Cawar wrote:Shirib you are right about the song, but how abt the charachter?? he was reer Afgoi btw.
No idea who he was, but I love the song
http://www.sclub19.com/music/song.php?id=502
Gamuuntiid soo gentidaa
Gibilkii ay gaartaba gadoomaayee,
Gamuunta soo gentidaa
Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye,
Geesiyoow nin kuu gafay maa
Guuleeysahaayee
Guuleysahaayo.
Gabayga yeeraayo
Guuxaan baxaayo
iyo gurbaankaan,
Awgeedi shaamboowaa
lagu guurihaayee
Lagu guurihaay.
Geedba geedka ka weyn
Sida loo gandoobee
adaa garataayee,
Geedba geedka ka weyn
Sida loo gandoobaba
adaa garataayee,
Goshaan manaad gashato,
lafaha waa gariiraan.
Alla waa gariiraan
Gashaan manaad gashato,
faro waa gariiraan.
Alla waa gariiraan.
Gabayga yeeraayo
Guuxaan baxaayo
iyo gurbaanka,
Awgeedi shaamboowaa
lagu guurihaayee
Lagu guurihaay.