Buhoodle airport project plan still on truck

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by GENERAL_SNM »

War Dhulbahnte wa good neighbors and relation and no lightweight HY will come between us.. :mrgreen:
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Erigavo-Man »

when was Ogaden pro dervish? if Bah Geri counts as all ogaden then i don't know. :lol:


for sure though Maxamed Zubeer were anti Dervish and worked with the Ethiopians and many forgieners to bring down the Sayyid.
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Erigavo-Man »

GENERAL_SNM wrote:War Dhulbahnte wa good neighbors and relation and no lightweight HY will come between us.. :mrgreen:


:lol: @ dude, dhulbahante are also our neighbours(in eastern sanaag and Northern Sool) aint got nothing against them.

i just asked a simple question did any significant battles took place between dhullos and Hjs in the 1990-1997 period inside somaliland?

cause i have been searching on the UN details and couldn't find any significant battles that took place between the two in the 1990 -1997 period.


but i have found and stored many reliable UN Sources of the battles and events 1 by 1 between H.Y and Harti and Sacad Muse and Samaroon in the 1990-1997 period.
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Erigavo-Man »

GNSNM , why do you think today Erigabo city and Ceerigaabo district is fully in the hands of sland? :lol: do you think bilaash? it's because the hardwork of the Mujahiid Col.Axmed Miire and his mandem. :sland: :up:
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by JeyR »

GENERAL SNM OR flower GENERAL....
THIS IS SO FUNNY..... THE KID IS SO CONFUSE WALAAHAY... YOU PROVE MY POINT YAWLE HOO HABAR YONIS AHAA OO AAD GABAYGIISA HALKAN KU DAABACDAY, BAL AKHRI PLEASE. MIYAAN GABAYGANI CADAYN IN HABAR JECLO KALEED AANY ISKA CELIN KARIN DHULBAHANTE? OGOW HARTIGA UU KA HADLAYAA WAA DHULBAHANTE OO KALIYA....

Haddii aan la heshiininoo Hagaag loo wada daaqin
Oo annagaa Habarwaayiyo Harttiyeeyda la deeynin
Isaaq waa isku hayboo Waysku hooyiyo aabbe
Hayaaydaa kordhi doonta Arabbaa hirka jiidhi
Awalbaa hubka qaadan Habar Yoonis galbeediyo
Hargeesaa iman doonta Habeen lays miri maayo
heelka Caynaba weeyn Ya hadhka laysu badhedhi
Qoluunbaa ka hagaagi Dabedna hawdka dhexaa
Harraad loogu idlaane Toloow maa la heshiiyo


THIS IS THE GABAY YOU POSTED. IT SHOWS THAT YOU H/JECLO ALONE CAN'T FIGHT WITH DHULBAHANTE, YOU MUST CALL H/YONIS, HABAR AWAL., ARAB AND ALL ISAAQ FROM HARGAISA, AND EVERYWHERE. HADII HABAR JECLO KU FILAAN LAHAYD AMA ISKA CELIN LAHAYD MIYAAD U MALAYNAYSAA IN YAWLE OO HABAR YONIS AHI GABAYGAN TIRIN LAHAA. YOU PROVE MY POINT BROTHER. i AM NOT GONNA TALK TO YOU ANYMORE.... YOU CALL YAWLE IN UU CUQDAD HABAJECLO KA QABAY, I THINK HE WAS GREAT MAN WHO TOLD THE THRUTH THE WAY IT SHOULD...
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by JeyR »

ERVAGO MAN..
THERE WAS NO WAR BETWEEN H/JECLO AND DHULBAHATE IN 1990'S ANYTIME WE TRY TO FIGHT, THEY RUN..
HERE IS PROVE.. CHECK THIS LINK... HABAR JECLO IS RUNING FROM THE BULLET AND DHULOOS IS CHASSING THEM...
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by JeyR »

GENARAL SNM OR I CALL GENERAL flower, GABAGAN WAA KII AAD SOO GALISAY MEESHAN EE YAWLE, KAN AAN ANIGU SOO GALIYEY EE HOOSE WAA JAWAABTII UU SAMATAR BAXNAAN KAGA JAWAABAY GABAYGAAS.. FADLAN AKHRI

Sidii oday malluugaha bartiyo moorada iyo faalka
Bal aan mariyo maansada anay igu majeertaane
Maskan iyo Cagaar Habar Jeclo mooyo tumanaysa
Oo midhaha dooggiyo ka badan maadha iyo ciidda

Masaakiin la dhaco waydinkii moodey reerahae
Marraaq lagu gubto iyo bay noqdeen muriyo waabaye
Muusiyo Qudeer uga aroor maalki reer Hagare
Imikay ku meermeerayaan Miilo iyo Laase

Madda kama helaan inamadii magaca waynaaye
MadaxGaallo iyo Toommo iyo Magan Xawaalkiisa
Maatadu haraad Samataroow waa ku madhataaye
Moqorraysta waataad arliga madhax u diiddeene

Kana macaasha waataad in badan maya lahaydeene
Malatari cadhoodaa lafbuu malaw ka siiyaaye
Maroodiguba soo jeesigaan maaro loo heline
Malyoon lagu dhinto bay dhigeen marinkii ceelkiiye

Ragse hadu magliga soo rogtoo kala maqnaan waayo
Muslin iyo kufriba waa inay maalin diriraane
maatada rasaas lala dhacaa malaha maamuuse
Makhrib reero degey tuugag baa mira habeenkiiye

Marjaf lama ammaanee baqii magane yuu raacay
Misir iyo Madheedh iyo Galgalo maye ragi joogay
Mataanaha gobka le Kahinaw waa lagama marmaane
Maryo Dhiig le baa lagu furtay iyo mayd la qawracaye

Iminkaan masqaro loo dilayn meel nin jiifsadaye
Mudo aan yarayn baan Nugaal muranto taagnayde
Ay qoloba qolo maaganayd inay maquunshaane
Allaylehe Isaaq baa mulkiyey maaxdi Caynaba'e


JAWAABTII GABAYGA YAWLE EE SAMATAR BAXNAAN: WAA TAN
Mooradu ma fiicniyo nin maal,lagu majeertaaye
Anse macallin diin laan ahoo, dhigayan mawliide
Sida shiikh mufti ahoo cilmiga,madal ka sheegaaya
Bal aan mariyi maaweeladaan,maahirkeed ahaye

Nin hadduu malluugada yaqaan, mooradiyo faalka
Isagiyo Fircoon baysku mida, maalin aakhiro e
Adow maraga oo shaacir waa,inuu mushteegaaye
Inuu gabaygi kaa yare mergedo,laguma moodayn

Marka hore hadday laba qabiil,kala maqnaan weydo.
Miyir lagu walaaliyo hadday,maarsi kala weydo
Mindiyo laysku dooxiyo hadday,maradu dhiigoodo
Mirta iyo dharaartuba dagaal,kama maqnaadaane
Mutux waxaa ka xoog badan sirtii, laysku mowtiye e

Waxba Habar jeclada aan MULKIYEY,haw makaabbirine
Shan qolaa mataanaha ka jaban,Maxamedkiinniiye.
Madmadoobayaal oo dhan baan,loo muraad qumine
Waa muusanoow iyo baroor,maansadaad tidhiye
Maadhiinka nimankaan la dhacay, miidha HABARYONIS.
ma midgay ahaayeen kuwii maganta noo jiifay
Magta geedquwaax lagu xukumay,waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa ka jiraan,muuqan mahayaane?
Mise waa kuwii lagu mudmuday,maqasha daaqeeda

Makhribkii hadaan duulay,waa mid an ku dheerahaye
Muunida aroortiyo hadhkii,kuma macaashteene
Waa taan makaartii Goleed, kaa mullaaxsadaye
Maydkii Isaaq lagala hadhay,moodharaa guraye
Waa kii waraabuhu ku mamay, maaxdii reer sahale


Haddii deyrtu waa mudan hartiye,nala mihiibsiiyo.
Meeshaad taqaanneen haddii,mayeyga loo diido
Meermeerka Gubaddood haddii,lagu maqnaan waayo
Sida maylka geeddigu hadduu,mudh isa soo siiyo.
Manqax iyo haddii xiditinnimo, la isku muuneeyo
Hadday muusayaal nala dersaan,nagama maarmaane
Dad ninkii manaabo la' haddii midigta loo dhiibo
Maqligaad afaysaa ku goyn, muruqa Yowloowe
Maatada xaggee reer cismaan, madaxa loo saari?
Mas baa kaga tufaye laaska yaa, mar uga soo dhaamin?.

WAR LAMA FAANO OO WALIBA BEEN LAGUMA FAANO.. COME ON GIVE UP.. I PROVE YO EVERYTHING GABAY, VIDOE, WHAT ALSE, SHOULD WE ASK BRITISH NOW?? I DONE WITH YOU MAN BYE
GABAYGA SAMATAR BAXANAAN OO DHAMASTIRIN HALKAN RIIX:
http://www.golkhatumo.com/Deyrtu.htm
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by GENERAL_SNM »

Bottom line is you lost Caynaba after the fight and we still own it TODAY. WTF are we discussing exactly?

Ps, here is the reply back to that Gabay by Samatar. Bare in mind he was killed in a battle with HJ. :mrgreen:
This is Yawle;
Jawaabti Samatar

Maxamed Aadan Caws "Yawle", (HY)

Gabaygani wuxuu Jawaab u yahay gabaygii Samatar Baxnaan. Samatar wuxuu gabaygaas kaga jawaabayey gabaygii Yawle e uu Libta HabarJeclo ku tilmaamayey. Yawle wuxuu Samatar (oo faalleeyey rag ka maqnaa reer CAWL) xasuusinayaa dhibaatadii ka soo gaadhay colaadda oo waatii
1. Samatar walaalkii lagu diley dagaalka
2. Samatarna laba xabbadood baa ku dhacay oo midna Il kaga dhacday oo uu beelay midna Xiniin bay kaga dhacday oo waa kan Yawle leh

Maadhiinka nimankii indhaha kugu malloongeeyey
Ee Mawdka kaa dhigay dhulkay manidu kuu jiiftey
Ee Maxamed kaa diley inaad maagto malahayne

Wuxu yidhi Yawle;

Waxa Ciidagale maaggan yahay maalin-guul rara'e
Arab wuxu Masaarre ugu furay waa maroorsadaye
HabarYoonis Miidhiyo Gobley magac ku daaqdaaye

Mahadbaa Ilaah loogu naqay midhaha reer Shiikhe
Haddii labada meelood raggii maqan la faalleeyey
Marna kuma mushaawirin inaad naga macaashteene

Nimankii makalay baannu nahay maqaddimiintiiye
Maadhiinka nimankii indhaha kugu malloongeeyey
Ee Mawdka kaa dhigay dhulkay manidu kuu jiiftey

Ee Maxamed kaa diley inaad maagto malahayne
Adba kuuma muuqdoo la waa malawgi dheeraaye
Ma haddaanu maraynaa ragaan muus ku kala gooyey
Mijirkii Bileyska iyo Jirdaa ii markhaatiyahe.
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Erigavo-Man »

Dude so what you killed 1 guy - Yawle while we killed 27 of your best poets including Maxamed Cali Fadal and his Cousin Ciise Tuur.


Dagaaladii sokeeye ee HY iyo HJ dhexmaray badhtamihii qarnigii aynu soo dhaafnay ayaa rag badani ka gabyeen iyadoo mid waliba dhinaca saarayo tolkiis. Maalintii Qallalis ee 27-ka nin ee HJ ee Maxamed Cali Fadal iyo inaadeerkii Ciise Tuur la dilay ayaa HY u ku tidhi nimankii aad maroodiga ku sheegtay ee HJ waataa la jebiyey ee hadalkaagii la soo noqo. Yawle wuxu markaa yidhi,

1.Muslin iyo kufriba idinka oo ugu miciin liita
2.Ma maroodi baan Habar Jeclooy idinku maaweeshey
3.Ma mooyaan idiin tumay gun waa loo mashxaradaaye
4.Ma maraykan baa idin qabsaday ayda miranaayey


Hogaysuugaanta

anyway continue your little skirmish with the Dhullos sorry to busted your bubble, in future keep your mouth out of the H.Y.
Last edited by Erigavo-Man on Tue Dec 15, 2009 7:45 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Cali_Gaab »

Duceysane, maxaa ku haya adiga curyaanka tahay ba wase?
Hadalkii yawle iyo bohol ayaad meeshani la soo taagtey walahi inaan an dhulka ku la saamixi doono, ka dhaqaaq meeshani ehlu naar yahow!
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Erigavo-Man »

Ina Adeer iis Daaji Horta marka Hore.


GNSNM ba edeb darada bilabaay.


if you want to settle any shit with the dhullos go on i couldn't careless , laakinse markan aan arko cunuuga GNSNM who his over the moon and doesn't know the reality of both sides it's only fair to mention both sides of the story.


anyways Xaal Qata if you felt i was getting between you guys and dhullos.



anigu ruunta i am not interested ina Qabyalad iyo Qudhuun ina waakhtiigayga kulimiyo i have been trying to avoid to engage in Qabyalad topics and keep my mind and heart as a clean pure bani Adam , this shall be my last reply on this topic.


Salaam Everybody no hard feelings.




anyways the IPG must be lonely. :mrgreen:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by LiQaaye_TDH »

Duceysane is Qor Qor Badana :lol: :lol: :lol:

Duceysane... your a little neard from Bohol and your from Sac Joonis of all people iska seexo.....

Yawle was Killed in Dhqoshey+ We took over the HY town of Dhqoshey :lol: what are you going to say, we Moved out peacefully? :lol: :arrow:
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Erigavo-Man »

:lol: @ here comes Ms Liqaaye i guess i hit a Nerve.



atleast nobody messes with S.Y.



even the Guurti knows. :mrgreen:

Waxan halkan idiinku soo gudbinayana illa hadda wax-yaabaha u qabsoomay Wufuudii Golaha Guurtidda ee hawl-galka nabad-siinta ah u tagay Degmooyinka Caynabo, Xuddun, Yagoori & Ceel-Af-weyn.



1) Aaga Degmooyinka Caynbo, Xudun & Yagoori.
Reer Ciye oo Jaamac Siyaad ah kana dilay hal nin Reer Bare ahaana kiis culus waa la dhammaystiray, waxana la kala qaatay Axankii & Kafankii.
Sacad Yoonis-Reer Barkhad & Khaalid oo ay Sacad Yoonisku dileen nin Khaalid ah muddo fogna ahayd, markii ay maqleen in Guurti ay joogto oogna yimid, waxa laga gaadhay iyana dhex-dhexaadin & heshiisiin rasmi ah waxana loo kala qaaday Axankii & Kafankii, wixii kalana in ay isa siiyaan ayaa lagu heshiisiiyay oo ay ku muddaysteen.
Reer Iidle dhexdooda oo kala dhagaroobay ayaa iyana lagu heshiisiiyay, laguna so oaf-jaray khilaafkoodii.
Saddex dil oo ay gaysteen Cali Bare ayaa iyana la dhammeeyay, iyadoo la siiyay Axankii & Kafankiiba Beelihii ay ka dileen.
Intaasi oo dhan Toddoba dil (7dil) waa la dhammaystiray waana la sugay dhammaystirkooda .

Waxa gacanta lgu hayaa oo gaba-gaba ku dhaw Sagaal dil oo kale oo dhex-maray:-

ü Shan dil oo Cali Bare ku leeyay Reer Yoonis oo Reer Bare.
ü Laba dil oo Cali Bare ku leeyahay Reer Warsame (Jaamac Siyaad)
ü Hal dil oo Jaamac Siyaad ku leeyahay Cumar (H/Jeclo).
ü Hal dil oo Cali Faarax (H/Jeclo) ku leeyahay Reer Cilmi (Dhul-bahante).

2) Aaga Ceel-Af-weyn


Degaankaasi oo ay horena Guurtiddu uga hawl-gashay, wuxu noqday kan ugu dhibaato badan marka laga eegayo xal-ka gaadhida dhacdooyinka dilalaka ah ee dhexmaray Bulshada Degaamadaasi, waxana u sabab ah duruufo u gaar ah oo uu kaga duwan yahay meelo badan.

Si kastaba ha ahaatee, waxa wefidigii Guurtidda ee hawl-galka halkaasi u joogay u suurta galay in ay go'aamo heshiisiin ah ka gaadhaan, dhacdadii Bixin oo ka dhaxaysay Axmed Faarax Biciida Vs Basanbuur oo isku haystay muddo dheerba nin ku dhintay Shil Baabuur.

Dhinaca kale waxa iyana ay hawsheedii gacanta ku hayaan dilal iyo dhimasho ka dhexeeya Sacad Yoonis-Idarays Vs Iidla- Biciidle, sidoo kale Bahi Bicide Vs Sacad Yoonis-Idarays , Xaamud Turwaa Vs Baho-.

Waxa intaas u dheer iyaga oo gurmad nabadayn ah ka sammeeyay iska hor-imaad ka dhashay jid-gooyo oo dhex-mary Sacad Yoonis Vs B/ugaas (Warsangali) kana dhacday Darar-weyne kuna dhintay nin Abdi Samatar - Sacad Yoonis ahi, ka dibna ay Sacad Yooniskiina soo af-duubeen rag Warsangali ah.

Xubnihi wefdiga Guurtidda ee Aagaasi Ceel-Af-weyn ku sugnaa hawl-adag ayay ka sammeeyeen oo Gurmad ah dhacdadaasi, waxayna arrintii ku dhaw-dahay in ay ku dhamaato is-af-garad.

Wixii dambe ee wax-qabad ah ee u suurta galla wufuuda waxa aynu heli doonaa marka ay wufuudu soo gaba-gabeeyaan hawl-galadani.

Arrimaha hawl-galadaasi ma dhib yara, waayo dad wakhtiyo hore wax kala gaadheen ayaa la dhex-dhexaadinyaa, kuwaasi oon intooda badani diyaar ba u ahayn in ay gashi baxaan, mana aha dhacdooyin qoyan oo la is-hor fadhiyo, oo ay dhincayadu u baahan yihiin wax kala dhex-gala oo wax kala yidhaahda.



Sababahaasi iyo qaar kale ayaana hawlaha dheeraynaya, sida looga soo dhaqaaqaana aad bay u adag tahay, waxana ay u baahan tahay gurmad dhqaale oo loo sii wado.

Waxan Illaahay ka rajaynana inuu u soo fududeeyo hawlahaasi kuna soo dhammaystiraan is-af-garad iyo heshiisiin laga dhex-dhaliyo Beelaha Degaamadaasi.

Allah Mahad Leh.



sxb go even ask our Neighbours the Warsans and Dhullos they know of the Fierce IsaaQ Warriors S.Y and how they do the Job.


even the guy who lead the war in Xudun was non other then Col.Libaahe AUN of the SNM.


even today's Head of Supreme Court of Somaliland is also S.Y - Mrs Omani. :cool: :up:

Atleast S.Y is a Major tribe of the H.Y who contributed in the SNM alot specially in Sanaag and Sool unlike your folks which are rarely visible in the radar. :lol:


and still this day they are continuing their expansion to North Sool.



Qoladayda ninkii doonayow, qaali baan ahaye
Qardhaasa cadde Sacad Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye
Qacda waaga nimankii Berbera, qoomay baan ahaye

Ingiriiska nimankii qabtey, ee qaawiyaan ahaye
Qasnadiha iyo rakuubkii raggii, qaybsadaan ahaye
Hadaannu isu soo qaadanona, naguma qaybaanee
Qadaad tiirintooda ha arkinee qaado hadalkayga.



:cool:



still i am aware of A.M's contribution to the Darawish years :up: - i give credit where it is due. :cool:
Last edited by Erigavo-Man on Wed Dec 16, 2009 1:52 pm, edited 7 times in total.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by GENERAL_SNM »

Sxb, nobody was talking about HY, you couldn't resist sticking their name into this debate. :arrow:
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Re: Buhoodle airport project plan still on truck

Post by Erigavo-Man »

ok, Xaal Qaado inaar you won't hear anymore of H.Y in this topic. :lol:


i am out of here.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”