Page 4 of 4

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 5:51 am
by LiQaaye_TDH
Kaliil Siyaasado Marba si ayay joogta, Runta marka Laga hadlo Garxajis Calaacal iyo Cay wax aanay uu isticmaalin Silaanyo ma jirto, Laakin runta marka laga hadlo Garxajis lama Qadin karo waa reer Somalilnd ku nool, mana aha Reer Ugu Badan sorry adeer taas waan ka diiday!!! Laakin haddi ay reerahi kale Adan Madoobe ka Cabanayaan anako Siyaasad ayaan isticmaalna oo Garxajis ayaan la Saxiibayna hadaan doono :mrgreen:

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 6:08 am
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:Kaliil Siyaasado Marba si ayay joogta, Runta marka Laga hadlo Garxajis Calaacal iyo Cay wax aanay uu isticmaalin Silaanyo ma jirto, Laakin runta marka laga hadlo Garxajis lama Qadin karo waa reer Somalilnd ku nool, mana aha Reer Ugu Badan sorry adeer taas waan ka diiday!!! Laakin haddi ay reerahi kale Adan Madoobe ka Cabanayaan anako Siyaasad ayaan isticmaalna oo Garxajis ayaan la Saxiibayna hadaan doono :mrgreen:
dee sidaa u hadal. maanta si fiican ayaad u hadashay. Ninku waa inuu runta qirto oo sida wax u jiraan u sheego. Anagu faankiina iyo bakh bakhdiina ayaanu diidanayn.Siilaanyo waa nin duriyada ah oo somalilander oo dalkana usoo halgamay laakiin idinkaa nin qabiil ka dhigi jiray oo maalin walba odhan jiray sidan ayuu idiin gelayaa iyo waxan ayuu idinku samaynayaa.Anaguna waxaanu rabnay inaanu idin tusno inaanu Siilaanyo waxba nagu samayn karayn, dawladiisana naga qadin karin.waa runtaa oo Siyaasadu saaxiib joogto ah malaha oo ninkaad shalay siyaasada saaxiib ku ahaydeen ayaad la coloobi kartaan, ninkaad shalay colka ahaydeena siyaasada waad isku afgaran kartaan .Way dhici kartaa inay doorashada danbe Garxajis iyo Adan Madoobe is raacaan, qaar taas hadalhayana waaban arkay.

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 7:20 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:

War Garxajis aniga Talo hadday iga qaadanayaan waxaan odhan laha, ninkan Gaboose meesha naga Saara, oo Xisbigi Qaran Soo Celi dhe, Anakaana Codka siinayna :up: Even thou Garxajisto Miyaanay Hayyn Ragg aan ahayn Muse Carre Maanta?

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:17 am
by kaliil
Gaboose nin Habar Yoonis meesha keentay maaha e isaga iskii meesha iskeenay oo xiniinyihiisa meesha ku helay.Isagu waa nin mabda leh oo cidii isku fikrad yihiin ayuun buu raacaa, cidna uma joojiyo.Wuxuu Siilaanyo kula heshiiyey ina xisbiyada la furo markaa dawlada wuu ka bixi doonaa oo xisbigiisii ayuu furan isagu. Doorashada golaha deegaanada iyo doorashada baarlamaanka kadib ayuu dawlada iskaga baxayaa sidaan maqlay.

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:19 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Gaboose nin Habar Yoonis meesha keentay maaha e isaga iskii meesha iskeenay oo xiniinyihiisa meesha ku helay.Isagu waa nin mabda leh oo cidii isku fikrad leeyihiin ayuun buu raacaa, cidna uma joojiyo.Wuxuu Siilaanyo kula heshiiyey ina xisbiyada la furo markaa dawlada wuu ka bixi doonaa oo xisbigiisii ayuu furan isagu. Doorashada golaha deegaanada iyo doorashada baarlamaanka kadib ayuu dawlada iskaga baxayaa sidaan maqlay.
Kaliilow one question haye dhe?

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:20 am
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:
Kaliilow one question haye dhe?

hee?

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:21 am
by LiQaaye_TDH
Goormay Carabli Soo Saarayaan Siyaasin?

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:23 am
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:Goormay Carabli Soo Saarayaan Siyaasin?
loool, inshallah 2020 ayaanu isasoo sharaxaynaa :lol:

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 8:25 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:
LiQaaye_TDH wrote:Goormay Carabli Soo Saarayaan Siyaasin?
loool, inshallah 2020 ayaanu isasoo sharaxaynaa :lol:
Insha allah :up:

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 3:39 pm
by Siciid85
Liqaaye, Warancadde, Cirro, all those men are non musa arreh.

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 3:43 pm
by Sakhraan
Abdilqadir Jirde should run for Hogaanka Udub.

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 3:45 pm
by Siciid85
Abdilqadir Jirde wa kuma the arap guy?

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 3:52 pm
by Sakhraan
haa.....he is an Udub mp

he is much better candidate than former corrupted Rayaale ministers,

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Posted: Tue Aug 31, 2010 3:58 pm
by Siciid85
Sakhraan wrote:haa.....he is an Udub mp

he is much better candidate than former corrupted Rayaale ministers,

Gartay, Cali Sanyare is also a good choice corrupted maha.