ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by edleh »

I would say Islamic Sharia till the Day of Judgement. :up:
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by Shirib »

BODHI wrote:ITS INTERESTING TO READ HOW SOME OF YOU THINK HOW SICK AND TWIST Y'ALL REALLY ARE FUCKED UP IN THE HEAD
care to explain what you're really trynna say?
User avatar
Dalton
Posts: 77
Joined: Sun Feb 07, 2010 8:37 pm
Location: Cambridge, MA

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by Dalton »

zulaika wrote: under all that verbage is the undertone of "anything you can do, i can do better....poorly delivered of course but nonetheless of the same gist....

"No historical student of the culture of Western Europe can ever reconstruct for himself the intellectual values of the later Middle Ages unless he possesses a vivid awareness of Islam looming in the background." (Pierce Butler, "Fifteenth Century of Arabic Authors in Latin Translation, in the McDonald Presentation Volume; Freeport, N.Y., 1933; p.63)"

every civilization built its pillars on borrowed knowledge of another, drop the orientalist views and pay credit were due.......
I would be lying if I said I understood what you are trying to get at here.
User avatar
Dalton
Posts: 77
Joined: Sun Feb 07, 2010 8:37 pm
Location: Cambridge, MA

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by Dalton »

Garbo_Gedo wrote:Secularism= Christianity
The ignorance displayed in this forum boggles the mind!
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by grandpakhalif »

secularism is Dajjal's system
User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by shidow1 »

secularism is for me.....
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by udun »

Dalton wrote:
zulaika wrote: under all that verbage is the undertone of "anything you can do, i can do better....poorly delivered of course but nonetheless of the same gist....

"No historical student of the culture of Western Europe can ever reconstruct for himself the intellectual values of the later Middle Ages unless he possesses a vivid awareness of Islam looming in the background." (Pierce Butler, "Fifteenth Century of Arabic Authors in Latin Translation, in the McDonald Presentation Volume; Freeport, N.Y., 1933; p.63)"

every civilization built its pillars on borrowed knowledge of another, drop the orientalist views and pay credit were due.......
I would be lying if I said I understood what you are trying to get at here.
Looks like you are getting arrogant when Zulaika explained that your so-called western renaissance is based on islam and advised you to pay credit where it is due.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by udun »

Dalton wrote:
Garbo_Gedo wrote:Secularism= Christianity
The ignorance displayed in this forum boggles the mind!
Looks like the same arrogance and stupidity that I have already mentioned is repeated here. If you think you know better, why do you stick around in this forum and go those places where your "kinds" belong? GTFO Kufr boy.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by ToughGong »

Whoever advocates secularism is an apostate from Islam, according to Muhammad al-Ghazali, a leading Egyptian theologian. “As separation of religion and state, secularism is unadulterated kufr.”
:up: :D
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by nomadicwarlord »

Communism.
SomeGuy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 578
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: God Knows Where

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by SomeGuy »

...And so called Pro Sharia folks changing the subject to history lesson?. Please tell us why you guys like us to travel back in time---back to 7th Century Sharia?

SomeGuy
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by DR-YALAXOOW »

secularism and democracy is the best way for a country to develop, fiiri compare most un-educated country on this planet saudi arabia and the secular republick of turkey.
turkey is more advanced and more true muslim becouse of secular system than The hypocrite country of saudi arabia .

marka iskuma xirna sharia iyo islaanimada, qofka isagoo islaam ah ayuu secular ahaan karaa.

dadkiina sharia ka daba ooynaya ogaada shariicada inay ogoshahay SLAVERY, is adoonsiga, dhamaan xukumadii caliphate dadka madmadoow suuqayada ayaa lagu iibin jirin sidii xoolaha.
marka dunidan 2010 systemka kaliya ee baniaadamka ku hormari karaan waa democracy iyo secularism, mana soconeyso sharia ee dadka dhagax ku dilid iyo gacan gooyn waali ah sida sacuudiga.
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by edleh »

DR-YALAXOOW wrote:secularism and democracy is the best way for a country to develop, fiiri compare most un-educated country on this planet saudi arabia and the secular republick of turkey.
turkey is more advanced and more true muslim becouse of secular system than The hypocrite country of saudi arabia .

marka iskuma xirna sharia iyo islaanimada, qofka isagoo islaam ah ayuu secular ahaan karaa.

dadkiina sharia ka daba ooynaya ogaada shariicada inay ogoshahay SLAVERY, is adoonsiga, dhamaan xukumadii caliphate dadka madmadoow suuqayada ayaa lagu iibin jirin sidii xoolaha.
marka dunidan 2010 systemka kaliya ee baniaadamka ku hormari karaan waa democracy iyo secularism, mana soconeyso sharia ee dadka dhagax ku dilid iyo gacan gooyn waali ah sida sacuudiga.

Maxaa arrintaas u haysaa DALLIIL? Mise hadalo aan jirin ayaad isaga dooddaysaa? Weli waxaa isku haysataa nin wax ka yaqaanna Macnaha ay kala xambaarsan yihiin Sharia iyo Secularism, hase ahaatee ma tihid qof xaqiiqo ahaan cilmigeeda leh. Sida iska waxaa uun ka mid tahay dadka dushaa sare wax ka indha-indheeya ee aan Hoos u dhaaca lahayn. Sidoo kale waxaa isaga kaa qaldan farqiga u dhexeeya Shareeca Islaamiga ah iyo ideology-ga Secularism-ka. Shareecadu waxay uga duwan tahay Cilmaaniyadda waxaa weeye iyadoo ay tahay Shareecadu Qaynuun ka ahaatay Xag Eebbe [SWT], isla mar ahaantaasina ku socota qaaddashada awaamiirta Eebbe. Halka Cilmyaaniyaddu ay tahay sharci ay suubiyeen in ka mid ah Ilmo Aadam (a man-made law), taasi oo fikir ahaan iyo dhismo ahaanba ku dhisan bawsi inta badan keena ku danaysi iyo ka danaysi.

Marka Qaynuun Rabbaani ah iyo mid dad samee ah, isku meel, sinaba iyo marnaba, ma wada iman karaan. Haddii ay Islaamnimadu dhab inaga tahay, waa in aynu qaadano Qawaaniinta iyo Awaamiirta ay Diinta Islaamku ina horkeentay oo ah HAB NOLOLLEED Dhammaystiran; isla mar ahaantaasina haddii sida ay tahay loo qaato aan lahayn wax IIN ah haba yaraatee. Marka Yalaxoow, haddii aad tahay Cilmaani doon oo aad diidan tahay Shareecada Islaamka, waxba adiga oo aan ku gaban 'Democracy iyo Secularism-ayaa xilligan umadda horu-markeeda u wanaagsan, iska caddaysto fikirka aad aaminsan tahay oo gabashadu ma fiicnee meel uga soo tag arragtidaada guudna daaha iyo daboolka ka qaad.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by DR-YALAXOOW »

edleh wrote:

eeg slavery ama is adoonsiga dhamaan xukumadii dhaxaltooyada ahaa ee caliphate waxay aheeyd wax la wada og yahay in sidii xoolaha banimaadanka siiba dadka madmadoow oo xitaa muslimiin ah in suuqyada waaweeyn ee baqdaad basra istanbuul, iyo xijaaz dadka lagu iibin jirey.tusaale waxaa kuugu filan kacdoondii dadkii la adoonsan jirey ee carabta ugu yeeri jireen zanj(madoow) ee ka dhacey magaalada basra under xukunkii abbasayiinta.
he Zanj Revolt took place near the city of Basra, located in southern Iraq over a period of fifteen years (869-883 AD). It grew to involve over 500,000 slaves who were imported from across the Muslim empire and claimed over “tens of thousands of lives in lower Iraq” [1]. The revolt was said to have been led by Ali ibn Muhammad, who claimed to be a descendent of Caliph Ali ibn Abu Talib. Several historians, such as Al-Tabari and Al-Masudi, consider this revolt one of the “most vicious and brutal uprising” out of the many disturbances that plagued the Abbasid central government. [1]

The Zanj revolt helped Ahmad ibn Tulun to create an independent state in Egypt. It is only after defeating the Zanj Revolt that the Abbassids were able to turn their attention to Egypt, and end the Tulunid dynasty with great destruction.
Image

xaqiiqdii kalmada shareeca micnaheedu waa sharci, sida aad la socotana wadan aan dunidan laheeyn shareeca(law) sharci ay ku kala hagaan shacabkooda ma jiro.

marka arinta ah shareeco islaam, xaqiiqdii maba jirto shareeco ama sharci ay guud ahaan islaamka isku raacsan yihiin in wax lagu xukumo ha ahaato sharci danbiyeedka ama sharciyada kale ee sameeyaa nolol maalmeedka.
qaasatan dhamaan 4 madhabadood ee islaamka waxay madhab waliba isticmaashaa bugaag ay qoreen rag noolaa boqolaal sano geeridii rasuulka scw sida imaam shaafici iyo xanbali iwm,

masalan sharciyada dunidan ka jira sida wadamada chiinaha mareykanka iyo wadamo baddan oo aan islaam aheeyn xukumada fal danbiyeedka sida qofkii qof dilaa in la dilo, ayey is ticmaalaan, marka sidoo kale islaamka qofkii qof xaqdaro ku dilaa waa in la dilaa ayaa ku qoran, marka wadamadaa lama oran karo shariica islaam ayey ku dhaqmaan waayo islaam maaha wadamadaa, taa ka tag,

sharaaceda islaamka ma quraanka ayaa ah gacanta kowaad ama xadiiis nabiga oo dhamaantood la aruuriyey boqolaal sano geeridii rasuuulka ayaa lagu dhaqmaa?
sharciyada loogu yeero shariica islaam ee maanta jiraa ee sida al shabaab ama talibaan ama sacuudi arabia dadka ku xukumaan waa sharciyo ama fasiraad ay bixiyeen rag noolaa boqolaal sano ka hor bugaag ay qoreen ayaa dadka lagu xugmiyaa, marka buug uu qorey carab noolaa 1000 sano ka hor lama mid aha waxyi allah samada ka soo dajiyey.

dhinaca kale dad ayaa ku dooda sharci aan allah soo dajin haddii aad ku dhaqanto waxaa tahay gaal?
arrintaa waa arin qayaali ah waayo sharciyo aan SAMADA ka soo dagin oo ay baniaadam sameeysteen oo aad maalin waliba ku dhaqanto ayaaa jira oo haddii aad ku dhaqmi weeydo ka imaaneyso dhibaato.

sharciyadaas waxaa ka mid ah tusaale sharciga wadooyinka traffikada, oo hadaan tusaale ahaan iraahdo sharcigan maaha sharci samada ka soo dagey baniaadam ayaa sameeystay wadada halkaan rabo ayaan marayaa soo dhib kama imaanayo, jawaabtu waa haa.

dhibaatada kale ay leedahay shariica waxay tahay tusaaale DHAGAX ku dilida. quraanka kariimka ah kuma jirto haba yaraatee dhagax ku dilid, quraankana si cad aan leex leexad laheeyn ayuu u yiri karbaasha dadka sineeysta .
dadka waalan ee dhagaxa dadka ku dila waxay soo daliishadaan xadiiis contradiction ku ah ayaada quraanka.

waa tusaale.

marka shareecada dhamaan bugaagta maxkamadaha lagu xukumo dadka waa bugaag ay qoreen rag nolaaa mideveal boqolaal sano ka hor, oo sideey rabaan u macneeystay quraanka ama xitaa isticmaala xadiisyo been abuur ah.
kaba sii daranee is adoonsiga, buugaag shariica ah ee ka sheekeynaya ayaa jira hab aad u iibsan kartid SLAVE, iyo sida aan SEX ula yeelan karto slave women xitaa RAPE adigoon nikaaxsan. iyo sidii aad slave-kaaga aad suuqa u geeyn karto aad u iibin karto. bal fiiri ma waxaasaa ah wax soconaya dunidan 2010. jawaabtu waa maya.

marka islaanimada waa wax ka dhaxeeya qofka shaqsiga ah iyo allah abuurtey. maaha inuu qofku u nacamleeyo wadaad waalan oo caruurta yar yar dhagax ku dila qof 5 dollar xadeyna gacmaha ka gooyo, waxaas maaha wax soconaya xaqiiqdi dunidan hadda lagu nool yahay.
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: ARE YOU FOR SECULARISM OR SHARIA

Post by Air Canada »

Yalaxoow Al-sheeydaan xarashkuu u hayo daraadeed diinta inuu ka baxo aan ka cabsana.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”