Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Siciid85 »

Kalili, Bohol, Emperior, thanks for your inputs. :up: waan oga inu cukuse cidagalle yahay laakinse jilibkiisa ma hubiin, haadan ogaday inu yahay adrahman muse.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Siciid85 »

Bohol iyo karaman wrote:Siciid, inadeer waxan kugula talinayaa inaanad wakhti iskaga lumin neefkan wata runloow, waxa xoolo cuqdadii derdertay,

Ok inadeer taladas waan ka qatay. :up:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Somalistan »

Siciid85 wrote:Madaxda Xukumadda Siilaanyo iyo magacyadda saamiga qabiilada



BEESHA GARXAJIS

1.Dr Maxamad Cabdi Gaboose Wasiirka w arimaha gudaha iyo dib u dajinta
2.C/laahi Jamac Cusmaan (geeljire) wasiirka wasarada warafaafinta
3.Maxamad Yasiin Xasan wasiirka wasarada kalumaysiga &khayraadka badda/Dekedaha - ministry of ports
4.Xuseen Maxamuud Maxamad Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka
5.Nimco Xuseen Qawdhan Wasiir ku xigeenka Wasaradda Caafimaadka
6.Warsame Siciid Cabdi Wasiir ku xigeenka Wasarada Maliyadda
7.Dr Cabdi aw Daahir la taliyaha Madaxwaynaha Arimaha Bulshada
8.Shariif Libaax Muuse agasimaha guud ee Wasaradda hawlaha guud &Gadiidka
9.Mustafe Cabdi Ciise Shiine ku xigeenka madbaca Qaranka
10Yusuf Nuur Guruje diretor of Capacity Building
11.Cali C/laahi Daahir ICT Commission
12.Maxamuud aw Cabdi ibraahim(dhagaxtuur) hanti dhawrka qaranka S/Land
13.Xasan aw Aadan Cabdi gudoomiyaha gudida dib u habaynta shuruucda
14.Cabdi ibraahim C/laahi Mareye xigeenka wakalada biyaha
15.Axmad aw Cusmaan Taliyaha cidanka badda S/Land
16.Cabdi Dirir Cabdi gudoomiyaha baanka s/land (chairman of the central Bank)
17.Axmad Cali Sulub gudomiye xigenka hay,ada shaqalaa
18.ibrahim x nuur diriye agasimaha guud ee hay,ada shaqalaa
19.XasanCcusman Aadan Mareyaha hayada Korontada
20.Siciid Cali Wayrax agasimaha wasarada arimaha dibada
21.Axmad C/laahi ibrahim xubin ka tirsan hay ada Estsblishment
22.Mawliid C/Laahi Waris Badhisaab ku xigeenka G M/Jeex
23.Cabdi Dahir Xasan badhi saab ku xigeenka gobolka T/dheer
24.C/Laahi Maxamad Daahir (C/Lahi Cukuse) Afhayeenka Madaxtoyada J.S.Land
25.Deeq Xirsi Canbuur Xoghayaha D/Hoose ee Hargaysa
26.Cabdi hurre Badhasabka - Sanaag








[/i]


Neat stuff.
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Runloow101 »

kaliil wrote:Anigu qofka waan u fiirsadaa oo markiiba waan fahmaa qofku noocuu yahay. Beenlow waa beenaale aan caqli lahayn oo qabyaalistena ah. Ragga midba wax buu ku fiicanyahay oo mib baa taariikhda yaqaana, mid baa siyaasada ku fiican, mid baa dadka kala yaqaana laakiin kani wax uu ku fiicanyahay ma jiraan markaa wakhti ha isaga lumin. Haddii lagu yidhaahdo topic furo oo wax sheeg wax uu inoo sheegi karo ma jirto ileen waxbaba garanmaayee. Markuu nin kale wax soo qorona waxba sheegimaysid ayuu yidhaahdaa oo intaas ayuu wax la yidhaahdo ka yaqaanaa.

Waxba maad sheegin :lol:
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Runloow101 »

The_Emperior5 wrote:
kaliil wrote:CUKUSE WAA CIIDAGALE. JILIBKUU CIIDAGALE KA YAHAY MA HUBO LAAKIIN WAAN SOO OGAAN. SICIIDOW NINKA BEENLOW WUU BUKAAYE HA U JAWAABIN OO WAKHTI ISAGA LUMIN. NINKAASI WAX UU KU FIICANYAHAY MA JIRAAN.

Cukuse wa nin ciidagalle ah oo cabduraxmaan muse ah oo cabdi ciise ah aniga ku haya taas waxa dhashay slaan arab ah xita hooyadi magaceeda waan garanaya laakin halkan ka sheeg sheegi mayo
Maaha adeer. Hooyadiis baa ah
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Siciid85 »

^^^ :lol: :lol: :lol: beenlow101,

His mom is not even Garxajis she is Arab as emperior said and he even knows her. Your lies have been exposed once again and fact is your nothing but mind crippled being who comes here to spew and solitict attention.
SultanBilal
Posts: 48
Joined: Sun Sep 05, 2010 1:14 am
Location: U.S.A

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by SultanBilal »

why name the tribes.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Siciid85 »

^^^ Tribe is who they are, their inner identity.
SultanBilal
Posts: 48
Joined: Sun Sep 05, 2010 1:14 am
Location: U.S.A

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by SultanBilal »

in that case. Habar awal yes.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Siciid85 »

maxad ka wada habar awal yes, ya waxas ku waydiiyey lol.
SultanBilal
Posts: 48
Joined: Sun Sep 05, 2010 1:14 am
Location: U.S.A

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by SultanBilal »

its ok. you didn't have to ask me.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Bohol iyo karaman »

Khalid Ali Number Two is in the home
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by The_Emperior5 »

Bohol my gacanyare is at sleeep :|
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by Bohol iyo karaman »

waar waxa kalan kawadee mad fahmin, gacan yare cusub inagu soo biiray
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waagacusuub on Beelaha Somaliland

Post by The_Emperior5 »

Bohol iyo karaman wrote:waar waxa kalan kawadee mad fahmin, gacan yare cusub inagu soo biiray
Mala aflaas gacanyarihisa kan anig ma aqaan meel u ka yimi :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”