The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by hargaysaay »

SahanGalbeed wrote:Maya reer dalaal ma'ihi ,e haddey ku yidhahdeen "we're the most civilized jbs , u diidi maayo anigu :lol:
Anigu reer arabsiyood baan ahay , nimankaasi waa reer gabiley .
dee sxb uma diidi kartid isaaq jilibka ugu mutacalinsan ee aan arkayba waa iyaga, jabuuti waa nimanka ku damaashaada
markaa adigu waxaad tahay baha cumar soomaha
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by hargaysaay »

The_Emperior5 wrote:Salaadiinta Subeer Awal Oo Go’aamiyay In Beeshu Taageero Buuxda Siiso Xisbiga Kulmiye

Hargeysa, June 14, 2010 (Haatuf)-Salaadiinta beelaha Subeer Awal ayaa si buuxda u go’aamiyay in beeshu taageeradeedii isugu geyso xisbiga ugu weyn mucaaridka ee Kulmiye.

Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan C/laahi suldaan C/raxmaan ayaa shaaca ka qaaday in kaddib shirar isdaba joog ah oo ay yeelanayeen salaadiinta beelaha Habar Awal ay u arkeen marxalada haatan dalku marayo inuu ka saari karo, isla markaana lagu aamini karo xisbiga Kulmiye ee uu u sharaxan yahay Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay ku tilmaameen inuu yahay ruug cadaa siyaasi ah.

Suldaan Xasan Suldaan C/laahi suldaan C/raxmaan oo xalay u waramayay idaacada madaxa banaan ee Radio Horyaal ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “ imika waxaan kaala hadlayaa daarta beelaha Subeer Awal ee Hargeysa, halkaasoo uu ka socday shir salaadiinta beeshu ku jireen muddo saddex bilood ah oo ay beeshu kaga tashanaysay aayaheeda iyo guud ahaanba aayaha dalka, markaa shirkaasi meel fiican oo qurux badan ayuu biyo dhigay oo axaabta iyo cid waliba ogtahay, markaa waxanu isugu yeedhnay tusmooyinkii beeshu ka koobnayd min bari ilaa galbeed halkaas oo aanu ku raadinaynay xogta dhabta ah ee beesha, go’aamo wanaagsanina way ka soo baxeen, taas oo la isku raacay in maanta dalku isbedel u baahan yahay marxaladana uu inaga saari karayo xisbiga Kulmiye ee uu hogaamiyo, islamarkaana uu musharaxa madaxweyne yahay Mujaahidka ruug cadaaga ah ee Axmed Siilaanyo”. Ayuu yidhi Suldaan Xasan. Waxanu intaa ku daray in shirarka socday mudada 3-da bilooda inay u dhamaayeen salaadiinta beelaha Subeer Awal.

Ugu dambeyntii waxa uu suldaanku sheegay in beelaha Subeer Awal horena Kulmiye aasaaskii uga qayb qaadatay kana tirsaneyd isla markaana labada xisbi ee kale ku kala jirtay balse haatan go’aan ku gaadhay beeshu inay taageeradeedii isugu geyso xisbiga Kulmiye.Source haatuf.com


maxaa dhacay sow digii odhan jiray anaga suldaankayagu waa nin ehlu dhaqan ah oo siyaasada ma dhex galo maxaa is bedelay
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by Khalid Ali »

he can state his Opinion that doesent mean every habarawal will vote for kulmiye.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by SahanGalbeed »

Oh really ? well then why don't you call haatuuf , have them ask mine {opinion}and then make a thread about it !!
Ciyaal bay inoo haystaan kuwani !
Kulmiye shot themselves in the foot , that's the bottom line , I was willing to give them the benefit of the doubt although I had my suspicions , but it now CLEAR to everyone that it is about qabiil , and ina bixi is a fataal !<-- that is my opinion .
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by Khalid Ali »

SahanGalbeed wrote:Oh really ? well then why don't you call haatuuf , have them ask mine {opinion}and then make a thread about it !!
Ciyaal bay inoo haystaan kuwani !
Kulmiye shot themselves in the foot , that's the bottom line , I was willing to give them the benefit of the doubt although I had my suspicions , but it now CLEAR to everyone that it is about qabiil , and ina bixi is a fataal !<-- that is my opinion .

War fuck off man with your cry everything is about qabil you can vote for who ever you want if you don’t like kulmiye ma ciid ba wax ku weydiyey ama support ku weydiistay kan ba is cajabiiyey clan elders can give their support to any party as they wish , there is nothing wrong with that and , and ina bixi na afkaga ka jeedii ,. Adiga fataaal ah , duli foqal duli., Ina bixi suldaankisu watta i dont see that as a problem
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by SahanGalbeed »

Wuxu fataal ku yahay baan ku sheegaya , suldaanku mid isaga u gaar ah ma'aha , reer dhan oon isku wada dareen siyaasadeed ahayn bu ka dhexaya. Dan u gaar ayuu magacii reerka oo dhan uso kaxaystay .
Fataal weeye , aan danta guud marna ba ixtiraamayn , masuuliyad na loo dhiiban karin !
Kan suldaanka lagu sheegayo na , naanaab kolba la iska jiidanayo weeye , inooga qaada xilka !
Last edited by SahanGalbeed on Tue Jun 15, 2010 2:07 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by Khalid Ali »

SahanGalbeed wrote:Wuxu fataal yahay baan ku sheegaya , suldaanku mid isaga u gaar ah ma'aha , reer dhan oon isku wada dareen siyaasadeed ahayn bu ka dhaxaya. Dan u gaar ayuu magacii reerka oo dhan uso kaxaystay .
Fataal weeye , aan danta guud marna ba ixtiraamayn , masuuliyad na loo dhiiban karin !

waad qaldantahay ina bixii ma weydiin suldaanka inu xisbiga tageero laakin hadu suldanku tageero xisbiga dee wa mid suldaanka iyo maskaxdisa ay siisay , ta labaaad xisbiga kulmiye beelweynta habarawal ayaa sii weyn u tageerta marka suldaanku manay suldaan u ahayn beelweynta tageerta kulmiye , Xisbiga kulmiye masuulin fara badan bay leedahay Xisbiga na ina bixi iska ma laha Ta labaad ina bixi 8 sannoh kulmiye ku jiray suldaanku hore muxu ugu tageeri wayey bal wuxu la imanayo eeg marka afkaga qadhmuun ka jeedii Ina bixii. adiga fataal eh , ina bixi kumo odhan ii code because i am habarawal. ina bixi wuxu ku yidhi u code kulmiye because danta somaliland ba ku jirta.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by SahanGalbeed »

Aragtii ku gaar ah weeye , waynu kugu diidnay , 3 na waynu nahay halkan , Keyse , dhaga bacayl iyo aniga .
Habar Jeclada orodo ku dheh , habar awal oo dhan baa idin raacsan :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by Khalid Ali »

SahanGalbeed wrote:Aragtii ku gaar ah weeye , waynu kugu diidnay , 3 na waynu nahay halkan , Keyse , dhaga bacayl iyo aniga .
Habar Jeclada orodo ku dheh , habar awal oo dhan baa idin raacsan :lol:
sxb where did i say habarawal oo dhan ba raacsan kulmiye waxan ku yidhi suldaanka habarawal ayaa tageeray xisbiga kulmiye taasina wa xaqiiqa dhab oo jirta , Suldaanku wuxu suldaan u yahay shacabweynaha habarawal oo dhan Ama Ethiopia ha jiran ama jabuuti ama somaliland ama ingreeska ama udub ama kulmiye ha tageeraan ama ucid. laakin wuxu arkay inay somaliland dan u tahay kulmiye marka ma waxad leedahay yaanu tageerin. Habarawal codkooda wa dhibanayaan ka iyagu u haystaan inu u qalmo madaxweyne bey dooranayaaan suldaanku gacanta qaban mayo oo dhan mayo halka ku riida wuxu caqli xuma :lol:
Midna an ku saxo habarjeclo cidi ma raacsana i dunnow habarjeclo ciid raacsan , kuwa daahir riyaale tageersan ma gadabuursi bey raacsanyihin ama jibril yoonis kuwa faisal tageersan ma ciidagalle iyo reer guleed bay raacsanyihin , Habarawasha tageerta kulmiye waxay raacsanyihin Siyasada kulmiye , Qabil ma raacsana
guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by guryasame »

Waarya Sahangalbeed:

Malaa cadhadan aad mar rer bari mar xisbi qaran, mar HJ, marna mujaahid malaa meel khaladaad kula kuftay, madaxdhaqameedkiina la hadal hadday ku dhibtay arrintani. Laakiin xisbiga kulmiya yaa HJ, iyo reer barri baa qabyalada na baray iyo muj. biixi baa ah fataal waa wax laga yakhyakhso. Mujahid muuse bixina hadaad mooday inuu habar awal qudhayahay maaha ee mujaahid qaran meeshu tagaba haybad iyo sharaf buu kala kulmaya waa doqonimo inaad hadalda qaar u quudhid. Madax dhaqameed HJ oo xisbi baan nuu raacsanahay iyo waxa ka hadlayna maad arag, mawqifkayagu wa mid xaq iyo danta guud dhisan, dhafoorkay naga qorantahay oo intaanu hebelow noolow nidhahno ku kale uguma ridno. Xisbigan kulmiyena meherad hj iyo mid habar awal toona maaha, hadaad ka baxdidna afxumo iyo foolxumaad kala baxday cidna wax ku yeeli maysid ee intaad cid kale danbiga saarin wixi odayada ku kelifay wakhtigan inay mawqif cad muujiyaan soo ogow, bal hadduu suldaan qudha ahaan laha laakiin madax dhaqameedki habar awal oo dhan oo shiraya ayaa ciddi laalushi kartaa ama mujahid muuse bixi miisan kasta ha ku laahado beesha ayaa dhan qudha u wada jiidi kara iyo waxaasi wax caqliga gala maaha... beesha subeer awal waxa lagu yaqaan dantooda gaar boqol indhood ku eega, cidna u danaynmayaan oo loogama baran lol.
Laakiin waxa xaqiiqa ah Danta guud inay tahay kulmiye ama qabiil u hayso ama HJ ha kaaga urto ciddii dantaa guud fahmana ragganimo wixii tageerana xitaa dan gaar ha ugu jirto e waa guul. Qof walba, ama qoys iyo koox walba halkay doono ha ugu rido, waa nin walba kaskiisa iyo dhaxalkeeda.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Super awal sultan Fully behind Kulmiye

Post by SahanGalbeed »

Guraysame , horta si fiican baad hadalka u dhigtay oo , xaal baan ka baxshay , inta qusaysa HJ-da.
Hase ahaate ka ma noqonayo eeda aan saaray oday dhaqameed isku sheega Habar Awasha iyo ini Biixi toona .
Waka !
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”