Dhulbahante gabay quus

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dhulbahante gabay quus

Post by The_Emperior5 »

Xiino xiiray says if laaska is not liberated i will be a bitch for isaaq :lol: :lol:

:lol: [youtube]zdtWArkVfYI&feature=related[/youtube]

Listen 1:10 hadaa dhulka :lol:
Hadiina gobolada la xooreynin Walahi gadhka waan iska jaraya oo gabdhaha baan u galaya eeh gogorda jiidka gambadiid baan talaya isaaqu ha ii garacadeyn :lol: :lol:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Dhulbahante gabay quus

Post by Bohol iyo karaman »

LiQaaye_TDH wrote:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
ohh My GOD He Killed Sacad Yoonis, labelled them with Booran Garre :lol: ---- He said, Kuwi Sacad Yoonis, Garre iyo Booraan kuwi aan la kala Guursan Jirin :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Daaaaaaaaaaaaamn

Kan yaree waa bukaa walahay sacad yoonisbaa ciilay

waar ninkaa gabyayaa Isaaq iyo beelahaa somaliland taageeraa oo dhanbuu isku wada qaaday neefyohow neef ku dhalay

wuxu dhahay ninkaa gabayayaa oo ay ganbadhee sii socdaan Gaaskaa Sacad Yoonis > wan run ciidaankaa ganbaadhaa iyo widhwidh ku sugaanii waa gaas sacad yoonis oo sooclaa waxa markii horee saldhiig uu ahayd Bohol iyo oog

Waxan kalaa wataa Labaa gaas ee Sacad Yoonis Col Siciid Caare iyo Col. Cidi'cidi
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Dhulbahante gabay quus

Post by Runloow101 »

The_Emperior5 wrote:Xiino xiiray says if laaska is not liberated i will be a bitch for isaaq :lol: :lol:

:lol: [youtube]zdtWArkVfYI&feature=related[/youtube]

Listen 1:10 hadaa dhulka :lol:
Hadiina gobolada la xooreynin Walahi gadhka waan iska jaraya oo gabdhaha baan u galaya eeh gogorda jiidka gambadiid baan talaya isaaqu ha ii garacadeyn :lol: :lol:

How could I miss this shit!!!

Xine Xiirey kulahaa

Gadhka wayska jarayaa
Gabdhahaan u gelayaa
Googaradda shiidkiyo
Ganbadiiba ii taal
Guntigana wayska furayaa
Isaaqu hay GARAACEE.

wooooooooow... ninkani guntiga wuu furayaaye toloow ma Buurmadow baa wasaya! Acuudkoow, Daarood ma xishoodaan. Nin leh ha la i garaaco oo waan foorarsan.

Ganbadiyo garayskiyo
Googaradda shiidkiyo
Guntigaad furaysiyo
Garaac doonistaadiyo
Gadaal jeesigaagani
Kolley inad ceeb doon tahay
Malaa wayska garannee
Gay iyo makhaaniid
Ma geynaa lagaa yidhi

Waxsaanaan ka giigayn
Aanan gogol ku diidayn
Gabdhihii Shirshooree
Gaaddada ka naaxee
Kuwaasaan garaaciye
Guri iigu soo hoo
Aan la geerasheeyee
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”