Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
Moderator: Moderators
Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
Muj. Musa Bixi I believe said: waar ha noo dhulbahantayn lol... Waar nimankan dhulos ciddi somaliland kuma khasbin ee nabada afweynoo dhicin bay qaateen. Isbedelkaa siyasadeed ee la filayo marku yimaadona doorkoodi libaax somaliland way ka qaadanayaan. kuwa xanuunsanaya ee wanaagu deeqin ama isaq ama darood ama cid kale ha noqdaane we know how to deal with them. Mar haddii Somalilandna qaangaadhay waa loo simanyahay waa nin walba iyo kartidiisu halkay dhigto...aragtida siyasadeed iyo gobanimadii HJ higsanaysay Somaliland qarkay u saarantahay...wale nin aan aragtida iyo gobanimada nala waadaginna dib Somaliland waxba uga noqonayn. Oo isbedelkani will bring the consolidation of political power back to its original center of gravity, waa aasaasi iyo udub aan dhacayn. Dhulbahantena waa dad dhiig iyo dhaqanba la wadaago haddaanay intaas iyo wanaagii badna deeqin oo magac guud iyo mabda qaloocii lagu khaldi jiray hadday hadeerna lagu khaldo guuldarradii ugu weynayd baa ku dhacaysa oo arrintu ka wayn siyasad lagu kala kalabaydhay maalintaas. Wixi wax lagu ahaa ee kulmin jirtay iyaga iyo dadkay,dhul dhiig iyo dhaqan ba la wadaagaan baa lumaysa oo meesha ka baxaysa wakhti kala-guur ahna waa la galaya oon dib looga soo noqon karin.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
haday somaliland tageereyaan wa la so dhaweynayan haday laakin khuusuusii iyo wax nocaasa bilaaban iidoorku wa inu fariskisa kora oo sheeko hagoogane ciyaaro 

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
Emperior, shaqada ku noqo saaxib. Bishan oo dhan waxaad gashaa 'overtime'. Lacagta lagu siiyo na dawladda cusub ee Somaliland (Faisal Waraabe) nuclears ha ku iibsadadaan. Buhoodle iyo inta kale ee hadal haya aan ku tuurno.

Ha lagu garaaco afar iyo labaatan saac ilaa ey caruurtooda sidani uu dhashaan:

Ha lagu garaaco afar iyo labaatan saac ilaa ey caruurtooda sidani uu dhashaan:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
Cali-Gaab iyo Emperor,
Laba fule illaahow ,aan banaankii karamaan, ban cadde, god heeli, iyo bad weyn idinka helo. Halkanay dhuusada tuurayaan. Waxaa la cadeeyey ninka marka nabada la joogo laga fadhiyi waayo waa ninka rag ugu fulaysan. Baqbaq bay meesha ku hayaan, tolow kuwani ma habray u warami jireen.
Kan Fu'aadna waa horaanu dayrinay idinku dabacayuuney xaarkiisa xadhko ku asasha.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
udun wrote:Cali-Gaab iyo Emperor,
Laba fule illaahow ,aan banaankii karamaan, ban cadde, god heeli, iyo bad weyn idinka helo. Halkanay dhuusada tuurayaan. Waxaa la cadeeyey ninka marka nabada la joogo laga fadhiyi waayo waa ninka rag ugu fulaysan. Baqbaq bay meesha ku hayaan, tolow kuwani ma habray u warami jireen.![]()
Kan Fu'aadna waa horaanu dayrinay idinku dabacayuuney xaarkiisa xadhko ku asasha.
waryanaad qixiin eeh maad iska fadhiyi, qax labaaad karii meysid eh
Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
Inaadeer qaxaad qaxdeen qax ka badan marnaba qaxi maayo. Taasaa hubaala. Ba'nii waa ka war hayaa.khalid ali wrote:udun wrote:Cali-Gaab iyo Emperor,
Laba fule illaahow ,aan banaankii karamaan, ban cadde, god heeli, iyo bad weyn idinka helo. Halkanay dhuusada tuurayaan. Waxaa la cadeeyey ninka marka nabada la joogo laga fadhiyi waayo waa ninka rag ugu fulaysan. Baqbaq bay meesha ku hayaan, tolow kuwani ma habray u warami jireen.![]()
Kan Fu'aadna waa horaanu dayrinay idinku dabacayuuney xaarkiisa xadhko ku asasha.
waryanaad qixiin eeh maad iska fadhiyi, qax labaaad karii meysid eh
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
Anigu ma qixiin sxb anigu dhulkayga Ethiopia ayaan tagay, adigu laakin waxan ka baaqaya inad qaxdiid ina yidha beri ba qabil dhulbahanta ah halkan joogi jiray 

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo
Haka yaabin taasi waa habaar. Hadda anagu wax ma habaaro. Qaxiinu meeli badan waa gaadhay laakiin anagu guryahayagii baanu mar walba joogney.khalid ali wrote:Anigu ma qixiin sxb anigu dhulkayga Ethiopia ayaan tagay, adigu laakin waxan ka baaqaya inad qaxdiid ina yidha beri ba qabil dhulbahanta ah halkan joogi jiray
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1050 Views
-
Last post by udun
-
- 16 Replies
- 1244 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 0 Replies
- 331 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf
-
- 4 Replies
- 16 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf
-
- 1 Replies
- 537 Views
-
Last post by eternauta
-
- 0 Replies
- 460 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 1 Replies
- 557 Views
-
Last post by zingii
-
- 12 Replies
- 1646 Views
-
Last post by Somalian_Boqor