Gabay Competition

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gabay Competition

Post by Gaashaanle_87 »

Ducaysane209 wrote:Ceelafweyn waa dogol barwaaqo ah

Caleemuhu luxmanayaan

Caano iyo barwaaqo leh

Cududuna u buuxaan

Ciida Caarfonka Badneyd

Xidigihi Dhaalayey

Xeeraadii Maalka Badneyd

Wa Ceelafweyn
Ceel afwayn = Biciide Am I rite?
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Gabay Competition

Post by MrPrestige »

May waa idarays.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Gabay Competition

Post by ina aadan »

Gaashaanle_87 wrote:
Ducaysane209 wrote:Ceelafweyn waa dogol barwaaqo ah

Caleemuhu luxmanayaan

Caano iyo barwaaqo leh

Cududuna u buuxaan

Ciida Caarfonka Badneyd

Xidigihi Dhaalayey

Xeeraadii Maalka Badneyd

Wa Ceelafweyn
Ceel afwayn = Biciide Am I rite?
haye ma xiligii aad isla hadly jirtaybaa la gaadhay :lol:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Gabay Competition

Post by GENERAL_SNM »

Ducaysane209 wrote:May waa idarays.
Only in your inferior mind.. :down:
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gabay Competition

Post by Gaashaanle_87 »

GENERAL_SNM wrote:
Ducaysane209 wrote:May waa idarays.
Only in your inferior mind.. :down:
Of course i Knw Ceel afweyn = Biciide
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Gabay Competition

Post by MrPrestige »

GENERAL_SNM wrote:
Ducaysane209 wrote:May waa idarays.
Only in your inferior mind.. :down:

war orod ku labo Haye Weyn iyo Haye Yare - Sanaag iyo sool waxad ka ogtahay ba ma jirto by the way i am just messing bicide also do live there :up: .
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gabay Competition

Post by Gaashaanle_87 »

Ducaysane plz stop hijackin my thread, dnt bring qabiil into this >------------>

GNSM inaader habuura ka waran? iyo tuulo habreed or Habari heshay?
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gabay Competition

Post by Gaashaanle_87 »

Babygirl waa balaayo maqiiqanoo
Buuhoodlaa laga keenay iyo Badhan
Basbaas bay ku quraacataayoo
Baradhaday ka ganacsataa
Baabuurtana way bililiqaysataa
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gabay Competition

Post by Gaashaanle_87 »

.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Gabay Competition

Post by MrPrestige »

Gaashaanle_87 wrote:Babygirl waa balaayo maqiiqanoo
Buuhoodlaa laga keenay iyo Badhan
Basbaas bay ku quraacataayoo
Baradhaday ka ganacsataa
Baabuurtana way bililiqaysataa


:lol: she is not even from Buhoodle she is form some little dusty village near taleex
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”