But seriously, whoever thinks that Somalis (no matter what region they're from) will grow out of tribalism is an idiot.
Just look at the sarcastic & angry undertones within the replies in this thread.
Sacad Muse Warns anyone Having Shirbeeled in Somaliland
Moderator: Moderators
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Sacad Muse Warns anyone Having Shirbeeled in Somaliland
HABAR CAFAAN REPLIES : FUCK OFF
Borama:- (Camuudnews) – Waxaa maanta magaalada Xeego ee degmada Baki si rasmiya uga furmay shirwaynihii Ugu waynaa ee ay iskugu yimaadaan Beelaha Habar cafaan Samaroon, ee ku nool Gobolada Awdal/Salal/Gabiley Iyo Dawladaha la jaarka ah Somaliland.
Furitaanka shirwaynahan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadwayne aad u tira badan kuwaas oo iskugu jiray, Salaadiin, Oday dhaqameedyo,indheer garad ,aqoonyahano,qurba joog, haween , iyo dhalinyaro.
Munaasabadan furitaankeeda ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Gudoomiyaha Magaalada Xeego, C/laahi Faarax C/laahi Qayaad waxa uuna sheegay in uu ku soo dhawaynayo ergooyinka shirkan ka qayb galaya Magaaladan inta uu socdana uu sheegay in uu wax badan la qaban doono.
Sidoo kale halkaas waxaa ka hadlay Caaqilka guud ee beelaha habar cafaan Caaqil Ismaaciil Axmed Geele,Afhayeenka beelaha habar cafaan,Caaqil Cabdi Cigeh Axmed Salsal, Prof Maxamed Xuseen Fariid,suldaan Sheekh Muuse Cumar,Imaam Xaaji Axmed Miisaan , iyo Xaaji Maxamuud Jibriil Yoonis ,waxa ayna dhamaantood sheegeen in shirkani yahay mid dhaqan kana madax banaan siyaasad iyo arimo kale ayna kaga tashanayaan wixii iyaga u dana.
Sidoo kale waxaa isna halkaas hadal mahadnaq iyo furitaanka shirka ah ka soo jeediyay suldaanka guud ee beelaha Habar Cafaan Suldaan X/C/raxmaan Jaamac Dhawal waxa uuna ugu horeyn u mahadnaqay cid walba oo ka qay qaadatay qabsoomida shirkan haday ahaan lahaayeen qurbaha iyo gudaha, sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in shirkani yahay mid dhaqana uunan ahayn mid siyaasadeed.
Munaasabadan furitaanka ah ayaa ugu danbayn waxaa halkaa hadalo soo dhawayn iyo taageero ka soo jeediyay wasiirka Beeraha Somaliland Prof:Faarax Cilmi Geedoole waxa uuna sheegay in laga qayb qaato ilaalinta nabad galyada iyo horumarka guud ee Somaliland.

Last edited by Mondey on Mon Jul 25, 2011 6:33 am, edited 2 times in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1789 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 18 Replies
- 2251 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 7 Replies
- 29 Views
-
Last post by The_Emperior5