Ilma Siyad...

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Ilma Siyad...

Post by snoop12 »

CoolPoisoninthisbijj wrote:Damers are funny. this are Damers singing

Nolow Siyad Nolow

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

wow check out how the chicks are all taller than the men :lol: :lol:

gabdhaha Somaliyeed :rose: :rose:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Ilma Siyad...

Post by GENERAL_SNM »

Geel niman Habar Yoonis lahaayeen oo Dar-raacay ayaa Ogaadeen galay oo maroorsaday. Ciidagale ayaa geelii ka daba tegey oo dhiciyey nimankii geela qaadayna wax firxada iyo wax god gala ka yeelay. Cabdi Gahayr arrintaasuu ka gabyey, Xaye Galaydhna geeraar buu ka tirshey goobtaa iyada ah. Wuxu yidhi Cabdi Gahaydh;

Daaroodka qaar baa midgaha lagu masaalaaye
Moofada Kidaarkana ragbaa maalintii cuna'e
Masaakiinta waa lagu og yahay joogta meelaha'e

Maraykaanna laga sheeg intaa madaxa goyseene
Malyan baw sita'e geelayaga lagama maarmeene
Kol hadduu Madheedhkii Wareeg Mulay ku daaqaayo

Kol hadduu Masaarre iyo DigWeyn maaxda shubanaayo
Milmil iyo Bullaalena hadduu maansha ku arooro
Nin martiya ha joogtee haddaan lagu mannaagaynin

Kol haddaan Mataan madi ka dhigay muranku waa ceebe
Afartii Magaadleba haddaan maanta ka ahaaday
Mudh haddaan ka soo idhi Isaaq hay makeekiyo'e
Mahadaale caaway hurdadu ii macaan tahaye
User avatar
Looyaan_Junior
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 767
Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
Location: Dhegahbur, Ogaden

Re: Ilma Siyad...

Post by Looyaan_Junior »

Waryaa GSNM,

Dee sxb suugaan iyo taariikhda been lagama sheego, waligay Iidoor baa reer isaaq (Ogaaden) dagaal uga badiyeye waa afkaaga mana maqal ee nimanyahow waad bugtaane beenta joojiya. Dagaal reer Isaaq (Ogaadeen) iyo Iidoor dhex mara waxaa ugu danbeeyey kii dhacay 2006 ee hargaysa laga soo hubeeyey arabka (reer cali) oo la yidhi nimankii maanta ONLF baynu ku sheegi si xabashigu inoogu hiiliso.

Wixii ka dhacay waa la ogaa waa kuwii markii dagaalkii arabka lagu jabiyeye ay nookeenen 11 gabdhood oo xaal ah ay yidhaahdeen niman siyaasiyiin ah ayaa na soo siraye raali ahaada wuxuu aad naga disheena mag ayaana qaadane aynu heshiino. Marka holey Iidoor habar jeclo ah ayaad tahayoo war badan inaadan haynin ayaa suuro gal ah.

And some 70 - 80 years ago the picture was exactly the same, we always defeated Iidoor dabacayuun, a small sub clan of Ogadeen (Reer Isaaq, reer cali) has managed to defeat both arab iyo Cidagale who came to their aid. Here is what one of the Ogaden poets from Qorahay has to say about that infamous battle;

Warkii xalay Awaariyo ka yimid, aradka Gaaroodi
Iidoor galbeed iyo warkii, idhan ka soo duulay
Eraygii xaqiiqoow hadaad, alalad moodeen e
Ooftuu dhigay Ciida Gale, sidii ugaadheede
Siddii aaran geel oo dideey, ooda jabiyeene
Mar hadday indhaha jeediyaan, orod ma daayaane
Afkii Ina Warsame Baashe iyo, amarkii beenoow ye
Ayaan iyo ayaan buu, sanguhu daba ulaysnaaye
Oon baa ku daayimay kuwii, daba aasnaaye
Abshir dhaha Isaaq iilay oo, aarsay Reer Caliye


Araayaha maroodiga ninkii, agab usoo qaata
Ma anfaco atoor guuyo oo, soo agjoogsadaye
Gaaniga markuu ku ajaluu, ayaahiis bogane
Askar amar ka diidaa kornayl, waa Allow sahale
Uubuu galaa inan gumeed, ururta laa caaye
Aflagaado waa loo dhintaa, eeqo duul gob ehe
Asxaan ma laha Alamaan hadduu, aaladii hale e
Aji iyo midgaba waa dilaa, uustar buuxsamaye
Waxaa ololoy uubadii Samane eegadii hore e
Aabiga markay ula tageen, ururta Caynaanshe
Anshigay Gunbuur u edbiyeen, ma u ekaysiiyey
Waxaa ololay oobadii Samane eegadii hore e
Damal Aadan iyo ha is arkeen, owrta Reer Caliya
Ugaasyadu ha geelgeetamaan, amarka seegtaaye
Bal muxuu asiib baa wadee, Arabna doonaayey?


Walleee caqli Iidoor ma waantoobo.......!
User avatar
Looyaan_Junior
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 767
Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
Location: Dhegahbur, Ogaden

Re: Ilma Siyad...

Post by Looyaan_Junior »

Cabdi Gahaydh (Ciidagale) gabaygan calaacalka ah ayuu tiriyeye markii uu helay warkii ahaa in Ogaadeen (reer isaaq) ay dagaal ku jabiyeyeen iidoor geel farabadana ka dhaceen iyo waliba iyagoo gabay digasho/goodis ah usoo raaciyey. Meeshii ay iidoorku ka filayeen inuu Cabdi Gahaydh dhiiri galin ku sameeyo ayuu calaacal ka wareegay wuxuuna yidhi;

Dhiilaabayey xalay miyaan, dhagidi soo booday
Ma dhabeyti dhawr baan hurdada, dhinacyaduu diiday
Gogoshii la ii dhigay miyaan, dhan isu weydaarshay
Sidii qalanjo dhaawacan miyaan, dhiraha laynaayey
Sidii naag ninkeedii dhintoo reer, ka dhaxal meertay
Ma dhulkaan shan baac qoday, Cabdow dhalasho waa yaabe

Ma dheg xumada Kiinguna maqlaa, dhibaya jiidhkayga
Dhanuu jiraba Daarood miyaa, dhool ku wada faanay
Dhabayaciyo Reer Dalal miyaa, dhaanto laga keenay
Ma raggaanu dhaxirka u xidhnaa, dhudi ku geeraarey
Ma dhawaaqa Cali soo diraa, waliba dheerada
Waa taynu dhaabaha lahayn, labada dhoomoode
Lama dhaco anaga reerkayaga, sida dhukaameede
Ama geelu seymuu u dhashaye, dhaqashadii daaya
Ama dhiciya sida reer tolkay, dhudi ma meerteene
Ama dhoofa waad taad sidii, dhalo nugleydeene
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Ilma Siyad...

Post by Babygirl- »

Reer-Isaaq :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Ilma Siyad...

Post by Ayub21 »

Voltage wrote:
Ayub21 wrote::lol: at how you shy away from the true , concerning not marring from Boon mareexan even other darood dont marry from them :lol: :lol: also you shy away from concerning nooh darood.

lol. at am not going to bash abgaal. you bash abgaal everyday. but that will not make you lesser Boon.you are really sad person. as abgaal Osman qof ma dulmiyo likeen hadii leey dulmiyo i will break out the dirt i get on you.
Sxb do you live in Jupiter? I mean I don't even know how to respond wallahi. All my housekeepers in Xamar were Abgaal and they were great people, I don't even know where you are coming from. Do you think I should take you seriously when you seem like nothing but a joke to me? :lol: :lol:
stop, making up historys. agian boon marexaan even there fellow marexaan dont marry them. a fact you can deny i see you are shying away and resorting to bashing . you should stick to fact. and about Nooh darood every body knows that we dont marry them.

and not only we almust all hawiyes dont marry boon mareexan and Nooh darood they are like midgaans that we made in shaqad. now lay.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Ilma Siyad...

Post by Babygirl- »

Ayub R U Insulting the Noble Darood? :roll: 100 lashes 4 U & Abakar & The ones with the stupid calacaal poems.. :P :down:
Last edited by Babygirl- on Tue May 05, 2009 8:16 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Ilma Siyad...

Post by Ayub21 »

CoolPoisoninthisbijj wrote:Damers are funny. this are Damers singing

Nolow Siyad Nolow

i have never know Dameers could sing :lol: :lol:


maslax saciid. a boon from caabudwaaq. buursasidahi shiekh sharef

waaxaa tahay fiiri. Ninkale ayaa buursadiisa sidaa nacas bax is dil

Image
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Ilma Siyad...

Post by Ayub21 »

Babygirl- wrote:Ayub R U Insulting the Noble Darood? :roll: 100 lashes 4 U & Abakar & The ones with the stupid calacaal poems.. :P :down:
babay-girl, you are female please to not make cross the line. one friendly advise stay away from
where guys are chatting and from qabyaalad.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ilma Siyad...

Post by Voltage »

Abgaal sxb are you one of those dameer dhaqato that was given asylum in Europe or something? Wallahi waxaad sheegeysid maba la fahmi karo. You keep talking about "Nuux Darood" and Mareexaan, about Abgaal "enslaving" Mareexaan or Mareexaan being "shaqaalo" for Abgaal. The only time Mareexaan and dameer dhaqato met in the history of Somali people is in 1970's and 1980's when you were our house keepers and guards for our villas. Seriously how old are you? :|
Last edited by Voltage on Tue May 05, 2009 8:27 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Ilma Siyad...

Post by Babygirl- »

Make me.. :roll:
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Ilma Siyad...

Post by Ayub21 »

Voltage wrote:Abgaal sxb are you one of those dameer dhaqato that was given asylum in Europe or something? Wallahi waxaad sheegeysid maba la fahmi karo. You keep talking about Nuux Darood and Mareexaan, about Abgaal "enslaving" Mareexaan or Mareexaan being "shaqaalo" for Abgaal. The only time Mareexaan and dameer dhaqato met in the history of Somali people is in 1970's and 1980's when you were our house keepers and guards for our villas. Seriously how old are you?
jubbaland have 10 times more dameers then where i come from. and sxb you can run away from the trua. today mareexans waa iska midgaano wallahi we have 3 in madiino and people dont interact whit them, and look you are running away from the trua. but you can hide.

wallahi i had my last trip to my home town xamar caday 2 boon woman who always come to over house and ask 4 food. i give them the 10 dollers i had in hand.

today your kin are the New Midgaans. ee iska aamu.
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Ilma Siyad...

Post by Ayub21 »

Babygirl- wrote:Make me.. :roll:
waxaa shiri nin caan gabyaay ahaay. waxuu yiri darood naago maqabaan. mafahanday gabeyka meesho oo ula jiido poetka
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Ilma Siyad...

Post by Ayub21 »

wallahi, this section is full whit cuqdad even the females are talking part of Me V BOON boys :lol:

walle meel xun ayeey sheegada mareeysaa hadii naagaha eey sheegado soo galeen.

iam out :arrow:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ilma Siyad...

Post by Voltage »

Ayub21 wrote:
Voltage wrote:Abgaal sxb are you one of those dameer dhaqato that was given asylum in Europe or something? Wallahi waxaad sheegeysid maba la fahmi karo. You keep talking about Nuux Darood and Mareexaan, about Abgaal "enslaving" Mareexaan or Mareexaan being "shaqaalo" for Abgaal. The only time Mareexaan and dameer dhaqato met in the history of Somali people is in 1970's and 1980's when you were our house keepers and guards for our villas. Seriously how old are you?
jubbaland have 10 times more dameers then where i come from. and sxb you can run away from the trua. today mareexans waa iska midgaano wallahi we have 3 in madiino and people dont interact whit them, and look you are running away from the trua. but you can hide.

wallahi i had my last trip to my home town xamar caday 2 boon woman who always come to over house and ask 4 food. i give them the 10 dollers i had in hand.

today your kin are the New Midgaans. ee iska aamu.
Why do you keep talking about "Jubbaland", even Bantu live in Jubbaland. War anigu Mareexaan baan ahay, even two hundred years ago we only used horses and camel. Dameer waan ka faanaa, we only know it as something Abgaal and Jareer use.

As for what Mareexaan is, there are more Mareexaan in America than Abgaal in Xamar. What are you talking about? You used to live in shacks and today waxaad iigu faanaysaa my destroyed houses. When a dawlad comes all the Abgaal parasites are going to get kicked out of xalaal land just like the Maxaakiim started doing in 2006. Boorsadaada diyaarso you little squatter. It's back to dameer and shacks.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”