Stoned to Death
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3532
- Joined: Tue Jul 14, 2009 2:51 pm
- Location: Las Qoray, Erigabo, Hadaftimo, Dhahar, Xingalol, Gelewiyt, Celaayo, Djibouti, Harena.
Re: Stoned to Death
My relatives no longer accept my money, ever since they became aware of a Hadith stating Banu Hashim cannot accept Zakat.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Stoned to Death
Nomad,The Nomad wrote:My relatives no longer accept my money, ever since they became aware of a Hadith stating Banu Hashim cannot accept Zakat.
Can you present that Hadith and help me find a link to Banu Hashim so I can get my pesky relatives off my case, Jazakallah

Re: Stoned to Death
abdisamad3 wrote:becouse i love my mom...HELWAA wrote:If they can survive without you why are you sending mony every month?![]()
ah nice try!.....just admit..they need it
Always help ur parents.

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Stoned to Death
xelwa waxaaga waa qasab so ma ahan..HELWAA wrote:abdisamad3 wrote:becouse i love my mom...HELWAA wrote:If they can survive without you why are you sending mony every month?![]()
ah nice try!.....just admit..they need it
Always help ur parents.

how do you think they survived all those years i was a young school boy..with no money or job..
Re: Stoned to Death
Abdi
Adiga ayaa runta diidan, waxa dadkaaga siisid waa sadaqo LAAKIN way jiran dad aaney ku baxeen. Let me give u ex..A relative called me once and said he needed help.I asked ' imsa ayaad o baahan tahay' he said "horta $150 waa jaadkeyga iyo sigaarkeyga bal reerkana waxaad kari kartid ugu soo dar"..i was like
i just said "xaaskaga magaceeda oo sadaxan ii sheeg iyada ayaan magaceeda ku qoraya adigu haba yaraate lacagta shaqo kuma lehid...jaadkaaga iyo sigaarkaga mesha aad ka keenaysid adaa og"...ninka maalinta ayaa hadalkisa igu danbaysay.Dib danbaysa ilamu soo hadlin.
Marka make sure to send ur sadaqa to pple who need it.
Adiga ayaa runta diidan, waxa dadkaaga siisid waa sadaqo LAAKIN way jiran dad aaney ku baxeen. Let me give u ex..A relative called me once and said he needed help.I asked ' imsa ayaad o baahan tahay' he said "horta $150 waa jaadkeyga iyo sigaarkeyga bal reerkana waxaad kari kartid ugu soo dar"..i was like

Marka make sure to send ur sadaqa to pple who need it.

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Stoned to Death
xilwo..waxaan dadkeeyga siiyo sadaqo uma arko..dadkeeyka wax waan siiya sadaqana dhinac baan ka baxsadaa..HELWAA wrote:Abdi
Adiga ayaa runta diidan, waxa dadkaaga siisid waa sadaqo LAAKIN way jiran dad aaney ku baxeen. Let me give u ex..A relative called me once and said he needed help.I asked ' imsa ayaad o baahan tahay' he said "horta $150 waa jaadkeyga iyo sigaarkeyga bal reerkana waxaad kari kartid ugu soo dar"..i was like![]()
i just said "xaaskaga magaceeda oo sadaxan ii sheeg iyada ayaan magaceeda ku qoraya adigu haba yaraate lacagta shaqo kuma lehid...jaadkaaga iyo sigaarkaga mesha aad ka keenaysid adaa og"...ninka maalinta ayaa hadalkisa igu danbaysay.Dib danbaysa ilamu soo hadlin.
Marka make sure to send ur sadaqa to pple who need it.

- suga_delic
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1241
- Joined: Fri Oct 02, 2009 3:21 pm
- Location: UK
Re: Stoned to Death
My God da most ignorant/Jaahil son of a bitch in da history of Somnet has 2b dis Dr Yalaxow guy. Has da religion ever reached him?

- Mad May
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2301
- Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
- Location: http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=246822
Re: Stoned to Death
suga_delic wrote:My God da most ignorant/Jaahil son of a bitch in da history of Somnet has 2b dis Dr Yalaxow guy. Has da religion ever reached him?![]()

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Stoned to Death
Waryaa NAAG how mny nicks do you got. nacalaa fuleyga tahay ku yaalee soo qaado magacaagii nacadlayeey AIDISKA qabtasuga_delic wrote:My God da most ignorant/Jaahil son of a bitch in da history of Somnet has 2b dis Dr Yalaxow guy. Has da religion ever reached him?![]()
mss mad-mullah NAAAAG, fuley. magaca soo badbadaloEnemy_Of_Mad_Mullah

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Stoned to Death
poor bastard

XISBUL ISLAAM OO DHAGAX KU DIL IYO QISAAS KA FULISAY MAGAALADA AFGOOYE
Published on: Dec 13, 2009 12:00
Ururka Xisbul Islaam ayaa Goordhawayd Xukun isugu jiro qisaas iyo dhaxagax ku dil ka fuliyay degmada Afgooye gobalka Shabeelaha Hoose.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Afgooye ayaa xaqiijinaya in Meel fagaara ah Dhagax lagula dilay Max’med Abuubakar oo jiray 50-sano islamarkana ka Zinaystay Gabar lagu magacaabo Xaliimo
Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Xisbul Islaam Afgooye Sheekh Cismaan Siidow ayaa xukunka ku riday Dadkaasi lasoo eedeeyay.
Boqolaal qof ayaa isugusoo baxay Barxad weyn oo ku taal magaalada Afgooye halkaasi oo Dhagax lagula dilay Maxamed Abuubakar oo kasoo jeeday Tuulada Owjeelle gobalka Shabeelaha Hoose.
Sidoo kale waxaa xukun Qisaas ah lagu fuliyay Axmed Maxamuud Cawaale oo ahaa Gacan ku dhiigle horay u khaarijiyay Marxuum la oran jiray Cawil Maxamuud Axmed.
waxaa kale oo meel fagaara ah lagu Garbaashay Gabar 15-sana jir ah oo la sheegay in ay Galmood la samaysay Marxuumka dhagaxa lagu dilay.

Dr Dr I am only statin da obvious. U nid 2 leave da religion 2 da 1s dat has da knowledge.
Broda u 1 messed up dude.
of course i am a women all da bits n da bobs in 1 place. 

- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
- SheikhExecutive
- SomaliNetizen
- Posts: 509
- Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
- Location: Khaatumo State of Somalia
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Stoned to Death
do they cut the throat afterwards to kill, or do they continue to throw stones until he has no pulse.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1246 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 0 Replies
- 757 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 36 Replies
- 3411 Views
-
Last post by nambarA
-
- 19 Replies
- 2953 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 49 Replies
- 2835 Views
-
Last post by surrender
-
- 31 Replies
- 4796 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 28 Replies
- 2285 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 7 Replies
- 843 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 3 Replies
- 1272 Views
-
Last post by Ladie_x