Page 4 of 4
Re: Somali -- Sayings..
Posted: Wed Feb 11, 2009 10:42 pm
by zidane88
Ureysoo
Do you have a crush on me? Get a grip. I am not intetrested lippy ones.
Re: Somali -- Sayings..
Posted: Thu Feb 12, 2009 1:54 am
by Babygirl-
Re: Somali -- Sayings..
Posted: Thu Feb 12, 2009 12:12 pm
by Navy9
[quote="Numeric] That is funny. Are Somalis all Insane? .[/quote]
Fashar, only half of them are insane while the other half are very close

Re: Somali -- Sayings..
Posted: Thu Feb 12, 2009 12:17 pm
by Aerosmith
I thought it was luuq luuq madow laami lees imaahaa!!! WTF I cant be wrong on this one. No phucking way.
Re: Somali -- Sayings..
Posted: Thu Feb 12, 2009 12:21 pm
by kambuli
1. Soo bax baa la leeyahoo, sacabkay leedeysaa
2. Dhubuq dhubuq hore, dhabano hays dambay leedahay
3. Soo joog ninkii laga waayo, soo jiifsaa laga helaa..
4. Isma og aqalkiibay aslaysaa...
5. Isuma qaba aan loo qabin, isla qaaliyaa jira
6. Jinni ninkii keenaa bixiya..
7. Ilka abeeso, hoos bay ka xariiraan..
8. Nin qoyani biyo iskama dhowro..
9. Nin kuu digey kuma dilin...
10... Canjero sidey ukala saraysaa loo kala qaadaa ama Ooda dhamceed sidey ukala saraysaa loo kala qaadaa
11. Luuq luuq marow, laasim laamigaas imaanaa

My favorite!