Page 4 of 4

Re: Khalaas!!!!

Posted: Thu Feb 18, 2010 1:43 pm
by kambuli
Cumar-labasool,quote" OK waan fahmay shaqooyin kale way sameyn karaan"

Thanks...haddaynu is fahmnay...Anigana khalad ha iga fahmin, kuma jees jees karo qof Somaaliyeed oo dhibaateysan, khaas ahaan haween...Hase yeeshee waxaan aad u necbahay una dareensanahay qaadku dhibka uu ka hayo dalkeena...

S-lander :o

Re: Khalaas!!!!

Posted: Thu Feb 18, 2010 1:55 pm
by S_lander-boy
kambuli wrote: S-lander :o

Why are you suprised? hmm I guess my sarcasm wasn't well translated. :mrgreen:

Re: Khalaas!!!!

Posted: Thu Feb 18, 2010 1:57 pm
by qoraxeey
s_lander-boy :down:

Re: Khalaas!!!!

Posted: Thu Feb 18, 2010 3:11 pm
by HELWAA
cajiib.