.Knight of Wisdom wrote:Coeus wrote:Waar naga amuusThe_Emperior5 wrote:all the peole who are doing this![]()
![]()
on here did not even listen to what Boqor badhi madow said he said ku xaniban now i dont know if you guys know afsomali ,, now we know that is not true because of the source the source is waaga cusub , and the proof is an interview with boqor badhi madow enough said
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Emperior is Habar Awal....bal maxa ka galay nin Habar Jeclo ah oo Jail ku jira....oh wait, that's right, illeen Emperior is scared of Garxajiskii.![]()
Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Coeus
- SomaliNet Super
- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China

BEJING, CHINA (AP)
Somaliland President Ahmed Mahamoud Silanyo was today arrested in Beijing International Airport on charges of entering the People’s Republic of China on fraudulent travel documents.
The ailing leader of the self declared republic of Somaliland, who suffers from diabetes and morbid obesity, has been booked into an undisclosed holding facility for illegal migrants.
The officer who made the arrest, Xio Xiching, reported that he stopped Mr. Silanyo after spotting him engaging in lewd behavior with a colorfully dressed woman at the arrival terminal.
When the officer requested identification, Mr. Silanyo produced what appeared to be a cheaply made fake passport, and was subsequently arrested on the spot. He is expected to appear in court later this week.
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
Siilaanyo oo ku Hoydey Xabsi ku Yaala Garoonka Dayuuradaha ee Beijin.

Horjoogaha jabhada Soomalidiidka ah ee SNM Ahmed Siilaanyo ayaa la dhigay Jeelka garoonka dayuuradaha ee magaalada Caasimada u ah dalka China ee Beijing. Siilaanyo oo socdaalkiisa ay ku weheliyaan xubno ka tirsan maamulka jabhada Soomaalidiidka ah ee uu hogamiye danbiile Siilaanyo ayaa lagu eedeyey in ay ku soo galeen dalkaas China qaab khaldan oo ka baxsan shakhsi caadi ah, ayagoo iska dhigay Diblumaansiin.
Dawladda dalka China ayaan ka hadlin arintan waxaana Kiiska nimankan uu yahay mid ay xidheen askarta hoose ee ka tirsan waaxda socdaalka ee gudaha Garoonka dayuurahada. Markii ay ogaadeen in ay yihiin jabhad danbiyo dagaal gashay oo aan cidina aqoonsanayn iskuna sheegay madax, waxayna askartu sheegeen in ay uun yaqanaan madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliyaa Shariif Sh Ahmed.
Siilaanyo ayaa la sheegay inuu asagu qol gaar ah kaga xidhan yahay Garoonka , halka xubnihii kale ee la socdeyna meel gaar ah lagu xidhay, si aysan isku waraysan, waxaana qaba in dadka maxaabiista ah kala meel lagu xidho sharciga dalka China.
Dhiigyacab Siilaanyo ayaa la sheegay inuu aad u xanuunsanyo isla markaana xaaladiisa caafimaad awgiis aysan kalifeyn inuu ku sii negaado jeelka, waxaana la sheegay in Safaarada Soomaalida ee dalkaasi hada ay wado dedaal dib loogu celinayo dalka Soomaaliya, isla markaana loogu goynayo waraaqda dib u noqoshada {Go Home}. Oo ay bixiso saafarada Soomaalida ee dalkaasi China.
Siilaanyo ayaa xaqiiqsan caawa in Soomaalinimadu ay tahay mida xaqiiqda isla markaana aysan soconeyn sheekadii cuqdadaysnayd ee ka cararka midnimada, waxaana caawaba u dedaalaya Safiirka dawladda Soomaaliya u jooga Beijin.
Horufadhi News Desk.

union wrote:BEJING, CHINA (AP)
Somaliland President Ahmed Mahamoud Silanyo was today arrested in Beijing International Airport on charges of entering the People’s Republic of China on fraudulent travel documents.
The ailing leader of the self declared republic of Somaliland, who suffers from diabetes and morbid obesity, has been booked into an undisclosed holding facility for illegal migrants.
The officer who made the arrest, Xio Xiching, reported that he stopped Mr. Silanyo after spotting him engaging in lewd behavior with a colorfully dressed woman at the arrival terminal.
When the officer requested identification, Mr. Silanyo produced what appeared to be a cheaply made fake passport, and was subsequently arrested on the spot. He is expected to appear in court later this week.

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
Sheeeeeeeegato and a faggot in this topic 

- AgentOfChaos
- SomaliNet Super
- Posts: 10113
- Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
Whoa, shit just got real.
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
union wrote:BEJING, CHINA (AP)
Somaliland President Ahmed Mahamoud Silanyo was today arrested in Beijing International Airport on charges of entering the People’s Republic of China on fraudulent travel documents.
The ailing leader of the self declared republic of Somaliland, who suffers from diabetes and morbid obesity, has been booked into an undisclosed holding facility for illegal migrants.
The officer who made the arrest, Xio Xiching, reported that he stopped Mr. Silanyo after spotting him engaging in lewd behavior with a colorfully dressed woman at the arrival terminal.
When the officer requested identification, Mr. Silanyo produced what appeared to be a cheaply made fake passport, and was subsequently arrested on the spot. He is expected to appear in court later this week.

Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
Qorshe Xumada Madaxtooyada Oo Sababtay In Madaxweyne Siilaanyo Xalay U Hoydo Diridhaba, Halkii Laga Sugayay Addis Ababa
Posted by admin on Aug 7th, 2011 // 6 Comments
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayay oo la filayay inay ka degaan caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa si kedis ah xalay ugu hoyday magaalada Diridhaba ee dalkaas, waxaana la dejiyay mid ka mid ah hoteelada magaalada.
Si rasmi ah looma shaacin sababta keentay in weftiga Madaxweynuhu u hoydo magaalada Diridhaba, laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrikau xaqiijiyay inay arrintan sabab u tahay dib u dhac ku yimid xilligii loo qorsheeyay in weftigu Madaxweynuhu ka dego Addis Ababa. Diyaaradda weftiga Madaxweynaha qaaday oo la sheegay inay ahayd mid si gaar ah loo soo kiraystay ayaa duhurnimadii shalay timid madaarka Hargeysa, waxaanu jadwalkeedu ahaa inay 5:15 galabnimo ee isla shalay ka degto madaarka Addis Ababa halkaas oo ay weftiga ku sugayeen masuuliyiin ka tirsan dawladda Itoobiya, laakiin qorshe la’aanta iyo nidaam xumada weftigii Madaxweynaha ayaa sababtay in diyaaradu madaarka Hargeysa ka kacdo 5:30 galabnimo taas oo sabab u noqotay in weftigu ku hoydo Diridhaba, waxaana madaarka Addis Ababa ku jactaday masuuliyiin ay Itoobiya u xilsaartay inay soo dhaweeyaan weftiga Madaxweynaha kuwaas oo markii ay ogaadeen in diyaaradii la qorsheeyay inay Addis Ababa ka degto 5:15 galabnimo aanay Hargeysaba ka kicin ay ku noqotay fajac iyo amakaag. Waxa kale oo la sheegayaa in sababta Diridhaba weftigu ugu hoydeen tahay diyaaradda oo aan awood u lahayn inay madaarka Addis Ababa ka degto goor habeenimo ah xaaladeed darteed maadaama oo ay markii hore qorshaysatay inay ka degto goor galabnimo ah.
Si kastaba ha ahaate cidda shalay haysay qorshaha Madaxweynuhu, waxay qarankan u soo hoysay ceeb diblomaasiyadeed, waxaanay Madaxweynaha iyo weftigiisii ka dhigeen sidii jabhad dal xukunta marka la eego hab maamuuska iyo qorshe la’aanta ay ku rideen Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa la filayaa inay saaka gaadhaan magaalada Addis Ababa.
Dhinaca kale Afhayeenka Madaxtooyada Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo saxaafadda ugu waramay madaarka Hargeysa ayaa sheegay in Madaxweynuhu dalka Itoobiya uga gudbi doono dalka Shiinaha halkaas oo uu sheegay inuu wada hadalo kula yeelan doono madaxda dalkaas. “Madaxweynaha Somaliland iyo weftiga uu Hoggaaminayay ee ka ambo baxay madaarka Hargeysa waxa socdaalkoodu ku siman yahay illaa dalka Shiinaha waxaanay sii marayaan Itoobiya oo ay ku hakanayaan wax aan maalin ka badnayn, ka dibna waxay u gudbayaan dalka China,”ayuu yidhi Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka warbixinayay socdaalka Madaxweynaha.
Waxaanu intaasi ku daray “Ujeedada socdaalka weftigani waxay daba socotaa xidhiidh u socotay labada wadan iyo wada hadallo ay yeesheen mudadii sanadka ahayd ee xukuumaddu jirtay.”
“China waxa uu ka mid tahay meelaha uu khudbaddii sanadka uu ku xusay markii uun la hadlayay Goleyaasha, China waa dal weyn oo dihin. Waa dal weyn oo ka mid ah dunida horumartay dhinaca dhaqaalaha iyo farsamadda. Waana dal wax ka tari kara wax badan oo baahiyaheena ka mid ah,”ayuu yidhi Af-hayeenku.
Mr. Cukuse waxa uu sheegay in socdaalka Madaxweynuhu la xidhiidho sidii dalka China uu Somaliland uga taageeri lahaa dhinaca farsamada lagaga faa’iidaysanayo khayraadka dabiiciga ah sida shiidaalka, Biyaha, Beeraha.

- DisplacedDiraac
- SomaliNet Super
- Posts: 9711
- Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
- Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
WTH, where did that come from.. stop embarrassing yourself.. Clearly from that comment you dont know NADA..Knight of Wisdom wrote:Coeus wrote:Waar naga amuusThe_Emperior5 wrote:all the peole who are doing this![]()
![]()
on here did not even listen to what Boqor badhi madow said he said ku xaniban now i dont know if you guys know afsomali ,, now we know that is not true because of the source the source is waaga cusub , and the proof is an interview with boqor badhi madow enough said
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Emperior is Habar Awal....bal maxa ka galay nin Habar Jeclo ah oo Jail ku jira....oh wait, that's right, illeen Emperior is scared of Garxajiskii.![]()

Ps. Buurmadow is a sacsac who talks from his calaalal!!
Last edited by DisplacedDiraac on Fri Aug 12, 2011 6:53 pm, edited 1 time in total.
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen
- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
You should be like Abdisamad.Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:Sheeeeeeeegato and a faggot in this topic
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
Cheaply made passport meee badana
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
siilaanyo CHINA wuxuu ka raadiyey AQOONSIGII Somaliland
and he get arrested

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
They recognized him, alright....as a Prostitute for the Inmates.DR-YALAXOOW wrote:siilaanyo CHINA wuxuu ka raadiyey AQOONSIGII Somalilandand he get arrested
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Breaking News: Siilaanyo put into prison in China
DR-YALAXOOW wrote:siilaanyo CHINA wuxuu ka raadiyey AQOONSIGII Somalilandand he get arrested
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 2364 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 0 Replies
- 3003 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 35 Replies
- 8231 Views
-
Last post by Elmi_Dheere
-
- 4 Replies
- 3602 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 9 Replies
- 4848 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 3 Replies
- 2959 Views
-
Last post by Scarletmoon1
-
- 6 Replies
- 79 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 22 Replies
- 8047 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 7 Replies
- 35 Views
-
Last post by Advo