*Nobleman* wrote:Those against niqab need to provide valid reason why women shouldnt wear niqab. How is preserving more modesty a bad thing?
Niqaab is tottaly opposed of modesty becouse modesty means women should not drawn to herself more attention than necessary,, i explane this af soomaali my english aint enough.
modesty waa qofka dumarka inaysan indhaha dadka isku soo jeedid. marka niqaab wuxuu soo jitaa indhaha dadka million jeer ka baddan haddii ay gabadhaas aysan xirnaan laheeyn (waji dad) ama niqaab.
masalan maalin summer time kuleeyl ah anigoo ka shaqeynaya centerka Stockholm sweden ayaa waxaa maqaayad ay fadhiyaan dad aad u baddan ah dadka u dhashey wadanka ayaa laamiga waxaa soo marey Naaag somaali ah middle age dhar waaweey wajiga u dadan, waa magaca ilaaheey dadkii meesha fadhiyey ayaan fiirinayey dhamaantood hadalkii inay joojiyeen ayey naxdin iyo amakaag awgeed naagtii fiiris ku bilaabeen.
marka islaamka wuxuu qabaa naagta waa inay wax waliba sameeysaa inaysan dadka indhahooda ama attention-kooda isku soo jiidid(thats modesty) markaad gabadha aysan attentionka dadka isku soo jiidin.
gabadhaas somaaliga ah haddii ay xirnaan laheeyd somali tradion clothes ama xitaa wajiga haddii u furnaan lahaa ATTENTIONKA intaa la eg iskuma soo jiideen.
mara NIQAAB waa agianst modesty, waa NAAAG WINTER TIME MINUS 5 AY TAHAY BIKIINI XIRATEY WADADA SOCOTEY markaas dadka dhan waa fiirin lahaayeen soo maaha.
niaqaab=bikini labadooda waa dhar sheeydaaan mana haboona in dumarka xirtaaan