Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by grandpakhalif »

Allahuakbar :clap:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by abdisamad3 »

grandpakhalif wrote:Allahuakbar :clap:
more like meles zenawi akbar. :down:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Post by Khalid Ali »

Shirib wrote:Meeko itoobiyaan aa la socdo
wey badnayeen
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by Nabeela »

abdisamad3 wrote:
grandpakhalif wrote:Allahuakbar :clap:
more like meles zenawi akbar. :down:
You have to look at the bigger picture here, al shabaab must be eliminated by any means necessary.
union
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9071
Joined: Sat Oct 31, 2009 8:02 pm

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by union »

Manshallah. :up:

Keep slaughtering these shaydaan faggots. :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by Khalid Ali »

Nabeela wrote:
abdisamad3 wrote:
grandpakhalif wrote:Allahuakbar :clap:
more like meles zenawi akbar. :down:
You have to look at the bigger picture here, al shabaab must be eliminated by any means necessary.

Thats what abdilahi yusuf and his tigra boys used to say look at the bigger picture :lol:
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by kadarre »

abdisamad3 wrote:
grandpakhalif wrote:Allahuakbar :clap:
more like meles zenawi akbar. :down:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: rofmlao

istaqfurulah
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by Nabeela »

khalid ali wrote:

Thats what abdilahi yusuf and his tigra boys used to say look at the bigger picture :lol:

These evil al shabaab are done, you better make space for your ina adeer, cause he is coming home very soon. :clap:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by Murax »

Khawaarijka hala laayo once and for all :evil:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by AhlulbaytSoldier »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku dhex gaardinaaya Balad Xaawo iyo Al Shabaab oo iskaga baxay

Ciidamo fara-badan oo Itoobiyaan ah ayaa waxay soo gaareen gudaha degmada balad Xaawo, iyadoo ay iskaga baxeen ciidamaddii horey u joogay ee Xarakada Al Shabaab.

Ciidamadda dowladda Itoobiya ayaa la-socdo ciidamo fara-badan oo ka tirsan ciidamadd dowladda iyo xoogaga Ahlu Sunnah, isla-markaana waxaa magaaladda lagu arkaayaa, iyagoo baaritaaano kala duwan ka sameynaaya.

Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in qaar ka tirsan ciidamadda dowladda itoobiya ay u kala gaardinayaan aafafka hore ee degmadda Balad Xaawo, isla-markaana shacabka ku dhaqan ayaa waxay muujinaayaan dareen ka dhan ah iin markale ay dagaalo culus dhacaan.

Sidoo kale ciidamadda Itoobiya ayaa waxaa la-xaqiijiyay in daafaha degmada Balad Xaawo ay ka dhigteen fariisimo cusub, si ay ula dagaalamaan xoogaga Al Shabaab, waa haddii ay soo rogaal celiyaan-e.

Dhanka kale waxaa la-xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen tiro ka badan 20 ruux oo u badan kooxihii isku fara-saaray degmada Balad Xaawo, iyadoo dhaawacuna uu intaasi kasii badan yahay.

Gacan ku haynta degmada Balad Xaawo ayaa waxaa iminka si toos ugu haaya ciidamadda dowladda iyo ciidamadda Ahlu Sunnah, iyadoo aan magaaladda lagu arkeynin askari ka tirsan mujaahidiinta Al Shabaab.

Wixii kusoo kordhaha kala soco wararkayna dambe haddii uu RABI idmo

Yes you guys are ight, barre hiraale defeated shabaab :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by Khalid Ali »

HutuKing01 wrote:Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku dhex gaardinaaya Balad Xaawo iyo Al Shabaab oo iskaga baxay

:lol: :lol: :lol: :lol: Shit ilkyarrs were saved by tigrays :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by Khalid Ali »

Nabeela wrote:
khalid ali wrote:

Thats what abdilahi yusuf and his tigra boys used to say look at the bigger picture :lol:

These evil al shabaab are done, you better make space for your ina adeer, cause he is coming home very soon. :clap:

My dear ina dee LOVES BELEDXAAWO AND GEDO MORE then he loves hargeisa so he is going to stay there

:lol: and no amount of tigrays can help you dear nabeela
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by AhlulbaytSoldier »

Its very rude of us to ruin ilkayar party based on that they liberated B/Xaawo on their own.
Let them believe that.

My sincere apologies
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by abdisamad3 »

Nabeela wrote:
abdisamad3 wrote:
grandpakhalif wrote:Allahuakbar :clap:
more like meles zenawi akbar. :down:
You have to look at the bigger picture here, al shabaab must be eliminated by any means necessary.
al shabaab cannot be eliminated dalka iyaaga uu dhashay not some dabadhilif working for ethiopia..insha-allah the likes of warlord hiraale and the enslaved starving millitia with him will be dealth with..
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Barre Hiiraale in control of Beled-Xaawo.

Post by abdisamad3 »

I for see many dead xabashi's in Somali soil in the near future..and I will be collecting their skull bones as souvenirs.. 8-) :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”