Page 4 of 4
Re: Cabaas talxe walks to ceelwaaq
Posted: Mon Aug 29, 2011 12:52 pm
by Cinque Mtume
Why does this topic stay in the generals, but everything related to Puntland gets thrown into a forum where nobody goes except some lost unregistered folk?
These mods make me sick.
Re: Cabaas talxe walks to ceelwaaq
Posted: Mon Aug 29, 2011 12:56 pm
by XimanJaale
Cinque Mtume wrote:Why does this topic stay in the generals, but everything related to Puntland gets thrown into a forum where nobody goes except some lost unregistered folk?
These mods make me sick.
Cause stuff related to Puntland aren't interesting, nobody is intrested in what Faroole ate in the morning, or the next person that was assassinated Garowe, Bosaso, buqland iyo wixi la mid ah.
Big boy business is what matters in this forum.

Re: Cabaas talxe walks to ceelwaaq
Posted: Mon Aug 29, 2011 11:08 pm
by DropkickMurphy
Cinque Mtume wrote:Why does this topic stay in the generals, but everything related to Puntland gets thrown into a forum where nobody goes except some lost unregistered folk?
These mods make me sick.

Re: Cabaas talxe walks to ceelwaaq
Posted: Mon Aug 29, 2011 11:44 pm
by Voltage
Ximan, sounds like heavy stuff. Allaw sahal amuuraha
Re: Cabaas talxe walks to ceelwaaq
Posted: Mon Aug 29, 2011 11:52 pm
by FBISOMALIA
XimanJaale wrote:Cinque Mtume wrote:Why does this topic stay in the generals, but everything related to Puntland gets thrown into a forum where nobody goes except some lost unregistered folk?
These mods make me sick.
Cause stuff related to Puntland aren't interesting, nobody is intrested in what Faroole ate in the morning, or the next person that was assassinated Garowe, Bosaso, buqland iyo wixi la mid ah.
Big boy business is what matters in this forum.

yeah like comparison between normal school in PL and in cabdwaaq 5 star hotel

Re: Cabaas talxe walks to ceelwaaq
Posted: Tue Aug 30, 2011 4:05 am
by Voltage
FBISOMALIA wrote:
yeah like comparison between normal school in PL and in cabdwaaq 5 star hotel

Did I not tell you that was a medical center not hotel?
Re: Cabaas talxe walks to ceelwaaq
Posted: Tue Aug 30, 2011 4:27 pm
by XimanJaale
Latest update
Wararka naga soo garaya Magalada Baardhere ee Gobolka Gedo ayaa tibaxaya in Manta magaladaasi uu qalqal weyn ka jiro.
Wararka aya waxaay intaasi ku darayan in Ciidamada Xarakada Alshabaab ee Difaacyada uga jiraay Deegano hoos taga Dagmada Baardheere ay baneyeen waxaay na isku tageen Dagmada Baardheer.
Shaqsi ku sugaan dagmada Baardheere oo aan Xirir dhanka telefonka ah la sameynay ayaa waxaa uu cadeyay in xalada magalada ay tahay alow sahal ayado shacabka magalada dagaan ay aad uga walwalsanyihiin in dushooda lagu dagaalamo.
Ciidamada Dowlada Kmg aya ayagu ku so wajahan Gobihi ay Ciidamada Xarakada Alshabaab baneyeen waxaana laga Cabsi qaba in ay uso gudbaan deeganada ay Xarakada Alshabaaab ku sugaan yihiin.
Gobolka Gedo ayaa waxaa malmahaan ka socda Abaabuki ugu danbeyay Waxaana gobolka ku so wajahaan Ciidamo aad uu xoogan oo ka socda Wadanka Itobiya kuwaas oo qayb ka noqon doona Howlgal baxaad weyn ee la raabo in Xarakada Alshabaab loga sifeeyo Gobolada Konfur Galbeed Somalia.
Dhaqdhaqaaq yada Dagaal ee hadan ka jira gobolka Gedo ayaa waxaa uu ku soo begmay Xili Dowladaha Itobiya iyo Mareykanka ay ku heshiiyeen in la qaado dagaalki lagu ciribtiri laha Xarakada Alshabaab.
Dhanka Kale Awooda Xarakada Alshabaab aya la dhayaalsan kariin waxaana soo garaay Ciidamo Xoogaan oo ka yimid Magalada Muqdisho aad na u hubeysan lama sadalin karo mesha ay saldhigan doonto Daruurtan Coladeed ee dul hogaanaysan Gobolka Gedo.