haye markii aad dhandhaanka iska dhigi jirtay baa lagaaray..waxaan ku iri ninka madoobe ayaa fitnada wada ma ahan xisbul islaam oo dhan..anyway wadanka waxaa la rabaa in lagu xukumo diinta muslimka iyo shareeca..laakin adiga taas horay ayaad uu sheegtay inaad ka soo horjeedid..marka nakala kexee..The_Emperior5 wrote:Haday tahay siyasad iyo xukun doon dee marka sheekadu muslim maha , la garan wa cidi muslim ka ah Ileen muslinka waxa ka xaraan ah dhiga islaamka somahawaa politics iyo fitna waxaa la isku dagalay.hadaad ka wadid dagaaalka dhex maray ina madoobe iyo al.shabaab..nink madoow waxaa soo diray kenyati laakin sheekada waa lagu fahmay..
IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Horta cayda iyo name callinka bal horta jooji islamkan aad waddiid eey ay alshaab keenen baan rabba inan fahmo caaqidadooda iyo qaabkay u socdaa, Marka imika ma qeyb ka mid ah Xisbal islam ba xun qeyb na wey fiicantahay weyaan sheekada marka ma qeyb ka mid ah xisbal islam aya diidan shareeecada maxay isku diidanyihinhaye markii aad dhandhaanka iska dhigi jirtay baa lagaaray..waxaan ku iri ninka madoobe ayaa fitnada wada ma ahan xisbul islaam oo dhan..anyway wadanka waxaa la rabaa in lagu xukumo diinta muslimka iyo shareeca..laakin adiga taas horay ayaad uu sheegtay inaad ka soo horjeedid..marka nakala kexee..
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Question who on that list considers him a Sultan?
Not me
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
abdisamad3 wrote:what adeer?..candullahi yusuf waa murtad..adeer ii ma ahan..since 2006 baan ninkaas ladagalayay..adiga xabashida kabaha kaliya uma qaadid xitaa waad uu duceeysaa fatax ayaad uu martaa suldaan puppet dameer in laguu bixiiyo weyaan..ileen waxaad tahay dameer xabashida uu raran..The_Emperior5 wrote:abdisamad3 wrote:war makii xabashida kabaha uu qaadi jiray beey suldaan ku shegayaan hada...![]()
![]()
![]()
Anigu xabashida Cilaqaat uun baaban la leeyahay eeh Adiga adeerka Isagu xabashi ximbaarsanayhay ayaa dalka la keenayAlla ceeb weyna
![]()
waxaas ka laabo walaal, takfiir wax sahlan ma aha
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Horta waxa weeye hadalku waa labo ,mar haddey arrintani mid reer sheikh Isaxaaq o dhan ku sabsaan ay tahay . Ta ugu horreysa waxa weeye ,been ba halkan ka socota oo wax la soo doortay ma jirto o anigu codkeygi cid I waydisay iyo cid xisaabta ku dartay ma laha . Ta labaad waxa weeye ,mar haddey Emperior iyo Rightwing gooni isku kaashadeen anigu taladeyda Samtar baan ku xidhay ..duriyadu ka badan labadiina nin hoy ! 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Mid kale ayaa jirta ,suldaanka reerku waa Peace maker in chief !Dhallinyarti Isaqa ahayd bay qayb u cadhaysan tahay ninkan , qabaa'iladi deriska aynu wada ahayn (like the ogs ) mid inagu ixtiraamaya ninka lagu magacaabay jagada ma laha ! In other words we're fucked from the begining
..markaa ma'dagaal uun baynu ku jirayna?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Again to be clear , anigu kursidoon ma'ihi ,masuuliyad iga culus na ma'rabo .Waxani siyaasad ma'aha e waa qabyaalad.Nin walba oo reer sheikh Isaxaq ah waa inu ku kalsoonaada suldanka si ay kala dambayn iyo asluub beeshu halkan ugu yeelato.Emperior iyo Rightwing waxaan leeyahay markaad Samatar iyo General SNM soo qancisaan ,count me in ! No one left behind 
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
SahanGalbeed wrote:Again to be clear , anigu kursidoon ma'ihi ,masuuliyad iga culus na ma'rabo .Waxani siyaasad ma'aha e waa qabyaalad.Nin walba oo reer sheikh Isaxaq ah waa inu ku kalsoonaada suldanka si ay kala dambayn iyo asluub beeshu halkan ugu yeelato.Emperior iyo Rightwing waxaan leeyahay markaad Samatar iyo General SNM soo qancisaan ,count me in ! No one left behind
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Waayo? Ma nin aan tolkii qancin karin baa shisheeye inaga ridi laha ? Horta waxan u maleeya inaad usoo qosol doonataan halkan nimanyow 
-
Sanbalolshe
- SomaliNetizen

- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Inalilaahi wa ina lilaaahi raajicuun. Ma kii aan ogaa baa suldaan idiin noqdey
??
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
The_Emperior5 wrote:*Nobleman* wrote:
You had that speech prepared somaha.
No not really Hadalka jeebkan Kala so baxa
Waar ma ciidagala ku dhalay...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
SahanGalbeed wrote:Mid kale ayaa jirta ,suldaanka reerku waa Peace maker in chief !Dhallinyarti Isaqa ahayd bay qayb u cadhaysan tahay ninkan , qabaa'iladi deriska aynu wada ahayn (like the ogs ) mid inagu ixtiraamaya ninka lagu magacaabay jagada ma laha ! In other words we're fucked from the begining..markaa ma'dagaal uun baynu ku jirayna?
aan ku Sheego Salaadinta Reer Sheikh isxaaq dagaal oogayaal na weye Nabbada na wa dhaliyaan , Saalaada safka hore bey ku tukkadaan, Imisa salaadin reer sheikh isxaaq ayaa gobonimo doonku u dagaalamay geeli la kala dhici jiray ka dabba tagi jiray dhul la qaado, Marka suldanku wa Leader Dhinac walba wa u rida xabbada, Sahan galbeed aniga cidi na ima cahdeysna aan ahayn Geneeral Duufle nafta na waad taqanayo xaarkisu walaaqa
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
The_Emperior5 wrote:Horta cayda iyo name callinka bal horta jooji islamkan aad waddiid eey ay alshaab keenen baan rabba inan fahmo caaqidadooda iyo qaabkay u socdaa, Marka imika ma qeyb ka mid ah Xisbal islam ba xun qeyb na wey fiicantahay weyaan sheekada marka ma qeyb ka mid ah xisbal islam aya diidan shareeecada maxay isku diidanyihinhaye markii aad dhandhaanka iska dhigi jirtay baa lagaaray..waxaan ku iri ninka madoobe ayaa fitnada wada ma ahan xisbul islaam oo dhan..anyway wadanka waxaa la rabaa in lagu xukumo diinta muslimka iyo shareeca..laakin adiga taas horay ayaad uu sheegtay inaad ka soo horjeedid..marka nakala kexee..
^^waa kaas waxa fitnada keeney hadana meeshi laga soo diray ayaa lagu celiyay..abdisamad3
..ninka madoow waxaa soo diray kenyati laakin sheekada waa lagu fahamtay..
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
[/quote]abdalla11
waxaas ka laabo walaal, takfiir wax sahlan ma aha
ninkaas cabdulaahi yusuf waa ninki xabashida oo gaal ah keenay Somalia..inaad ogtahay iyo inkale ma ogi laakin xabashidii masjidyada xitaa waxeey ku dhex qoreen waxa calaamada christaanka oo weey ku dhex xaareen waxa xitaa laga soo sidayaay al-jazeera marka ninkaas sidaas dabadhilif uu ah oo dhaciifka ah haduu aheeyn murtad maba ogi qofka kale oo murtad noqoya marka..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 2674 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 30 Replies
- 2149 Views
-
Last post by Lil_maRlilander
-
- 17 Replies
- 1228 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 652 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 2 Replies
- 575 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 14 Replies
- 1357 Views
-
Last post by Skippa
-
- 3 Replies
- 561 Views
-
Last post by idol
-
- 14 Replies
- 1140 Views
-
Last post by ms.nalia
-
- 9 Replies
- 992 Views
-
Last post by ProudFather
-
- 17 Replies
- 1320 Views
-
Last post by gurey25

