SahanGalbeed wrote:Meeshan LABO dhinac ayuun bey u jabaysa arrintani .
1/ Ama nimankan wasiir iyo maddaxweyne isku sheega baa Emperior iyo Mj Bride la aqli ah .
2/ Ama been abuur-ki lagu sheegi jiray baa Garowe online ku caddaatay .
Maxay-nu ka yeeli karna arrintaas ?
1/ Haddey bila aqli yihin , dee halkan inoogu yeedha , oo waxbay u kala sheegayna![]()
2/ Haddi kale na , de Garowe online wakhtiga ha inaga ga luminina
Horta odaygan yare eeh sh dalxiis eeh dabinta cass wasiirkisia kobaad ama raisal wasaarihisu Wa qollada ka timid Mejeerteenia eeh hadana qorra garoweonline iyaka ino xajiiiye ina wasiiradii isku shaandhayn lugu sameeye ama warka qaado ama haqaadan
