Xamud. wrote:Voltage
Tea cup iyo plate bu hadlayaraagna Somalia oo dhan beey iska leyihin(Ilaheey ka sakow) wax tar iyo legacy markay noqoto, dadkan yaa ka naxayo oo wax u sheego, Yaa maskiin
![]()
Xamud adiguna dab ha hurin sxb but anigu wallahi waxaa iga yaabisay kan Emperior I ahve seen him multiple occasions say "masjid migaan joogo geli maayo" ama "midgaan this midgaan that". MAXUU YAHAY waa su'aale, inaa lilaahi dadna waxay la yimaadaan iyo anigu waxaan ka maqlayay growing up walle isma lahan


Either get rid of negative and backward yasid or realize you are midgaan to many somalis too
