black velvet wrote:Ururada - Coalition
Xubnaha - Solidarity
dhiban - Troubled
marxumada - Sometimes bad

Here's my sort of translation of the above.....MzunguMweusi wrote:Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuyyyyyssss comeone![]()
![]()
Ururada xuquuqda aadamiga ee ku bahoobay Hargeisa Protection Monitoring Network waxay ugu baaqayaan hay’adaha caalamiga ah ee u dhaqdhaqaaqa xuquuqda carruurta in ay ku soo biiraan diidmada xukunkan maxkamadda Gobolka Hargeisa oo lid ku ah xeerka caalamiga ah ee xuquuqda carruurta, shareecada islaamka iyo dastuurka qaranka Somaliland, sidaasi darteed hay’adaha caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha waxanu ka codsanaynaa in qareeno caalami ah loo qabto dhiban marxuumad MUMTAZ JAMA HASSAN. Sidoo kale Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika waxa uu ugu baaqayaa Qaramada Midoobay iyo Hay’adaheeda Takhasuska Gaarka u leh xuquuqda carruurta iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee daneeya arimaha xuquuqda dhalaanka in ay xukuumada Somaliland iyo masuuliyiinta xukuumada Somaliland ee dalka dibadiisa u baxa ku oogaan ku oogaan dacwad ku saabsan xadgudubka iyo cadaala darada lidka ku ah dhiban marxuumadan MUMTAZ JAMA HASSAN.
in english please?
Human rights groups under the umbrella of The Hargeisa Protection Monitoring Network, have requested the International child welfare organisations to join the refusal/condemnation of the judgement passed by the Hargeisa provincial court which is against international law governing the rights on children, Islamic law and the constitution of the nation of Somaliland. In consideration of this, we request the International Organisations for Human Rights to provide international support for Ms Mumtaz Jama Hassan. We also request from the forum/group/coalition for protection of human rights in East Africa, the United Nations and Organisations that specialise in the rights of children and International Organisations that have interests in the rights of Children to take measures against the government of Somaliland and its leaders that travel abroad and to bring them to book for their part in the crimes and injustice committed against the wronged Ms Mumtaz Jama.