So ta ku sheegay..muraanka badaan ayu igu nacay, wu na caraaray.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Ismahan123 wrote:siren wrote:Horta why do men think that their Exes lead a miserable life?![]()
![]()
![]()
To make themselves feel better I guess.
AbdiWahab252 wrote:Ismahan,
Subxanallah, ma gabdha oo dhan ka yimada Dhagaxley kuwa jecel muuranka ? Bal hadan nahay Rer Hobyo, dhaqanka iin dumar la muraanto nin ma qabno.