Tani "opportunity " aad u weyn baan u arka.
Mantan reer Somaliland haddaynu nahay , waxaynu ogaanay , in xitaa Hargeysa la inagu dhex qarxinayo .
Markaa waa
labo: inaynu jawaab ka bixino iyo inaynu iska qarino .
1/ Somaliland maxay ino tari karta , haddi dhibaatada Xamar ka taagan ina soo taabatay .Markaa walanweynta waxba kaga ma duwanin , runta marka la isku sheegayo .
Manta haddi la isku wada gartay ina Al Shabaabku dhibaatada ugu weyn Somalia hor taagan yihin , in wax laga qabto baa marka inagu qasab ah .
2/
Xitaa haddi sida gardheerta qaarkood , halkan inagu yidhadan { xabashida waxan soo abaabushay ...Ethiopianka aya ka dambeeya arrintan..blablabla} ..xitaa haddey sidaa noqoto , anagu haddeynu SL nahay , ka qayb galka la dagaalanka Al shabaabka
ayaa weli inagu qasab ah for the following reasons -->
A/ Just as they claim to represent
all somali tribes only a coalition of ALL somali tribes can defeat the hypocrites !!
B/ Anagu haddaynu Somaliland nahay , waxa soo gala magaalooyinkeena , iyo ka baxa waynu kala ognahay .Inta reer Konfureedka ah ee manta inalo jooga
waynu ognahay .. ka berito soo gala waddanka , waa la ogaanaya .. so we have ways to secure ourselves without becoming driven by primitive instincts.
All in all , Allahu Akbar , the best news that could have come out in this blessed day !!
Next phase --> bring the fight to the hypocrites insha Allah !!