Babygirl- wrote:The_Emperior5 wrote:habarjeclo do have more land then dhulbahante They have access to sea
They are the largest Clan in the house of lords in Somaliland
Ismacil cali abokor became a member of golaha sare eeh kacaanka because inqlaabki bu la dhigay afweyne not because , Ina maxammad siyaad barre wuu wassi jiray Like ina dafle
I dont even have to mention Dahabshil and indho dheere.
Who would of Saved your people. Why not? cause he had no power. why do you want to separate? cause you can't forget how you were man-handled.
Ina Habar Who.

14 members?

Dhulbahante who don't support Somaliland & never vote in any Elections have 11.. & 6 more.

imagine if Dhulbahante voted!
What acces to sea? the village called Xiis? or Maydh? with a pop. of less than 20 ppl? LOOOL even Berbera has less than 5000.
XIIS-
http://maps.google.com/maps?hl=en&q=xii ... a=N&tab=wl
Maydh-
http://maps.google.com/maps?hl=en&q=may ... a=N&tab=wl
We have Lasa - suuraad.

Babygirl naga daa u lot are landlocked thats not a secret it does not matter xiis is Hj and karin is hj karin is in togdheer xiis is in sanaag, laasa surad ma idink aba u so dhawada Waad iska cashaqadeen mooyaane
ina dafle and his lot were owned in Somaliland when he armed his Clan agains the hj they still lost haye

Qorigi m16ka oo somaliya wagaas ku cusba axmedo dhici wa bey ku washeen
Babygirl i am not talking about the The parliament of somaliland , they come with votes but i am talking about the House of lords. Iyaga wala magacaaba habarjeclo have the largest
The parliament ba cod lugu so baxa kan Wa lo magacaba, Bal lets see the Parliament elections are next year bal codeya bal aynu eegno intad ku so baxdaan
Beesha habarjeclo
1 Gudomiyaha golaha guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan
2. Cawil Xuseen Axmed
3. Maxamed Jaamac Abokor
4. Axmed Dirir Cali
5. Ismaaciil Cabdi Ducaale
6. C/raxmaan Cismaax Xasan
7. Maxamed Maxamuud Diiriye
8. Maxamed Ducaale Qurux
9. Cawil Cismaan Dawiil
10. Siciid Shire Xuseen
11. Axmed Xuseen Sahal
12. Caydid Maxamed Cabdi
13. Aadan Shire Xuseen
14. Sahal Iidle
Beesha Habar-Awal, kuraasta ay ku leedahay golahaasi guurtida
1. Muxumed Aw Axmed Xaaji
2. Aadan Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdi
3. Sh Khaliif Xasan Xasan Gudaal
4. Sh C/raxmaan Maxamed Muuse
5. Xaashi Cabdi Mooge Kharaj
6. C/raxaan Sh Yuusuf Sh Madar
7. Xasan Axmed Faarax Boobe
8. Axmed Jaamac Carab
9. Saleebaan Garas Seed.
Beesha Garxajis, ayaa saamiga kuraastoodu yahay uu yahay:
1. X Cabdi Xuseen (C/waraace)
2. Maxamuud C/llaahi Qaalib
3. Dheeg Maxamuud Yasiin
4. Faadumo Jaamac Raage
5. Axmed Muuse Obsiiye
6. Cumar Nuur Waaye
7. Ibraahin Aw Nuur Jiciir
8. Maxamed Nuur Cigaal
9. C/llaahi Ibraahin Dhugad
10. Farxaan Ciise Ubaxle
11.Siciid C/llaahi Yasir.
Beesha Arab oo leh 6 Kursi.
1.C/qaadir Aw Xuseen Mire
2. C/casiis Gaaxnuug Boosh-cade
3. C/raxmaan Qawdhan
4. Khadar Ismaaciil Qardhab
5. Jaamac Faarax (Jaamac Riyo)
6. C/raxmaan Quulle.
Beesha Ayuub waxay ku leedahay 3 kursi
1. Gudoomiye ku xigeenka guurtida Sh Axmed Sh Nuux Furre
2. X C/raxmaan Cismaan Jaamac
3. Cali Aadan Qaliinle.
Beesha Toljecle 2 kursi
1. Haybe
2. Cabdi Maxamed Woqooyi
Beesh Dhulbahante
1. Cawil C/llaahi Caydiid
2. Axmed Xasan Saalax
3. Xirsi 4. Maxamed Weli Warsame
5. C/qaadir Maxamed Indho
6. Xasan Cumar Axmed 7 Cumar Faarax Budeeye
8. Muuse Ciise Xamari
9. C/Rashiid C/llaahi Fakar
10. Cismaan C/llahi Maja-qariye
11. C/raxmaan Cabdi Faarax.
Beesha Warsangali
1.Gudoomiye ku xigeenka labaad Siciid Jaamac Cali
2. Siciid Cali Nuux
3. Maxamed Nuur Shir-tag
4. Faysal Axmed Ismaaciil
5. C/llaahi Maxmed Huruuse
6. C/salaan Maxamed Siciid
7. Maxmed Xuseen Huruuse.
Beesha Gadabuursi
1. Maxamuud Xareed Rooble
2. C/raxmaan Axmed Aareeye
3. Daahir Cali Jaamac Goodad
4. Saalax Madar Xoosh
5. Diini C/llaahi Hindi
6. C/wahaab Sh Cali Jawhar
7. Nuur Rayaale Khayre
8. Ibraahin Ciise Buux
9. Yuusuf Axmed Ugaas.
10. Suldan guray Nuur ayaa isaga kursigiisi banana yahay oo dhawaan geeriyooday.
Beesha Ciise
1. Sh Maxamuud Xirsi Faarax
2. Axmed Daahir Jirde
3. Maxamed Nuur Sugaal
4. Axmed Maydhane Shibiin
Beelaha laga tirada badan yahay ayaa iyaguna ku leh aqalka guurtida, oo saami ahaan min hal kursi looga qoondeeyay
Beesha Aabo Yoonis
1. C/llaahi Sh. Xasan Cismaan
Beesha Gahayle.
1. Axmed Nuur Aw Cali
Beesha Madigaan
1. Yuusuf C/llaahi Cawaale
Beelaha Gabooye
1. Jirde Siciid Axmed
Beesha Akisho
1. Sheekh Cumar Furre
Source: Haatuf