Page 4 of 7

Posted: Wed Jul 06, 2005 10:16 am
by Gogarad
Mizz.. I LOVE YOU!!!!! Ala i was dying to get the CD and i didnt wanna look like a fool when i go there and tell the guy the lyrics so the barawani man can laugh on my face..Thanx walalooooooooooooo!!! rose
------------

[quote="Libaax*"][
GOGARAD

salaan sare inadeer heestan iga gudoon

Waxa aan la ooyaa

illinta iiga gobo'leyn

waa aragtidaadoo

jacayl igu abraarsadaa

Ilhaan something something

eebadii kalgacalkaa

uurka igaga taalaa,

adaan kuu ildarananoo

Aawadaa u something

u irdhoobay gacaloow,

ayaantii something something

nafta waxaan iraahdaa

waad asiibi doontaa

Kaalay ubax la moodyey
mar un oofta igu qaad !


...


salan sare

ps i cant remeber who sang that song mizz find out bal.[/quote]

Libax, salan sare oo kashka iyo labta ka so go'oday walalo..How are you doing? Long time no araag? Ma fiicantahaay? rose Smile

Posted: Wed Jul 06, 2005 10:16 pm
by Axlaan
Salaamu Caleykum Somali Maxamad meelkastood jogtanba. rose

Thanks for the thread mizz, how's your stay in T.dot going btw? Have you been to the ciyaaraha yet? Here's my new favotire song, very cute. These guys are very talented loooool Kenadid and Kadafi -»«- GST Ghettostarz.

The song is Wow (zeynab remix) Track #5

http://www.bulsho.dk/index.php?topmenu= ... lbumid=109

Posted: Thu Jul 07, 2005 12:29 am
by mizz_chief
axlaan salaam walaalo

no i havnt been to the games yet i heard the final is on the 13th? anyhow inshaAllah i will be back to toronto this saturday inshaAllah, currently im in Ottawa, people say its quiet true but damn it hasnt been for me, every day im going somewhere different, oh later on inshaAllah me and my cousin are going to Montreal, so I best brush up on my French soon... How are you anyways?

Gogarad, im happy for you, now i have 2 happy customers both you and Mataan Ciideed have found you lost favourite tracks, God Bless Bulsho.dk Very Happy Very Happy

Posted: Thu Jul 07, 2005 10:11 am
by Gogarad
Mizz..Yes i am very happy and thank you again walal Smile

Axlan, wacalaykum al salam..Welcome back sis..And thats a very nice song, thanx 4 sharing Wink Very Happy

Posted: Thu Jul 07, 2005 11:21 am
by thuggy_angel
dat tune iS HEAVY......WHEN IT COMES ON WEDDING DAMN DAMN.....WOW 2.......AND BAADAA CAAS Very Happy

Posted: Thu Jul 07, 2005 11:43 am
by Quruxley
Nagma is lovely I know that whole song from start to end because my habo kept playing it in her car nonstop lakiin some parts sound like af arabic loool ''naanaa biye?'' or something that sounds like that lool?! Laughing Waaw is nice too 'Marka yara eegaba dhareenka wuxuu modeyaaaaaaa'

-
I love Lafoole's voice *sigh* 'Ruun' kills it!'jacalykii waayo araag,astaantii laguu xusey,ubuucda beerka iyo wadnahaa,adaa masalaha dhigtoo,keligaa ku amine,cid kale looma ogola,cid kale looma ogolaaaaaa! .....I love that song my sppelling is shit loooool.That was dedicated to my Axlaan....ogoow Axlaaney ogoooooow,adaan ifka ku jeclahey! kiss

Posted: Thu Jul 07, 2005 1:07 pm
by shaheen
Mizz_chief,
Thanks sis you made my day! me LOOOOOOOOOOOOOOOVE that song alot!!! its my mums fav. song too we used to have a video of this lady's songs including this one and remember watching it alot, the good ol' days!

Posted: Thu Jul 07, 2005 5:38 pm
by XidigtaJSL
Waar Libaax. Inaadeer mar hadaad inanteeni Googarad amaantey ana waa inaan tix yar soo tooraataa laftaydu, maanagaan soo ciyaar gudi aqoon Very Happy

Googarooy

-Inkastoon falaadhaha faayihiisa caashaqa
-Weli aanaan faro gelin
-Inkastoo dad badan Cilmi u fogeeyoo
-Farooley ka dhigayaa
-Markaan u fiirsado
-Kubabkeeda fiicnida
-Googaradeeda xariirta ah
-Gacanta yara mariyo
-Xididadaa i dhaqaaqa
-Sacabkeeda farshaxanka leh
-Socodkeeda yaabka leh
-Jacaylkeedu Googarad
-Wuu igu fogaadaa
-Wadnuhu fadhiisto
-Ogaadoo ku faafoo
-Kuwa dhiiga fidiyaa
-Fulin waayey hawshii
-Inkastoon fogaadoon
-Wabiyada fatahayiyo
-Honey raacay fooraar
-Ana Googaradeey
-Gayaanka iyo filkaagi
-Faalada ka gaabsaday
-Marka aan xusuuto
-Jeleeca googaradeeda
-Sidii ruux la falay baan
-Fiidkii wareegaa

Posted: Thu Jul 07, 2005 5:45 pm
by QansaGabeyle
Gabar kastoo jaceel hayo ayaa heestaa ku waalato. I guess qof buu jaceel hayaa. I am feeling that song Ister right now.

Posted: Fri Jul 08, 2005 2:49 am
by mizz_chief
Salaan,

axlaan, i like the original of woow, lakiin within that album by kenadid and kadafi, Samira tune made me laugh, talk of plagerism saxiib.. the funny line was when he said "adiga mooye kuwi kale farabuuta" Laughing Laughing

people u are more welcomed that day i thought it should be a somali heeso DAY... Very Happy we should do this more often, every one that has a favourite somali song but cant find it should post it and we can try and hwlp each other, we already got happy customers so far since this post began Very Happy

Posted: Fri Jul 08, 2005 8:09 am
by B_A_D_O_W
Xagaaga markan u ciiray by: Caqaarta

Xareeda laguma wacnaado
Abaartana lagama xumaado
Aduun xun lama juleeyee
Hadii kii xeel ku raacoo
Xogtiisana ruux ku siiyoo
Xusuusta lagama gooye
Xagaaga markan u ciiray
Inaad xaska iiga baydhaa
Xeerkisa jacalba maahee

Posted: Fri Jul 08, 2005 10:40 am
by Gogarad
[quote="XidigtaJSL"]Waar Libaax. Inaadeer mar hadaad inanteeni Googarad amaantey ana waa inaan tix yar soo tooraataa laftaydu, maanagaan soo ciyaar gudi aqoon Very Happy

Googarooy

-Inkastoon falaadhaha faayihiisa caashaqa
-Weli aanaan faro gelin
-Inkastoo dad badan Cilmi u fogeeyoo
-Farooley ka dhigayaa
-Markaan u fiirsado
-Kubabkeeda fiicnida
-Googaradeeda xariirta ah
-Gacanta yara mariyo
-Xididadaa i dhaqaaqa
-Sacabkeeda farshaxanka leh
-Socodkeeda yaabka leh
-Jacaylkeedu Googarad
-Wuu igu fogaadaa
-Wadnuhu fadhiisto
-Ogaadoo ku faafoo
-Kuwa dhiiga fidiyaa
-Fulin waayey hawshii
-Inkastoon fogaadoon
-Wabiyada fatahayiyo
-Honey raacay fooraar
-Ana Googaradeey
-Gayaanka iyo filkaagi
-Faalada ka gaabsaday
-Marka aan xusuuto
-Jeleeca googaradeeda
-Sidii ruux la falay baan
-Fiidkii wareegaa[/quote]

Xidig.. Ala mad iga daysaan waan kala farabadaan doonaye..lool
Ilahaay ha idiin kay dayo brothers.. rose rose Very Happy

Posted: Fri Jul 08, 2005 12:19 pm
by Libaax*
Xidigta mar haduu maansadii badowna soo booday waan sii hadaafiye yarta bal yara harowso.

also Gogarad waa lagu batay and like she say her head might get too big to carry Laughing

so instead this is for Mizz-chief iyadaa u baahan bit of attention Laughing




-Hillaac by Cilmo Boodhari.


---

Inaadeer hagaagtaye haddaad hilinka sii qaadid

Hataq iyo illaah kuguma rido hagabihii sheekhe

Mid hubsiimo badan baad tahoo halo la siiyaaye

Adigaan halyeey kuu gartiyo huruntii daa'uude

Hillaac baa Berbera iiga baxay mizz agteediiye.



-----




Hurdadana habeenkii maledo had iyo waagiiye.

Sida hoorimaad baa qalbigu ii hanqanayaaye

Waa lay horjoogaa sidii horudhacdii geele



------



Inaan Haybsiged dhigay hadday Hodan i moodeyso

Gabdho kale oo aan haasaawiyaa wayga haniyaade

Haddaan hadyad caano ugu diro hooh-lidaa gubiye

Maxaan kula hagaagaa yartu way hanweyn tahaye

Posted: Fri Jul 08, 2005 1:03 pm
by Gogarad
[quote="Libaax*"]Xidigta mar haduu maansadii badowna soo booday waan sii hadaafiye yarta bal yara harowso.

[/quote]

Yarta la harawsaniyow wa tii talaw? Evil or Very Mad

Posted: Fri Jul 08, 2005 1:07 pm
by Libaax*
why are you too wise in lagu harowsado Laughing