Waxbaan aragnay!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Waxbaan aragnay!

Post by abdisamad3 »

hej helwa, fed profil billede, :D :up:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

HELWAA wrote:^^Waxaasi qurux maaha wa early death iyo wadno xanuun.Wa waxay naagaha qaar baruurta qurux oo moodan thinking their husbands want them like that till he replace her with a teenager.Akhas :down:
Helwaa; wax khafiif ah oo qalfoof ah yaa wax ku falaayo? Naagtu waa inaay naag tahay. Waa inaay sida joodariga isbuunyadiisa jileec u tahay.

Baruurtu naagaha waay qurxisaa.

GYM kulaha!!!!!! Naag murqo leeh waanba ka cabsadaa. Mid baan beri la saaxibay, subax waliba lafo xanuun ayaan ka baxi waayey :lol: :lol: :lol:
User avatar
BanadirBeauty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1315
Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by BanadirBeauty »

:lol: :lol: :lol: This oday got some jokes, wallah. Woxo qorayo dhan waa shaactiro miran.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

BanadirBeauty wrote: :lol: :lol: :lol: This oday got some jokes, wallah. Woxo qorayo dhan waa shaactiro miran.
Inadeerey maxaad odey iigu yeertay? koleey isku da' unbaan nahaye.

Waan aqaanaa noocaaga; ingiriis iyo soomaali kuwa isku daro waa laguu yaqaanaa da'adooda. :lol: :lol: :lol:
User avatar
BanadirBeauty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1315
Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by BanadirBeauty »

niyahiw Allahi ku abuuri eed maleh Odayne ani makaa dhigin ee isdaji bal.

Horta, Maxa iku soo jeedsanosaa, Intaa ciyaalka xaafada iskunahay aa u maleyay, :oops:

iga cago wareeji nooh ;) .
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

BanadirBeauty wrote:niyahiw Allahi ku abuuri eed maleh Odayne ani makaa dhigin ee isdaji bal.

Horta, Maxa iku soo jeedsanosaa, Intaa ciyaalka xaafada iskunahay aa u maleyay, :oops:

iga cago wareeji nooh ;) .

Lafihii hore ayaan ku moodaayey laakin waad igu laba kacleeysay un :roll: :roll: :roll:

Ciyaal xaafadda dadka duq ma dheehaan; waxaan u maleeynayaa inaad sheegato tahay :lol: :lol: :lol:
User avatar
BanadirBeauty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1315
Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by BanadirBeauty »

Lafihi hore kuwi kasi horeya ahaye intaa marka oday kudhoho bururesid ma ogeen nooh. :roll:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

BanadirBeauty wrote:Lafihi hore kuwi kasi horeya ahaye intaa marka oday kudhoho bururesid ma ogeen nooh. :roll:
Lol @@@@@@@@@ burureeysid; lovely word.

That word and the picture of the great Magool tells me that you are ciyaal xaafadda. Laakin waaba la mormee malagu alkumtey?
User avatar
BanadirBeauty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1315
Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by BanadirBeauty »

Aahey, sadax inti leega soo tuuray aa waliba xili xun liibarejeyay... :oops:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Waxbaan aragnay!

Post by OliveOil »

Huh? Madaxa biyo lagu shubo maxaa laga wadaa? Like qof qabaysan miyaa? :?
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

BanadirBeauty wrote:Aahey, sadax inti leega soo tuuray aa waliba xili xun liibarejeyay... :oops:
Fahantu. Ma adayaa kula joogaan?

Oliv; why do I have this feeling that you are pretending? :!:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by HELWAA »

Lama g

Xabad cududo waaweyn ood furaash ka dhigatid ilaahy ha ku siiyo, bal biibaafta badsada habeenki marku bukhuurko bato eed dhuuso iskala daashan. :up:



...

Hej Abdi, tackar :up:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

HELWAA wrote:Lama g

Xabad cududo waaweyn ood furaash ka dhigatid ilaahy ha ku siiyo, bal biibaafta badsada habeenki marku bukhuurko bato eed dhuuso iskala daashan. :up:



...

Hej Abdi, tackar :up:
Mid qoordheer, dhexdeeda yar oo timaheeda sinta agteeda joogaan ayaa la i siyey. Waxaay degantahay baadiyaha. Xusul baruur nimcatul fashuuq waa ku meel gaar. :lol: :lol:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by HELWAA »

walle, dee mabruuk.Laakin hadi taasina ka baxsato xaalkagu waa bariga dhexe.Bal dhexda xidho is adadke habeenka ugu horaya and take viagra with you incase ay sheekado qaraarto. :|
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

HELWAA wrote:walle, dee mabruuk.Laakin hadi taasina ka baxsato xaalkagu waa bariga dhexe.Bal dhexda xidho is adadke habeenka ugu horaya and take viagra with you incase ay sheekado qaraarto. :|

Viagra aa???? Waxaasi waxaa yaqaana naagaha dibada. Reer baadiya waxaay cabaan caano iyo fuud :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”