Page 4 of 5

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 11:40 am
by HaragWafi85
kaliil wrote:Siciid ok gartay. Isagaa dadka isku diraya e hadduu magac cusub soo qaato oo dadka dhinaciisa ka raaco oo si fiican dadka ula doodo lama fahmeen.

This oldman Tamiinlaaye/Xkeyse is all over the place and now his accusing you of something Yawle said lol. I guess he also suffers from severe memory loss. However do not fall for his little tactics of hooyoyiin cay he is going to be gone soon.

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 11:46 am
by Tamiinlaaye
Siciid,

adeerkaa Cawil wuxu Afweyne u qaban jiray waa la yaqaane, adigu maxaad u qabataa Nabeela? ma caadadaad ka leeftaa? waadigan is maqashiinayee

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 11:57 am
by HaragWafi85
Tamiinlaaye/Xkeyse has been banned now. Goodbye oldman don't give yourself heart attack and do something better with your life other than endless cay and while your at it you should quit Paltalk. :up:

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 12:00 pm
by kaliil
HaragWafi85 wrote:
This oldman Tamiinlaaye/Xkeyse is all over the place and now his accusing you of something Yawle said lol. I guess he also suffers from severe memory loss. However do not fall for his little tactics of hooyoyiin cay he is going to be gone soon.

Ninkani inaga dhalada ayuu inaga dhex arkaa markuu mirqaamo :lol: . Qof 24/7 cabaya xasuusta ayaa ka xumaanaysa markaa la yaabimaayo inuu wixii Yawle yidhi Kaliil baa sidaa yidhi leeyahay.Ma xasuusataa berigii gabayxoog inoo soo qaatay e sidan oo kale cayda inoogu bilaabay e banngareeyey? Waar kan waa lagu khasaaray oo hooyadii iyo cid kale toona loo caayimaayo.

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 12:11 pm
by SahanGalbeed
Tamiinlaaye u ' malayn maayo inu yahay Xkeyse , ee laakin laga yaaba inu noqdo qof kale oo aan magiciisa idiin sheegayn :lol:

Tamiinlaaye , adeer waxa weeyan , mid baad ku qaldan tahay .
Haragwaafi isaga isku xil saaray , tolkii na u ogolyahay inu halkan arrinti HY -ta quseysa ba , ka hadlo.
Laga yaaba inaad ka , da' weyntahay ,aragti badantahay , etc.ect. laakin de shalay baad soo gashay Snet ama wax badan baad ka maqnayd. Nidaam ki aynu wax ku wada qabsan jirnay , haddeynu nahay dhallinyarta beelaha reer shiekh isaxaaq e halkan jogtay , baad inga khal-khal galinaysa .
De marka adiga oo raali ah , inaad wax inoo gu soo kordhiso mooye , sidaan haddad inagu sii wado waad ina cawiraysa sideynu u dhanahay.

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 12:34 pm
by HaragWafi85
kaliil wa ruunta sxb kan oo kale hooyadii ama cid kale uma qalmo ina lo caayo. Sahangalbeed sxb wax la ogyahay ha ku murmiin it's Xkeyse there is pm evidences.

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 12:41 pm
by SahanGalbeed
Yaakhi , please ha inagu sii fidin arrinta .
Cid cid kale 'disown" karayn karta ma jirto , nin waliba na reer bu ka dhashay oo sidiisa bu ahaanaya e , aniga ba beri ba "disowned" la igu sheegi jiray :lol: , halkaa inoogu joojiya .

Ku la ma yaabayo adiga haragwaafi , haddu mid sacad muuse ah igu soo galo halkan oo u iska kay qabsado , anigu ba waan ka xanaaqi laha e , it's in nobody's interest to perpetuate this .
He's got more knowledge in a lot of things than we do , let's try to channel it for our benefit ;) :lol:{ in a positive way}

Addun-ka qof waliba" motive" baa wada .

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 12:49 pm
by HaragWafi85
Sxb qofku haadu edeb daranyahay and has no code of conduct knowledgekiisa wax badan ma tarayo. This dude is bitter and hates certain sections of HY, he even said it himself that his not involved in the HY community. Properly because of his anti islamic views.


This is what he said below. Of course we have nothing in common since we are muslim and his a non believer (his own claims) in pm. The question remains though why is he obsessed with our community if we have nothing in common? or is this the talk of a drunkard who lost his mind decades ago.
Tamiinlaaye wrote:iam not interested at all with their community , i have nothing in common with these people.[/size]

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 1:04 pm
by SahanGalbeed
1/ Ma hubtid , oo tuhun baa ku wada .
2/ Wuxu ku yidhi , ha ku dhaaran inaan ahay qofkaad igu sheegayso , ma' ihi e.
3/ Anigu waxaan aaminsanahay , ninkii diinta wax ka sheega inu fal denbiyeed Ilaahey ka galay . Ilaahey na waa Ar Raxiim , al Qafuur . Haddaad iska fogeyso , ood caydo , horta foolxumo shaqsiyan kaa raacda mooye , marnaba ra'igiisa qaldan ka soo kicin kari maysid qofkaas .
Markaa anigu waxba iska ga kiin dhigi maayo wadaad e , ilayn de ma'ihi ma'ogtahay , laakiin iska daaya baan leeyahay .
My last post on this matter .

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 1:16 pm
by HaragWafi85
SahanGalbeed maxa la iska daaya? asaga daadka kuso ordaaya ee oo cay ku bilaabaya intu shaati cusub soo qato. Have you seen us going out of our way to Paltalk to insult him? nope somaha. While he comes here to try to troll in other people's threads, insult the religion, insult members etc.

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 1:19 pm
by CaynabaX
Harag



Seriously ma odaygani baa? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 1:21 pm
by SahanGalbeed
:lol: , war waxaan ku idhi , wixi dhacay , dhacay !
markaad u fiirsato , laba shay bu inoo sheegaya ninkani .

1/ Isaaq baan ahay
2/ Waan idinka waayo arag badanahay .

Adigu waxaad yeelayso , adiga ayay ku jirta , anigu se waaxan leeyahay

Waayahay , intaas baa waan ku ogolahay e tamiinlaayow , bal aynu kugu garab noolaano ilayn ku saari kari maayo anigu e .

my last post

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 1:45 pm
by HaragWafi85
CaynabaX yes that is him. He also claims to be Buddhist lol.

Tamiinlaaye/Xkeyse wrote:waryaa iam not Arab nor Muslim what ever you call it.. I made my choice and iam a Buddhist .

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 4:48 pm
by Saraxnow
If that is him, he can not stay acudubillah. So much hate and delusion.

Re: Muuse Biixi gets not so big welcome in Oodweyne

Posted: Fri Nov 25, 2011 5:12 pm
by Cumar-Labasuul
waar aabihii wasaha maa la baan-gareeyey? :up: :up: