Page 4 of 6
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 6:10 am
by LiQaaye_TDH
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 7:46 am
by Siciid85
gurey25, lets be honest though waligood muse abokar quite useless bii ahayeen despite their numbers mar S.Y ba bully garayjiray marna Muse Ismaaciil siida wagi 1990skii marka erigavo laga so saray and they tried to seek warsangeli & dhullos alliance.
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 10:23 am
by udun
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 11:52 am
by udun
Ma jeclayn inaan topigaan soo galo laakiin yarkan daala dhacaynayaa baan arkay oo dhowr jeer oo uu ku celcelinayo arimo yar oo hore u dhacay
Adduunka nasiib darada taagan Sacad Yooniskii haadku kaga dhergey Bohol, Shoodhe, Dararweyne, Damala Xagare, God Caanood, iyo Daray Horkac baa weliba faanaya.
Oo Isaaqu runta isuma sheego e, ma Sacad Yoonis baa Biciide u faani kara? Waryaadha common sensekii baa idinka lumay. Inan Gumeed laandheere uma faano.
Yarku miyaanu ogayn haddii aan Biciide/Muuse Obokor jirin inuu sidii awoowayaashiis fardahayga saalada ka guri lahaa.

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 11:54 am
by LiQaaye_TDH
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 11:57 am
by Siciid85
Liqaaye, cuqdada iska dhaaf sxb inkaa gabyayaa Isaaq iyo beelahaa somaliland taageeraa oo dhanbuu isku wada qaaday ,the man never said such a thing he said.
wuxu dhahay ninkaa gabayayaa oo ay ganbadhee sii socdaan Gaaskaa Sacad Yoonis > wan run ciidaankaa ganbaadhaa iyo widhwidh ku sugaanii waa gaas sacad yoonis oo sooclaa waxa markii horee saldhiig uu ahayd Bohol iyo oog.
Waxana kalaa wataay Labaa gaas ee Sacad Yoonis Col Siciid Caare iyo Col. Cidi'cidi
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 12:00 pm
by LiQaaye_TDH
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 12:35 pm
by Rightwing
Liqaaye iyo Runloow
Ka warama hadaad aragtaan:
Mohammed Abokor karbaashaya Sanbuur iyo reer dood
Reer Caynaanshe Karbaashaya ugaadh Cumar
Ugaadhyahan fiqishini kar baashaaya
Waxay ka dhigantahay Biciide Sacad yoonis ku taagsaday. Dadkuu haduu yahay laangaab laguma taagsado. Laxdan BOHOL buraan burkiisa waxaan ka maqli jiray ayeyday oo sacad yoonis ah marka awawgay hangool la dhoco ayay odhasn jirtay intaas.
Ha iga filanina inaan muruqayga tuso Sacad yoonis oo inan layaal ah.
Afuro wanaagsan
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 12:39 pm
by Siciid85
Ugaadh Omar? Ugaadh omar are not small you know and they are fierce fighters who produced alot of SNM talents, rightwing laakinse it's not about quantity it's about quality
biciide might be large but they are quite useless in warfare sidaan aniga uu arko sxb, smaller groups tend to be more aggressive and into warfare that is just how it is i think god has blessed some with numbers but with no balls waxad ee so xasuusiisay majerteenka, majerteenka ba intaas landheerniimo ku fana hadana jilib yar oo la daho reer hillow oo sacad ka miid ah ma iska ceelin karan. 
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 12:47 pm
by yunis09
half of the world is burning and the other half is drawning,
biciide and sacad yonis this and that!!!!!!
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 12:50 pm
by Siciid85
yunis09, war maxay dacay adinka gadhweynta dagaalka ma jeceliidiin miyaa?
i know gadhweyn are peaceful saints like the ina abdille hassan desribed them
but they do a hella good karbashes when they are provoked.
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 12:55 pm
by yunis09
Siciid85 wrote:yunis09, war maxay dacay adinka gadhweynta dagaalka ma jeceliidiin miyaa?
i know gadhweyn are peaceful people but they do a hella good karbashes when they are provoked.
hadaa yaa dagaal jecel??
inadeer waa ramadan pray for peace and unity for our people and umada muslimka
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 1:28 pm
by Ceelafweyn
Salaama,
Boholoow, u jawaab ismaan odhan laakinse waxaa iga qoslisay inaad qaranka MUSE ABOKOR caydid.
Islaanti waxay tidhi "Waxay inan la yaalki Sacad yonis ay orodaanbe ma Bohol bey dhufeys ka sameysatey oo aad isleedahay yaaney BICIIDE kaa daba iman"?
Ilamaderayaal iska nasta , Muse ismail ka aad isleedihin waxbuu idinka celinayaa isagii baa yaaban oo God Canood dib uga cararey marki ay BOHO Sadex dhegta dhiiga u dareen. Degmadi keli ahayd ee Ceerigabo ee ay joogeena dhana Udurxmiin baa xiis iyo buuraha Surud iyaga iyo qori jarato kaga soo faacay dhana Basanbuur baa yufle iyo dagaar joogta.
Yaan loo jawaabin Gocorkan!
Salama
Ceelafweyn
Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi
Posted: Thu Aug 19, 2010 1:40 pm
by Siciid85
^^^ You have no power in the capital of sanaag behave yourself.