Snet Donation Drive

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: Snet Donation Drive

Post by zaahidun »

alshabab hadaad wax udirto si umada loogu sii wado dhibka ,dagaalkana uu usii socdo cuqubadeeda aduunkaadba ku arki doontaa . sadaqadaada baxso adoo ka ilaalinayo iney faraha ugasho qof si xun u isticmaalo rabo ama dhib ugeysan rabo dad dhibaateysan , wuxuu rabo haba ahaadee .
hana udhiibin lacagtaada qof aad alshabab uga shakisan tahay ,ama tuug dowlada ku jiro oo lacagta si xun u isticmaala.
sadaqadaada u baxso Eeba dartiis kuna baxso wada aamin ah .
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: Snet Donation Drive

Post by IRONm@N »

RovingMadness wrote:
zaahidun wrote:walaalha muslimiinta ama kuwaan muslimiinta ahayn ee u naxay bini aadamnimada ha ugargaaraan walaalahooda hana sadaqeystaan wexey heli karaan . lakin waxaa fiican maamulka snet ama qof wanaag lagu ogyahay loo diro inta lacag ee la bixiyay , kadibna uu guud ahaan lacagta soo qoro isagoon sheegeyn qofka bixiyay .
dadka kasoo horjeeda sadaqada iyo kaalmada walaalahood , waxaa fiican inaanan lala murmin , qofkastoo wax dhiibayo Illah dartiis ha ubixiyo meesha uu ugu kalsooni badan yahayna ha ku bixiyo xitaa qaraabadiisa soomaali joogto ha u diro si eey lacagtasi dadka ugu qeybiyan , qofkey dhibeyso in wax la sadaqeysto ama in leys caawiyo ma aqaano sabab loola murmo . wuxuu rabo ha ahaado , qof bini aadamnimada ka tagtay ayaan ku xisaabeynaa , muslim iska dhaafee gaaladii ayaa gurmaneyso , walaal soomaaliyeedna wuxuu isku dayayaa in wax kastoo lasadaqeysanayo eey alshabab usocdaan si dadka eey ujoojiyaan sadaqada .
waa nasiib daro laakin iska dhaafa ra'yigiisa iyo waxa qalbigiisa ku jiro ha iska soo qoree .
Si qalad ah ayaad ee fahantee walaal. Ninkaan Talo la yiraahdo iyo Ironman waxaa waaye dad taagersan Al Shabab marka aniga shaqshi ahaan ilama'ahan inee ka walwalsan yahiin umada dhibaateysan, waxeey rabaan inee lacag uu aruuriyaan Al Shabab.
Lool @ qalad baad ii fahantee and than repeating the same BS like a broken record, that is how this guy's logic is twisted.

Zadiinu, waxaan waa midgaan baqeeyl ah, in aan lacag xoog ooga qaadeynuu ka baqi oo dadkiisa dhibaateysan aan u dirno, waa qeyr laawe, dadka qeyrka aan sameyn dadka kalana ka hor istaago, ee iska iloow kan horaan ooga samirnay.
waa gaal maalin walbo diinta caayo oo Ayan Hirsi ka daran, maxaa yeelay, Ayan hirsi gaalnimadeedii wey qiratay, lakiin kan waa munaafuq muslimka ku dhex jira oo qabiil iyo siyaasad ku soo gabada.
fiiri thread walbo oo Islam looga hadlayo, waxaad argeeysaa asagoo oo caay iyo nacnac iyo warxuma tashiil la ordayo.
everybody knows that I'm rational, and I criticize equally the TFG (which is full of corruption and is incompetent bunch of fools) and Alshabaab who (full of a bunch of impatient youth and stubborn on their ways or the highway) but I give them credit when they bring peace and order where they take,which the TFG is unable to do with all the help of the world.
unlike you who is supporting TFG because of your red lip uncle Sheekh Shariif who is the president, and you will do 180 turn as soon as he is sacked, like you use to support Islamic courts when sheikh shariif was the head of that group.
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: Snet Donation Drive

Post by zaahidun »

but I give them credit when they bring peace and order where they take,which the TFG is unable to do with all the help of the world.
unlike you who is supporting TFG because of your red lip uncle Sheekh Shariif who is the president, and you will do 180 turn as soon as he is sacked, like you use to support Islamic courts when sheikh shariif was the head of that group.
maxaakimta soomaaliyoo dhan baa taageersaneyd , rajana waa laga qabay ,balse aqoonyarideena dhanka istaraatiijiyada ayaa keentay howl aan laga bixi karin iyo cadow kaa adag inaan isku taagno , 6bilood ayadoo dhalan ayey wexey dagaal u iclaamisay dowlad meel eey kasoo gasho weysaneyd ,wixii dhacayna sheegid uma baahno .
xabashidu muqdisho ayeey ku raaxeysatay iyo xeebteeda dheer , awood lagu bixiyana malaheyn lakin fadhigaa loo diidanaa maadaama kaarahooda uu magaalada iska dhax yaacayay hub lagu duleeliyana lama heynin , si fudud shicibkana udhib yar aan ku saarno bey shabaabka kasoo horjeesteen waana tey kukala tageen ayaga iyo intii kasoo hartay ee maxaakimta . shabaab wexey bilaaben iney dilaan qof kastoo xumaantooda sheego ilaa eey gaartay dadkii in lahadli waayo ayadoo laga baqayo in lagu dilo . ninkastoo argudsi rabay alshabab ayuu galay dilalkiisana madaxda wey ku taageertay .
shariif anigu mataageersani oo qaladaadka dowlada gasho waan kasoo horjeedaa hadaad aqrisatay qoraaladeyda ,alshabab wexey kasoo horjeedaan nabada soomaaliyeed , heshiisna ma donayaan iyo in wadanku dago ,wexey rabaan sidooda in loo yeelo ,maalmahana weyba tabar yareeyeen oo cuqubadii dadkaa kasoo baxday .
diinta lagu marmarsiyoonaya ee laga soo horjeeda muslimiinta caalamkoo dhan ayey wataan oo xitaa qiil eysan uheysan , ninbaa kuwa kaloo muslimiin ah isku qarxinaa kadibna shahiidbuu yahay ayey taagaan yihiin axkaamtii diinta ayey sida xarakadooda qabto u tadhbiiqiyaan .
dadkana laguma taageero qof ahaantiisa ama xarakaduu ku jiro ee waxaa lagu taageeraa siduu wadada xaqa ah u heysto iyo siduu muslimiinta dhibkooda uusan rabin .
qofka taageersan qof muslim dhiigiisa in si fudud lagu daadiyo maadaama uu TFG ku jiro ama qutulyoonka ka raadsaday wuxuu ubaahan yahay inuu diinta dib ugu laabto .
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: Snet Donation Drive

Post by zaahidun »

qofkastoo caqligiisu wanaagsanyahay wuu ogyahay in alshabab iyo fikiradooda eey hada aaminsanyihiin iney tahay qalad xitaa adigan baa og , lakin waxaa laga yaabaa inaad isleedahay amni beey keeneen gobolada qaar ,balse waxaad iska indha tireysaa mabaadi'da alshabab ee ah qof kastoo kasoo horjeesta ama dowlada taageersan inuu gaaloobay dilkiisa uu banaan yahay , iftaagana laga qaato un nin alshabab/alqaeda ah ee culimada kale warkooda ladhageysan , in culimada ka fikirka duwan shacabka lagu diro si loo caayo ,in aan lala xaajoon qof kasoo horjeeda ee xabad lagu maquuniyo xitaa hadii labixin waayo eey arintu waligeed saa ahaato . masoo koobi karo xumaantooda oo faraha ayey ka badatay balse waxaan leeyahay waa walaalaheen maskaxda iyo caqliga si qaldan looga programmiyay ,kadibna inta isku dhaxyaaceen xumaantii iyo wanaagiiba iskaga qaldameen , macsidii cibaada mooday .
dowlada hadey dad leydo xitaa ayada qaar ka tirsan ayaa dhaleeceeya oo wey ogyihiin wixii qalad ah ,haduu sh sharif qalad galo waa tan lasheego , ciidanka hadey wax dhacaan waa tan la caayo , balse ma jiro qof xumaantiisa daliil diini usameysanayo oo leh diintaa saan nafartay ee aan ku dhaqano .
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Snet Donation Drive

Post by Talo alle udaa »

zaahidun wrote:walaalha muslimiinta ama kuwaan muslimiinta ahayn ee u naxay bini aadamnimada ha ugargaaraan walaalahooda hana sadaqeystaan wexey heli karaan . lakin waxaa fiican maamulka snet ama qof wanaag lagu ogyahay loo diro inta lacag ee la bixiyay , kadibna uu guud ahaan lacagta soo qoro isagoon sheegeyn qofka bixiyay .
dadka kasoo horjeeda sadaqada iyo kaalmada walaalahood , waxaa fiican inaanan lala murmin , qofkastoo wax dhiibayo Illah dartiis ha ubixiyo meesha uu ugu kalsooni badan yahayna ha ku bixiyo xitaa qaraabadiisa soomaali joogto ha u diro si eey lacagtasi dadka ugu qeybiyan , qofkey dhibeyso in wax la sadaqeysto ama in leys caawiyo ma aqaano sabab loola murmo . wuxuu rabo ha ahaado , qof bini aadamnimada ka tagtay ayaan ku xisaabeynaa , muslim iska dhaafee gaaladii ayaa gurmaneyso , walaal soomaaliyeedna wuxuu isku dayayaa in wax kastoo lasadaqeysanayo eey alshabab usocdaan si dadka eey ujoojiyaan sadaqada .
waa nasiib daro laakin iska dhaafa ra'yigiisa iyo waxa qalbigiisa ku jiro ha iska soo qoree .
Walaal arrinta aad ka dhawaajisey waa arrin fiican, lakiin internetka la iskuma aamini karo. Talada aan soo jeediyay waxey aheyd in qof kasta shaqsiyan u bixiyo meel uu ku kalsoonyahey markaasna soo qoro intuu bixiyay si dadka intooda kale isu xilqaamaan. Intaa un baa la igu heystaa walaal, dad waxaa jira wax kastao qabiil iyo siyaasad soo dhex galiya. Hada nin baa igu heystaa alshabaab baan taageera, Illaaheyna baa markhaati iga ah in aan waligeey shilin ku taageerin.

Mida kale anigu halkaan kuma odhan lacag baan ka aruurin ee waxaan af ingriis ku sheegay in qofkasta iskiii u bixiyo halkaana kaliya lagu soo qoro wixii la bixiyay. Axmaq la yiraa "Roving madness" waa nin maskaxda laga hayo hada ka horna laga ceryshay Snet akhlaaq xumo awgeed.
Marka fadlan mawdhuuca aan kusoo noqono.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Snet Donation Drive

Post by Shirib »

Roving Madness,

What are u going on about? It says donate to any organization you want, and just post the details. Whats with this Al Shabaab aa lacag loo aruurinooyaa ordeal
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Snet Donation Drive

Post by RovingMadness »

Shirib wrote:Roving Madness,

What are u going on about? It says donate to any organization you want, and just post the details. Whats with this Al Shabaab aa lacag loo aruurinooyaa ordeal
I am sorry but I can't believe a known Al Shabab supporter like Talo & Ironman would be encouraging others to donate to the suffering people simply out of humanity. They have ulterior motives and folks should be warned about them :idea:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Snet Donation Drive

Post by greenday »

There are Somali charities like ADT, its heart breaking to see the images on telly wahali, ilahey ha usoo gargaro.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”