Faisah wrote:Akhaseeey naagahaan caloosha weyn maxaa waaye ... they are wearing the skirts that my aunties used to wear in the early 90's.. you know them imported from syria and carabaha![]()
hoognay USA waa lagu ba'ay.. waxaaba ugu daran tan lugaha istakiinka ah leh ee jaakada weyn soo xiratay ooh come on naayaa you look ridiculous.. naagaha maxaa wada buufiyey bisinkeee teeda kale naagahaan reero kama dhalan miyaa? as for the guys ooooooooooooooooooooooooooooooc.... europeans rock wallee




Naa ha no dhamayeen, waxaan videoha ku aragtey are obviously wa waxi illaahay so nacey oo dhan iyo wax la mid ah.

