Page 4 of 4

Re: habar jeclo vs habar yunis

Posted: Sun Aug 15, 2010 11:43 pm
by Runloow101
Siciid85 wrote:Such topics were mostly made by Ruunlow, and khaliid, iyo also 1 bohol topic, fueled by people like lord diplock :lol: in one of the topics.
:lol: waakan kii yaraa ee "Fartaag"... haddii cadaabta dhexdeeda topic laga furo oo uu jannada joogo intuu ka yimaadduu odhan lahaa "Anna way kan".

Laba Kitaab oo midna faalso yahay midna aanu garanaynna wuu wataa oo mar walba qoute gareeyaa.

Kitaab#1 waa Colonial maps, data etc that they help create as an english daba-dhilif.
Kutubka labaad ee aanu garannin waa "Parlimentary election"... Wuxuu ku odhanayaa HY baa intaas baarlmaanku u soo baxday markaan weydiiyey sababta nin 400 oo cod helay u soo baxay oo mid 2100 helay u waayey wuu iska aamusay illeen waa chapter aanu gaadhine.


Yarkan waxan u baxshey "DAMEER XAABO LA TAAGAN"
Addeer beenta & propagandaha is ka daa haddii kale dhuusadaydu ma urto ayaad beri dhow na odhanaysaa