
Raxanreeb reports that the tape was first shown to gen ilkajiir

Ilkajiir is in Dangoorayohorfariistay ergadii beesha Leelkase iyo masuuliyiin wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Puntland. Waxaana kulanka lagu lafaguray waxyaabihii dhaliyey in Puntland ay weerar ku qaado dadkeeda ku nool waqooyiga Gaalkacyo iyadoo odayaashii iyo waxgaradkii kulanka ka hadlay ay si weyn u dhaliileen siyaasadda xukuumadda hadda jirta ee uu madaxweynaha ka yahay mudane C/raxmaan Faroole.
Dhanka dawlada waxaa u hadlay Gen C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir o ah wasiirka dawladaha hoose iyo horumarita reer miyiga oo kulanka ka sheegay in ciidamada Puntland Gaalkacyo kula dagaalameen ururka Al-Shabaab isagoo arintaasi aad ugu dheeraaday.



raxanreeb have lost it big time it used to be a respected website


gen_Claahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo kulankaas kuray ayaa dhiiri geliyey maamulka degmada iyo dhammaan qeybaha bulshada ee Dan_goranyo,