?Firefly wrote:^
Yes. Why not?Twisted_Logic wrote:Will you marry Osama Bin Laden?Firefly wrote:^
sahan adeer miyaad walatay?SahanGalbeed wrote:Dhulbahante girl , anigu horta walaaley balaayadan ay kugu sheegan dadkani , maan arag , oo adigoo cid caayay ka ma baan akhrisan halkan.
Dhibaatadu halkey ka timad se waynu wada aragnaa, oo magaacad la soo baxday baa lagugu qabsaday .
Labadan mid baa soo galaysa markaa .
1/ ama dhulbante baad tahay , oo waa kaa dhab
ama
2/ waad isku eekaysinaysa , taas sababteedana adiga ayuun baa inoo sheegi.
Hadday :1/ kaa dhab tahay , dee "tolka" waa inaad wax ka maqasha
hadday 2/ been kaa tahay na , dee xaaran weeye oo lagu gu eeki kari maayo .
Bal maxay kula tahay ?
Siren , baygirl , goodbye !{ anigu maalin walba ayaan idiin sheegaya , gudhu ma 'ihi , ninka rag ah na mar uun bu hadla }