Page 4 of 5

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 5:03 pm
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:
waa politics iyo fitna waxaa la isku dagalay.hadaad ka wadid dagaaalka dhex maray ina madoobe iyo al.shabaab..nink madoow waxaa soo diray kenyati laakin sheekada waa lagu fahmay..
Haday tahay siyasad iyo xukun doon dee marka sheekadu muslim maha , la garan wa cidi muslim ka ah Ileen muslinka waxa ka xaraan ah dhiga islaamka somaha
haye markii aad dhandhaanka iska dhigi jirtay baa lagaaray..waxaan ku iri ninka madoobe ayaa fitnada wada ma ahan xisbul islaam oo dhan..anyway wadanka waxaa la rabaa in lagu xukumo diinta muslimka iyo shareeca..laakin adiga taas horay ayaad uu sheegtay inaad ka soo horjeedid..marka nakala kexee.. :arrow:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 5:08 pm
by The_Emperior5
haye markii aad dhandhaanka iska dhigi jirtay baa lagaaray..waxaan ku iri ninka madoobe ayaa fitnada wada ma ahan xisbul islaam oo dhan..anyway wadanka waxaa la rabaa in lagu xukumo diinta muslimka iyo shareeca..laakin adiga taas horay ayaad uu sheegtay inaad ka soo horjeedid..marka nakala kexee..
Horta cayda iyo name callinka bal horta jooji islamkan aad waddiid eey ay alshaab keenen baan rabba inan fahmo caaqidadooda iyo qaabkay u socdaa, Marka imika ma qeyb ka mid ah Xisbal islam ba xun qeyb na wey fiicantahay weyaan sheekada marka ma qeyb ka mid ah xisbal islam aya diidan shareeecada maxay isku diidanyihin

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 5:43 pm
by Xamari_76
:lol: :lol:

Question who on that list considers him a Sultan?

Not me :up:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 6:15 pm
by abdalla11
abdisamad3 wrote:
The_Emperior5 wrote:
abdisamad3 wrote:war makii xabashida kabaha uu qaadi jiray beey suldaan ku shegayaan hada... :lol: :lol: :lol: :down:

Anigu xabashida Cilaqaat uun baaban la leeyahay eeh Adiga adeerka Isagu xabashi ximbaarsanayhay ayaa dalka la keenay :lol: Alla ceeb weyna 8-)
what adeer?..candullahi yusuf waa murtad..adeer ii ma ahan..since 2006 baan ninkaas ladagalayay..adiga xabashida kabaha kaliya uma qaadid xitaa waad uu duceeysaa fatax ayaad uu martaa suldaan puppet dameer in laguu bixiiyo weyaan..ileen waxaad tahay dameer xabashida uu raran.. :lol: :down:

waxaas ka laabo walaal, takfiir wax sahlan ma aha :up:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 8:09 pm
by Voltage
Image

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 8:42 pm
by SahanGalbeed
Horta waxa weeye hadalku waa labo ,mar haddey arrintani mid reer sheikh Isaxaaq o dhan ku sabsaan ay tahay . Ta ugu horreysa waxa weeye ,been ba halkan ka socota oo wax la soo doortay ma jirto o anigu codkeygi cid I waydisay iyo cid xisaabta ku dartay ma laha . Ta labaad waxa weeye ,mar haddey Emperior iyo Rightwing gooni isku kaashadeen anigu taladeyda Samtar baan ku xidhay ..duriyadu ka badan labadiina nin hoy ! :lol:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 8:47 pm
by SahanGalbeed
Mid kale ayaa jirta ,suldaanka reerku waa Peace maker in chief !Dhallinyarti Isaqa ahayd bay qayb u cadhaysan tahay ninkan , qabaa'iladi deriska aynu wada ahayn (like the ogs ) mid inagu ixtiraamaya ninka lagu magacaabay jagada ma laha ! In other words we're fucked from the begining :lol: ..markaa ma'dagaal uun baynu ku jirayna?

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 8:56 pm
by SahanGalbeed
Again to be clear , anigu kursidoon ma'ihi ,masuuliyad iga culus na ma'rabo .Waxani siyaasad ma'aha e waa qabyaalad.Nin walba oo reer sheikh Isaxaq ah waa inu ku kalsoonaada suldanka si ay kala dambayn iyo asluub beeshu halkan ugu yeelato.Emperior iyo Rightwing waxaan leeyahay markaad Samatar iyo General SNM soo qancisaan ,count me in ! No one left behind :lol:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 9:06 pm
by Cali_Gaab
SahanGalbeed wrote:Again to be clear , anigu kursidoon ma'ihi ,masuuliyad iga culus na ma'rabo .Waxani siyaasad ma'aha e waa qabyaalad.Nin walba oo reer sheikh Isaxaq ah waa inu ku kalsoonaada suldanka si ay kala dambayn iyo asluub beeshu halkan ugu yeelato.Emperior iyo Rightwing waxaan leeyahay markaad Samatar iyo General SNM soo qancisaan ,count me in ! No one left behind :lol:

:lol: :lol: That's like asking a bird to eat with a spoon, virtually impossible!

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 9:50 pm
by SahanGalbeed
Waayo? Ma nin aan tolkii qancin karin baa shisheeye inaga ridi laha ? Horta waxan u maleeya inaad usoo qosol doonataan halkan nimanyow :lol:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Thu Feb 25, 2010 9:59 pm
by Sanbalolshe
Inalilaahi wa ina lilaaahi raajicuun. Ma kii aan ogaa baa suldaan idiin noqdey :lol: :lol: :lol: ??

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 6:28 am
by Kukri
The_Emperior5 wrote:
*Nobleman* wrote:


You had that speech prepared somaha.

No not really Hadalka jeebkan Kala so baxa :mrgreen:
:clap: :clap:

Waar ma ciidagala ku dhalay... :mrgreen:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 9:22 am
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Mid kale ayaa jirta ,suldaanka reerku waa Peace maker in chief !Dhallinyarti Isaqa ahayd bay qayb u cadhaysan tahay ninkan , qabaa'iladi deriska aynu wada ahayn (like the ogs ) mid inagu ixtiraamaya ninka lagu magacaabay jagada ma laha ! In other words we're fucked from the begining :lol: ..markaa ma'dagaal uun baynu ku jirayna?

aan ku Sheego Salaadinta Reer Sheikh isxaaq dagaal oogayaal na weye Nabbada na wa dhaliyaan , Saalaada safka hore bey ku tukkadaan, Imisa salaadin reer sheikh isxaaq ayaa gobonimo doonku u dagaalamay geeli la kala dhici jiray ka dabba tagi jiray dhul la qaado, Marka suldanku wa Leader Dhinac walba wa u rida xabbada, Sahan galbeed aniga cidi na ima cahdeysna aan ahayn Geneeral Duufle nafta na waad taqanayo xaarkisu walaaqa :lol:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 9:23 am
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:
haye markii aad dhandhaanka iska dhigi jirtay baa lagaaray..waxaan ku iri ninka madoobe ayaa fitnada wada ma ahan xisbul islaam oo dhan..anyway wadanka waxaa la rabaa in lagu xukumo diinta muslimka iyo shareeca..laakin adiga taas horay ayaad uu sheegtay inaad ka soo horjeedid..marka nakala kexee..
Horta cayda iyo name callinka bal horta jooji islamkan aad waddiid eey ay alshaab keenen baan rabba inan fahmo caaqidadooda iyo qaabkay u socdaa, Marka imika ma qeyb ka mid ah Xisbal islam ba xun qeyb na wey fiicantahay weyaan sheekada marka ma qeyb ka mid ah xisbal islam aya diidan shareeecada maxay isku diidanyihin
abdisamad3
..ninka madoow waxaa soo diray kenyati laakin sheekada waa lagu fahamtay..
^^waa kaas waxa fitnada keeney hadana meeshi laga soo diray ayaa lagu celiyay.. :up:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 9:28 am
by abdisamad3
abdalla11

waxaas ka laabo walaal, takfiir wax sahlan ma aha :up:
[/quote]
ninkaas cabdulaahi yusuf waa ninki xabashida oo gaal ah keenay Somalia..inaad ogtahay iyo inkale ma ogi laakin xabashidii masjidyada xitaa waxeey ku dhex qoreen waxa calaamada christaanka oo weey ku dhex xaareen waxa xitaa laga soo sidayaay al-jazeera marka ninkaas sidaas dabadhilif uu ah oo dhaciifka ah haduu aheeyn murtad maba ogi qofka kale oo murtad noqoya marka.. :|